Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: IIGU DEEQ SHAN DAQIIQADOOD OO WAQTIGAAGA KAMID AH WAAD MAHADSANTAHAY 100%
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dafar@everyday.com

Wednesday, March 07, 2001 - 04:28 am
Wallalayaa waxaan rabaa in aan kacudurdaarto hadii
aan kuqoray halkan qabiil lakiin aniga igama aha qabiil kufaanid ee waxaan radinayaa qof aan bafinayo oo aan rajeynayo in lagu garankaro qabiil ahaan marka sidaa darteed waa in aad sidaa ufahantaan.Hadii aan gabadhaas sii yara tilmaamo.Magaceedu Waa Layla Abdi Afrax qabiilkeedu waa habargidir Waxay kasii tahay Saleebaan,Reer Faraxrooble
waxay dagentahay talyaaniga gaar ahaan magaalada Veranza
waan wada xariiri jiray lakiin waxaan kaxumahay waxaa iga lumay telefonkeedii.Hadii aad garanaysid gabadhaa asxaan ii samee adigoo kumahadsan igala soo xariir e-maikan
Dafar@everyday.com ama
ddru_hill@everyday.com
Waad mahadsantahiin.