Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: WAXAN HALKAN KA SALAAMAYAA DHAMAAN DHALIN YARADII REER KASABOBULARE IYO AKHYARTII REER BAAR WAAMO AGTIISA AABULOOW YAA WAR U HAYA INUU NOOL YAHAY IYO INUU DHINTAY CIDII BANOONI DHEELI JIRTAY BAA GARAN..!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAAMIYE

Tuesday, March 13, 2001 - 03:46 pm
AR WUUUUUUUUUUUUUUUW ANAYONE FROM KASABOBULARE ARDAYDII DUGSIGA HOOSE DHEXE EE KASABOBULARE XAGAD KA DHACDEEN HADAAD NA MAQLEYSAAN HALKAN KU SOO QORA. IDINKOO MAHADSAN IYO MEELAHAAD KALA JOOGTAAN

WAA BAAMIYOO IDIN LEH SIDAA IYO IS AKHRIS DAMBOO WACAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falfaliir.

Monday, March 19, 2001 - 04:07 am
waan ku salaamay ninka isku magacaabay baamiye!
walaal cub? cir iidheh, abulow ayaan doortay.
walaal haddii aad garaneyso abulow ana waxaa laga yaabaa inaad itaqaanid, maxaa yeelay xaafada aad carabka kudhufatay, waa xaafadii aan ku dhashay kuna soo barbaaray ee walaal waxaan kaacod sanayaa inaad marka hore ii soo sheegto magacaaga oo saddaxan iyo halkaad kadaganeyd kaasa balbalaare,adiga magaraneysaa codey ? sidaa iyo nabad galiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suleqa

Thursday, March 22, 2001 - 10:03 am
heyyyyyyyy walaaow coday ma nool yahay bal igala soo xiriir e-m

hodans@aol.com

xaawo waalay ma nooshahay ciyaal waamo

aniga waxaan deganaa csopopolare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 08:28 pm
What zapp ppl waxaan ka mid ahay ciyaalkii xaafadaas ku soo barbaartay ee casabobolARE waxaana deganaa sekadii ka denbaysay school.
Hodan hadii aan war kaa siiyo codey wuxuu ku noolaa markii igu danbeysay London,Egland.teeda kale xaawo intii aanu wadanka dagaalka ka dhicin ayaa la waayey meel ay jaan iyo cirib ay dhigtay.waxaan ku weydiiyey ma Hodan muse miyaad tahay reer muse deris baan ahayn ee hadii aad wax ka garaneyso fadlan halkan iigu reeb massage. Waryaa cabdikuus arkey markii igu danbeysay wuxuu aaday atlanta .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 24, 2001 - 01:36 pm
War waa la idin slaaamay wixii ciyaal kaasada ahaa oo dhan, ciyaal waamo waan idinku darnay idinkana. Waa og tihiin in aan ciyaal waamo iyo ciyaal kaasada aan jacayl badan ka dhaxeene. waan isaka ciyaarooyaa.
Faanto anagaa baamiye noola baxee ma ahoo. (lol)
Akiyaarta ninkaan waa nin ciyaal kaasada ahaa. oo idin leh kuli waa la idin salaamay.
ninkii rabay cabdi kuusna, nin yahaw wuxuu joogaa Atlanta saas usheegtayba. ciidii ayaan salaada isku aragnay, isaga oo sidiisii ah, runtii sidii hore ayuu ka sii yaraaday.

Hada in ragu is sheegaan waaye hadii kala meesha faa'iido ma yeelanayso, laga bilaabo Baamiye.

kuligiin waa salaaman tihin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Monday, March 26, 2001 - 12:16 pm
Aqyaarta waa salaaman tihiin Ciyaal Casa in da houze,ninkan waa lafihii hore ee kaasada Abdiwahaba(wayaanbe walaalkiis)near xerta.:)Faanto haye haddaa adi tahay waxaa u malaynaa horaa isku aragnya last summer,meeshaydii Vancouver,Beautiful british Columbia.:)Ninkii Cabaasna wuu fiican yahay,maalin dhowayd aa is aragnay oo uu ii sheegayay Abdillahi Amiin aa Calgary soo degay.
Falfaliir adi xaafada intee ka deganayd yaase tahay,:(coday sxb isna waa fican yahay,London,Cabdikuus asna Atlanta asaga iyo dhalinyaro kale oo xaafada ahaa,wait a minute since when waamo caasa noqotay...huh......lol:)
Suleeqa adi caasa intee ka deganayd xaawo waalay ehmmm(xasuus):(,qoftaas ciyaal waamo aa la waydiinaa..lol:).
Anonmous Atlanta ku nool adi sxb is caddee yaa tahay,ma da'daydaa ahayd mise kuwii waawaynaa mise kuwii yar-yaraa:(.warna ha la kala helo.:)
emailkayga waxaa waaye Haybe75@hotmail.com
Aqyaarta waa sii qulqulay ee ha la iska war haayo.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TORONTO

