Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: SEATTLE, THE MOST BORING CITY IN THE WHOLE U S.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHORTY

Sunday, March 04, 2001 - 05:07 pm
I HAVE BEEN AROUND THE STATE, AND I HAVE NEVER SEEN ANY CITY THAT IS CLOSE TO SEATTLE WHEN IT COMES TO BEEN TURN OFF. IS IT PEOPLE WHO ARE FROM THE COUNTRY SIDE, OR IS IT THAT PEOPLE DON'T KNOW ••••?

I WONDER IF WE ARE EVER GOING TO COMPETE WITH OTHER CITIES WHERE SOMALIS LIVE AND ENJOY LIFE TO THE FULLEST. SO, WHAT CAN WE DO TO WAKE THE CITY UP, IN TERMS OF ITS FUN? I HAVE PLENTY OF IDEAS BUT I AM EAGER TO HEAR FROM THE SOMALI NATIVES WHO FEEL THE SAME WAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Seatac

Tuesday, March 13, 2001 - 06:51 pm
Yo saaxiib waan kugu raacsanahay walaal magaalada waxay ka dhimatay wax layidhaa fun maxaa yeelay reer badiya wada hadal badan baa is kugu yimaaday waxaa jooga rag ••• hadlaa wata iyo gabdha wada gaa gaaban oo mad maodw oo buufis qaba.
marka ha ku daa lin horay baan u ugu daalnay
dadkaan ada jira maaha waxaa la sameeyaa soo shaqay ee MN ku soo raaxayso waa magaalo foolxun laa kiin your gowing to have good time.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 05:56 pm
Adinkoo dhan ma fahmin Seattle wali, marka hadii aad doonaysaan in aad magaaladaan fahantaan, waa in aad iska amustaan oo aad nala soo xariirtaan ha laidin baree magaalada, waxaan u malaynayaa in aad guri ku xaraysan tihiin oo aadan waxba la socon ee