    Anonymous | Friday, March 02, 2001 - 09:21 am Salaam. walaala yaal waxaan doonayay faragaab wiil uu dhalay oo aanu saaxiibo ahayn, magaciisuna waxaa layi raahdaa A/RAHMAN (FARAGAAB).waxaana igu wardam beysay mudo hadda laga joogo toban sano iyo waliba kabadan. fadlan cidii taqaana reerkaasi halkaan haigala soo xiriireen. thanx. salaam reer kiisana waxay dagan yihiin ama ay kunool yihiin AUSTRALIA. lakiin garan maayo magaalada ay kadagan yihiin. |
    dagay-beere | Sunday, March 04, 2001 - 12:17 pm waw saxiib waan ku salamay salaan kadib waxan ku weey diiyay faragaab makii askariga ahaa miyaa oo dganaa qoryooleey sxb haduu yahay waa layaqanaa ninkaa wuxuu ahaa taliyaha ciidanada degmada qoryooleey waa laguu yaqanaa ningaa haduu yahay sxb thank you |
    Anonymous | Friday, March 09, 2001 - 03:55 am asalamu caleykum. walaal aad ayaad ugu mahadd santahay jawaab taadii fiic neyd . nin ka aan doonayo wuxuu ahaa dadka kunool muqdisho. |
    DAGAYBEERE | Saturday, March 24, 2001 - 07:58 am SAXIIB AAD AYAAD U MAHAD SANTAHAY ADIGAA MUDAN HADAAD II SOO JAWAABTAY EE ALAH KUULA SAHLO SXB OK BYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY |
    Abdi | Monday, March 26, 2001 - 12:59 pm Salaam, saaxiib cidaas waa la yaqaanaa hadda waxay joogaan Australia anaga isku xaafad aa ahayn,weliba xuseen iyo cabdiqaadir-biibaaye aa isku fasal ahaan jirnay xuseena wuxuu joogaa Canada markaas waa kuu heli karaa Tellephone-kiisa,isagaa kaaga waramaaya cidda iyo ninkaa raadinayso. |
    Maxamuud | Monday, March 26, 2001 - 01:28 pm Waxaan iqiin Ciise iyo midkii ka yaraa I think Cabdillaahi. Tolow xagay joogaan. |
    Anonymous | Saturday, March 31, 2001 - 06:11 am TO: ABDI waar ina adeerow nin ka aan doonayo ragaa ayuu ladhashay ee hadii aad ii heli kareyso ina adeerow bartan igu soo qodh. ina adeer aad ayaan kuugu mahad celi nayaa, ixsanka aad iisameysay. nin kaasi walaal kood ayaanu in mudaba saaxiib ahayn. inaader hada adiga un baan kaa war dhawrayaa Abdi-dow. salaam. |
    KULAN | Tuesday, April 10, 2001 - 12:14 am Salam I know Faragba yada sxb Ciise Faragab waxuu jooga Abuu Dubei but his family is here & walalkiis Cabdi raxman waxuu jooga sudan they work together. I know them very well, they are my cousins, if u want their phone number leave you Email here and I will keep u in touch. By the way Cabdulahi Faragab waxuu jooga Swizerland. Salam. |
    BAASHE. | Saturday, April 14, 2001 - 07:01 am WELL WELL WELL. WAR YAA KULANOW, WAAN KUGARANAYAA SIDAA MA ULA SOCOTAA, ADIGA FARAGAB YADA AYAAD KAMID TAHAY. EE CIWAAN KAAGA SII CIDA KU DOO NAYSA, NINKA DOONAYO REER FARAGAB NIN KAN KULAN LA YIRAAHDO WAA WALAAL KOOD EE WAYDIISO CIWAANKA LAF TIRKIISA WAA ADEERA DEY BUUKU LEEYAHAY LAA KIIN WAA UU KUU GU CABAYAA .JAW!!!!!!!!!!!!!!!!!!. |