Monday, March 26, 2001 - 08:39 pm
QOOBJALOW WEEYAAN OO AY WALAALAYIHIIN ILIGEY IYO LAATO IYO SACIID DHICIS OO IDIKA SOO SALAAMAYA TORONTO.RUNTII DAD BADAN KAMA XUSUUSTO KAASADA OO ANO 10 JIR AH BAA IIGU DAMBAYSAY LAAKIIN CODAY IYO IBRAAHIIM BUUFANE IYO ASAASIINO UUN BAAN KAXASUUSTAA.CODAYNA WAXAA IIGU DAMBAYSEY ISAGOO LACAG LOO GU ARUURINAYO OO JOOGAY UGANDA MISE RUWAANDA MARKAA WAAN KUFARAXSANAHAY INUU ENGLAND SOO GALEY.DEE WAA IDINKAA CIDII IXASUUSATO HALKAN HA IIGU SOO QORAAN AMA EMAILKAYGU WAA OLUJOG@YAHOO.COM DAMAAN WAAD SALAAMANTIHIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falfaliir

Tuesday, March 27, 2001 - 07:04 am
waaw waryaa rageedii meesha aleylehee waa laisugu yimid , waad salaaman tihiin dhammaan aqyaarteydii
reer kaasa bolbolare, horta waxaan meesha kagartay ilaa & hadda ninka naaneys tiisa layiraahdo Olujo oo ladhashay iligey koow iyo haybe oo asaguna aan gartay, heybe xaawo waal aniga labo walaalo ayaa nakala dhashay .
walaalayaal aniga haddii aanu isku kiin sheego yaa garanaaya reer faragaab& biibaaye ayaanu walaalo nahay ee kulanti wanaagsan aad baana ugu farxay maadaama laba & tobansano aynu wax war ah isugu kaaya dambeysay, ninkii codey ahaa kenya ayeynu wada joognay mudo saddex sano ah markii iigu war dambeysayna waxaa la iigu sheegay ugadha.
hadda ninkii doonaya inuu iila soo xiriiro waxaa la iga heli karaa ciwaankan , ilovesomalia@hotmail.com
iyo faragab123@yahoo.com
sidaa iyo xiriir wanaagsan see U Guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Tuesday, March 27, 2001 - 08:29 am
Salaan dhamaanba.
Falfaliir xaawo 2 aa jirtay,mid isku school aan ahaan jirnay reer faragaab ay wax isku ahaayeen,too kalena waa tii baar waamo agteeda 2 qol ku jirtay,markaas waxaan u malaynaa ani taas aa ka hadlaayey,ani Biibaaye aa meel wada joogi jirnay,adi xussein maa tahay,mar aan biibaaye wada hadalnay oo uu USA imaaday uu ii sheegay inuu xussein isla degan yihiin xuseen jaamac,cidiina waxaa maqlay inay Australia joogaan ciise,nuurto,cabdillaahi iyo intii kaleba.
Olujoog adi sxb ma waxaa tahay Iligay iyo laatoow walaalkood kii ka yaraa oo mar joogi jiray Qaahira reerkii Holland ayaan ku ogaa ee,ninkii Iligay hadaa hayso numberkiisa pls. emailkayga iigu soo dir,mise waxaa tahay Moahmed-yare(Ismaciil-guntane walaalkiis)asagaa maqlay wuu soo aaday To. ee.
aqyaarta its been long time inaan war la iska maqal ee ha la iska war haayo,waana idinla soo xidhiidhaa ani Vancouver lee.
Qayr aa la isku ogyahay...la isma dhaafo hee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Tuesday, March 27, 2001 - 08:32 am
To:Falfaliir anaa soo laabtee sxb waxaa ii soo sheegtaa inuu Biibaaye soo laabtay,iyo gabdhii waxay u dhashayba.

TO: Olujoog waxaa iiga soo warantaa ninkii ina aaden olujoog(iligay)wuu guursadaan maqlee xasan fu'aad(florida)aa ii sheegee caruur inuu dhalay iyo in kale iyo aqbaartiisa.

