Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Switzerland: Switzerland ma degan yihiin gabdho iyo wiilal gaaljecel ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiilow

Saturday, March 03, 2001 - 03:34 am
walaalayaal waxaan boggani u furay in aan isku wareeysano wiilal iyo gabdho gaaljecel ah haddii ay degan yi hiin switzerland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirahman

Monday, March 12, 2001 - 02:26 pm
Brother Fiilow, waad salaamantahay, fadlan isku day inaad su'aashan weydiisid Gaaljecelka deggan KANADA ama Ingriiska. Waxan hubaa inaad heleysid kumanaal jawaab. Good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 06:52 am
to fiilow dad badan oo "gaaljecel"micnaheedu gaalada jecel way deggan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUR

Wednesday, April 04, 2001 - 02:32 am
Fiiloow

Haa waa joogaan, gaaljecel badan switzerland, waliba qaar ayaa geel ku ilaliya, calashaan geel xitaa waa ka heleysa.

Intaasi waa iga kaftan , lakiin anigu waxaan ku ogaa wiil layiraahdi DIREEY oo gaal-jecel ah oo horseed u ciyaari jiray kubada koleyga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiilow

Thursday, April 05, 2001 - 02:34 am
haddii ay joogaan majaanis miyeey u waayeen ineey interntka ay soo galaan somaliduna ay la sheekeeytaan mise mawa garanayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiira

Friday, April 06, 2001 - 09:48 am
Gaaljecelna yaa internetka baray, adaanba kula yaabanahay, Sadaad ku baratey iyo ilbaxnimadaada. ileen kumbuyuutarka baad barateenba, meesha ka s iiwad dadaalka, kuwa kalana bar.cafis Alle waa kaftan,ee haka xumaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiilow

Saturday, April 07, 2001 - 04:39 am
Hi,samiira marka ugu horeyso waan ku slaamay salaan kadib waxaan ku dhahayaa ILOVE YOU gabdhaha kaftama sida adigoo kale aad maan u jeclahay abaayo markii aan arkay qoraalkaaga sidaan u quslayay waan ooyaya abaayo iga daa gaalooskaan maxaad ka qabtaa hadii aniga iyo adiga aan is barano waxaa laga yaabaa adiga sidaas idhaheeyso in aaba tahay gaaljecel waxaan horay kuugu qoray ILOVE YOU mid walaaltinimo ayaan kuu dhahay iyo sida aad iiga qosolsiisay abaayo jawaab aan kaa helo aniga had iyo jeer halkaan ayaa iga helesaa mahadsanid sida aad iiga qoslosiisay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUUR

Monday, April 09, 2001 - 02:25 am
Fiiloow
adigu ma Gaaljecel ayaad raadinaysay , mise JACAYL,
Fududidaa, gabadha markii aad magaceeda aragtay horey ayaad ka ilimaysay, mise markii horeba ilintu waa kaa imaan rabtay,

Beryahaan danbe Gaaljecelka, waxaay la soo baxeen dabci cusub iyagoo geel ku ilaalinay Buurwayn aya waxaa soo amaraya baabuur waqooyi ka yimid, isla daqiiqadii waxaa ku soo dhaqayso inuu babuurka iyo wixii saaran uu dhaco,

Sidi oo kale aadba nagu noqotaye, isbaarada jooji oo gabadha hubso inay qoorta loogu jiro iyo in kale.