Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Australia/New Zealand: Melbourne needs your HELP
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaayow aka Qaldaan

Wednesday, March 07, 2001 - 01:12 am
hayee dhalinyaroo maxaa la haayaa, ani waxa nii haayaa macmacaan iyo muufo iin dubaahee soo dhawwooww aan ku iri waryaaaaa eheheheheheheh

horta waa iskiin baraa ani waxa la dhahaa xaayow yare waxaa joogaa melbourn macaan. dhib aa naheesta waxaa codsaneenaa in nala caawiy. Gabdhihii quruxda badnaa oo isku skuul ahaan jirnay waa la duufsaday talyaani iyo griig aa iska duufsaday. Waxa raadihoonaa dhalinyaro reer muqdisho ah iyo waqooyi si ula hadlaan no.Ani reer muqdisho waa ka adkahay laakiiin xal ha loo helo qaldaamiintaan na ceebeehaaya.