SXB emailka iigu soo dira aqbaarta.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Tuesday, March 27, 2001 - 08:40 am
Qoobjalow sxb dib aa ugu noqday maskaxdee Iligay iyo laato aa walaalo ahaa iyoyasmiin(allaha u naxariistee)iyo koo yar,Laatow laakiin walaalo lama ahaynee waxay isku ahaayeen Coday mar lacag ururinaayey Holland aa joogay that was a long time ago and I thought inuu soo baxay(ciyaal xaafada u uruurinaayeen)

Falfaliir xaawo cadday haday tahay isku fasal aan ahayn primo ilaa 8 sxb intee ku danbaysay?

marba kistoo aa soo xasuusanaa ka bacdi aa soo laabanaanoo... its been long time ........LoL:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Tuesday, March 27, 2001 - 08:43 am
Qoobjallow haddana anaa ku soo noqdeen waxaa u jeeday Siciid-dhiicis ma ahayn ina aaden olujoog,waxay isku ahaayeen hadda ma xasuustee(I think Ilmaadeer or ilma-habreed),hadaa adi yaraydna waa lagu kasaa hadaa is sheegtid si fiican.
qaladka aala saxaayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAAMIYE

Tuesday, March 27, 2001 - 12:52 pm
eheheheheh.....!!! [SHABEEEEEEELOOOOOW]

abaa kawaawe iiga waran beh iyo shoodhahagii, finally meehaan waa la is sheegay haye hee, ninkii [wayaambe] intaas ku dambeeyey, saaxiiboow,
hade ninkii jaamac [ganay ahaa oo samigay la dhashayna waa guursaday]. ottawa uu jooga hada. xaawo waaleyna akhbaarteedii ugu dambeeysaay anaa idiin hayo hal xaawo waaleey lee jirtaye. tasna waa tii uu abdi wahaab uu sheegay oo waamo deganayd oo labada qol ee laamiga ku yaalay deganayd. qoftii kaalkacyo aa la geeyey quraan aa la saaray hawo gadis ay heshay fay ay dhahday wa caafimaaday. waa aroostay laba wiilna wa dhashay. dukaan aa uuga furan suuqa kaalkacyo ee la dhaho ya,mayska. haye abdiwahaab sxbow igu salaam [cabaas. waxa ku soo salamayay dheh nin oo wakhti hore iskuugu kiin dambeysay. [waraa abdi wahab sxbow xuud akhbaar ma ka haysaa cabaas aa yaqaanee.[haye hee akhbaartiina ha la helo waxaa iga la soo xiriirtaan E-mailkaan kasapopulare@hotmail.com

waa BAAMIYE oo idin leh sidaa iyo is akhris dambe oo xiiso leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOOBJALOW

Tuesday, March 27, 2001 - 03:53 pm
HAA WAA QOOBJALOW AYAA SOO NOQDAY.SAXIIB CABDI WAHAAB HADII AAN ISKU KAA SHEEGO WAXAAN AHAY KII ILIGEY IYO LAATO KA YARAA EE QAAHIRA JOOGAY WAA SIDAAD SHEEGTAY EE SICIID DHICIS WAXAAN AHAYN ILMAADEER LABADAYADA AABO WAA WALAALO,HADII AAN ILIGEYNA KAAGA WARAMO WUU GUURSADAY OO WIIL BUU LEEYAHAY LAYIRAAHDO (ADAN)WAXAADNA KALA XIDHIIDHI KARTAA EMAILKAN(COLUJOOG@YAHOO.COM).SICIIDNA SIDOO KALE WUU GUURSADEY OO LABA HABLOOD BUU LEEYAHAY.ADNA WAXAAD II SHEEGTAA MORE DETAILS ABOUT YOU LIKE NAANEESTAADA IYO INAAYADAADA.SIDAA IYO NABADGELYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falfaliir.

Wednesday, March 28, 2001 - 04:32 am
HI my dear bro, ABDIWAHAB. how are U doing? I wish Ur fine, me too All hamdu li laah.
walaal waad ku mahadd san tahay sida yaabka leh ee aad dadkii u kala taqaanid, koley aniga waad idhaantaa oo saa dadkii qaar ayaan hilmaamay.
walaal aniga biibaaye & hussein ayaan kayarahay.
waxaa laga yaabaa inaadan sidaa igaraneyn haddiiba aad nuura isku fasal ahaan jirteen,walaal nuura hadda kenya ayaa lagu qabaa oo laba gabdhood ayay haysataa qoftii hadda waa hooyo, walaal adiga xageed kadaganeeyd xaafadii hodan?
waana ku ma qofka aad tiri allaha u naxariisto?
walaal maadaama aan hadda haysto ciwaan kaaga halkaa ayaan kaala soo xiriiri doonaa.
sidaa & nabad galiyo. bye bbbbbbbbbye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falfaliir.

