    hani | Tuesday, March 06, 2001 - 07:27 am anigoo ah gabar soomaliyeed dagan norway waxaan baraa inaan ogaaado sida ay wiilasha soomaliyeed u seexdaan kaligood qaboowga,aniga waaban yaabaye ma gabdhaha cadaan ah ayay la seexdaan? |
    Xalaal | Tuesday, March 06, 2001 - 10:33 am Asalaamu caleeykum Walaal Hani xalaal raadis ayaan ahay, inta aan ka helaayo waa uun sabri doonaa. Sidaas ayaa ii kheer roon, inta aan kala kulmaayo Rabigii uumaanka. Ee is ilaali walaashiis, yeeysan kula tagin xadaaradaan dhalanteed ka ah reer galbeedka. Nabadeey ! |
    olasund | Wednesday, March 07, 2001 - 02:36 am hani labdeenaa isu baahane yaa isku keen beega , ilayn waa heeee barfkaase, beryaan kaa dugsan lahaa oo bustaan kaa dhigan lahaa,oo kalidaa barbarkeediyo bustahiygaad huwanlayd hani mafahan tay anigu ma haysto saaxiibad dhb ah laakiin waxagu waa ku dhufoo ka dhwqaaq,ee codsi soo qoro ana waa kaa kaygii sidaa is fahan fiican |
    Caaqil | Thursday, March 08, 2001 - 03:05 am To: Hani Haniyeey su,aaal fiican, waxaana kaa leeayahay nin kastaba sibuu u seexdaa inkastoo wiilasha soomalida aan saas loogu aqoon inay haweenka cadaanka raacaan. Laakiin gabdhihii soomalida badankood ayaa waxay iska noqdeen hilib meel cidlaa yaal oo cidii rabtana cantuugto, mid laga doortana la garan maayo, afrikaan iyo jini baas baa wada wata ama halkaas surwaal ku dhagan qabtaa. Qaarbaaba hada aan is qaawino u ooya oo ilintu ka daadanaysaa sida midii TV2 laga soo siidayay oo kale. Marka jawaabtu waxaa weeye wiilashii soomaliyeed qabowgaa dilay ee talo ma u haysaa Haniyeeey.. |