Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: !!!...WAA BARNAAMIJKII ILA TALI WALAAL...!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAAMIYE

Tuesday, March 13, 2001 - 04:08 pm
wuxuu yidhi waxaan jeclahay laba inamood midiba mida kale waa ay ka qurxoon tahay at the same time midiba mida kale waa ay ka cod macaan tahay. labadooduna is ma oga aniguna walee waan jeclahay labadooduba,mid waxaan ka helaa luqada afka soomaaliga ah ee asaliyada ku jirto ee ay ku hadasho mida kalana waxaan ka helaa qosolkeeda wacan. ee maxaan ka yeelaa walaala yaal ila soo taliya oo ha i caayina oo ha i aflagaadeynina..

waxaa qoray

BAAMIYE oo idin leh sidaa iyo is akhris dambe oo wacan..