Wednesday, March 28, 2001 - 05:09 am
To: Qoobjalow, waan ku salaamay walaal & dhammaan akhyaarta isugu timi halkan uu kamid yahay cabdiwahab. qoobjalow, walaal runtii waxaa laga yaabaa inaan adiga waji ahaan aan kuu garoto laakiin, waxaan sifiican u garanayaa, Iligey Siciid & laatow rabsholow. walaal adiga waxaan garaneysaa baan umaleynayaa Gaaluu & shiino , shoodha yaasha, waxankaloo aan ku weydiiyay oo aan umaley naayo inaad garaneyso, yarkii xaaji la oran jiray oo xaafadii Abshir Asasiino daganaa? iyo cali barqad halkey ku dambeyeen walaalow? bal ii waydii haddii aadan garaneyn latow & siciid ayaa garanayee , ninkii lato wali maguursan miyaa? walaal igu salaan dhammaan siciid & iligey & lato & wixii kaloo ina garanaaya, sidaa iyo jawaab waafiyah. see U guys again.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Wednesday, March 28, 2001 - 01:25 pm
Salaam aqyaarta.
Abootto Falfaliir iyo Qoobjalow 2 si fiican aa idiin kasaa,falfaliir xussein iyo biibaaye isku fasal aan ahay ayagana,Qoobjalow adi Qaahira adoo jooga aa iigu danbaysay.
Baamiye iyaaa sxb Vancouver waa lagu fiican yahay,Rashiid-kawaawana waa ninka aan mar kasta is aragno magalada,asaga waa israacnaa real kaasa inta jooga waaye,inkastoo maxamed cabdiqadir(waayeelka)joogo hadana xaasley waaye asaga iyo cabaas,single lee isla bood-booda,ninkii Siciid asna waa fiican yahay,magaalada waa ka guuray Seattle uu u guuray,laakiin ilmihiisii aa degan wayna iska fiican yihiin,Walaalkay isna Seattle uu degan yahay hadda asaga iyo Cabdiqaadir cawil(qaado),saxiib xuud war ma ka haayi laakiin Cabdilaahi Amiin oo aa ku ogaa Ontario uu ii sheegay inuu maalin dhowayto degan yahay Calgary,asaga iyo xaaskiisa danbe.
Aqyaarta waa idinla soo xiriiri doonaa ee warka ha la kala helo.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Wednesday, March 28, 2001 - 09:19 pm
Aqyaar salam guud,special waxaa salaamayaa saaxiibtay ku nool Australia(sydney) baby I love you ...ur the 1.:)
Waryaa Qoobjallow haddaa si fiican kuu soo saaray waar waa Abdihakiim,bro its been long time inaan is arag aniga iyo adiga Qaahira aa kugu ogaa Iligay iyo Laatow aa isla joogi jirnay Holland 1987 anagoo yar-yar.
Waryaa Falfaliir waa ku kasay adna mataanaha kii ku xigay aa tahay,gabar aa kaa yarayd.
Koffie markaa soo cabay ay maskaxda soo dagtay,laakiin Baamiye ninka shabeeloow ii kasaaya waa nin aan si fiian isu naqan kolay,magacaasna long long time ma laygu wicin,laakiin waa wada xidhiidhi doonaa guys.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biibaaye

Friday, March 30, 2001 - 01:21 am
to; Abduhaab
cabduhaab waakusalaamay waa biibaaye kaala
soo hadlaaya nymegen balaayo warbadan meesha
kabax waryaa meesha maxaa ku haysaa waxaa
kuraadinaayey duurwaardanka waryaa waa biibaaye
warka isiimaxaa war lagaaga waayey oo internet
hakuwareegsanin meesha kabax biibaaye daag kadheh
maniir haadho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAAMIYE

Friday, March 30, 2001 - 07:09 pm
ahahhahaha!!!!!.....

