Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: CAAWINTA .DAKA CAASHAQA HAYA AANAN SHEEGAN KARIN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caamir Nr:01

Wednesday, February 28, 2001 - 04:11 am
walaalayaa waxaan boggani u furay qofka wax jecel islamarkaasna aanad qofkii u sheegan karin dhibka haaystana oo badan yahay amaba ha ahaato in uusan xishood daraadii u sheegi kari amaba cabsi daraadeed in kastoo ay u badan yihiin gabdhaha sidaasi daraadeed ayaan isku dayeeynaa in aan caawino qofka wax jecel aana wali qofkii uusan u sheegin