waraa biibaaye balaayo biib badan waraa meshaan cinwaankeeda akhri nacalaa iskaarbahaaga ku taale
meshaan waraa
reer kasada aa isku baranooyaan oo iskula xiriirooyaan adi ciyala carwada aa ahayd ee bax ka bax mesha jiiskaa tahay maxaan dhahaa waraa waa ku salaamay cabdul-qaadir saa saa rabtaa in laguugu yeeree haye waraa holland iiga waran adi mar dambe manoo soo naqan maxaa neh see camal

haye waraa abdiwahaab waan ku salaamay sxb waa idiin soo laabanayaa sidaa iyo is akhris dambe oo wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Sunday, April 01, 2001 - 06:35 am
Salaan aqyaarta.
Haye walee rag waa isku arkay meesha,waraa Biibaaye adi waxaa u haystay inaa soo laabatee,weli ma meeshii aa joogtaa,hadda xaafadee degan tahay,waxaa u malaynaa dadkii hore ee reer Nijmegen waa lagu kala cararay,adi iyo 2 xabo lee ka jooga,haye xaaska ma kuu dhashay? hahahhaha Durrwaardarka ha i sugaan weligood.:)
Maalin dhowayto aa waxaa is aragnay cabaas(ciyaal waamo ahaa),markaas aa wuxuu ii sheegay in ninkii Cabdillahi Amiin degan yahay gobol agtayda ah mudo sanad ah,asaga iyo xaaskiisa danbe,biibaaye ninka wuxuu ka shaqeeyaa warshadii uu ka shaqayn jiray nijmegen oo kale(hilibka),saaxiib ha lagaa helo cinwaan lagaala xiriiro iguna salaan Faysal-Ingish iyo asxaabtii waxa xagga ku harayba.ninkii biibaaye caato aa isna qol kale ku arkay oo reer casa poplaare iyo miirow iyo dad kale oo fara badanba,biibaaye ii soo sheeg hee email addres-kaaga ama igala soo xiriir kan Haybe75@hotmail.com :)
haye asxaabta ha la iska war qabo,baamiye adi ilaa hadda waa lagu soo saari la' yahaybo:( nin yahaw waa duqeebee isku kay sheeg ninka shabeelow ii garanaaya.:).
ani waa sii qulqulay ee ha idiin macanaato dhamaantiinba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 04:53 am
Akhiyaarta waa la idin salaamay.
Reer faragaab waa salaaman tihiin, Cabdi-raxmaan waa kaa cabsaday, kaasamaayooyin aaba sidaan kuu raadinaaya miyaa, waa ka cabsooday Bro. lol.
Biibaaye boolo, Maxaa meesha ku haysaa, Wali sidii maa ukun iyo digir isugu cuntaa.lol.
Hambalyo walaalkiis, in laguu dhalay waan maqlay. Raaxeeso Bro. naguna soo noqo dee nin yahaw NAmerica waa lagaaga xiisee (murankaagii).
Cabdiwahaab shabeelow waa lagu salaamay, nin yahaw ninkaan nin si fiican kuu yaqaan waaye, waxaan ku siinaaye a hint(reer wilson reerkii ka soo hor jeeday waaye) ninkii yaqaan aa yaqaane. Ha i kashifin saxiibaw biibaaye aan ku raaxeestee. lol.
Igu salaam wixii ciyaal kaasada ah ee meesha kula jooga, siiba Cabdi-rashiid, cabdirisaaq iyo maxamed oday.
Baamiye ciyaal waamo waaye sidaan hore u sheegay,
ciyaalkii dugsiga gobka ag deganaa waaye.

Hadaa i garanaysid igala soo xiriir meeshaan
abduika@netscape.net

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Tuesday, April 03, 2001 - 11:54 am
Salaan aqyaarta,:)
Anonmous waa ku gartay si fiican,hadda ka horna waa wada hadalnay haye tell,weli meeshii maa degan tahay,mise waa ka guurtay,hada waxaa ila jogay kawawa oo kugu slaamay,adna sidoo kale xagga waxa jooga nagu salaan.:)
Arday eelaayga waa loo dhalee,Biibaaye haddaa aabo noqotidna quuqda ma dhaafaysid haye....hahahhahahha:).
Aqyaarta waa sii fakanaayee ha idiin macaanaato.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, April 14, 2001 - 05:26 am
hey, wher'are U, guys .
waa!!!!!warey, ninkii C/WAHAB, ahaana lumay.
cabdi-wahaab, saaxiib xageed ku luntay, adiga ayunbaa halkaan lagaa helijiray , adigiina waa dhuntay. sxb xegeed ku dhuntay baryahaan, saa xiibkaa baamiye asaguna miriqdiisa lawaa, nin yohow aniga waxaan jeclaan lahaa in aan ku dadaalno , ilaa aynu isugu keeno dhalin yaradii oodhan. saaxiibayaal sidaa iyo nabad galiyo.