We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 14, 2001 - 02:17 am WALAAL WAXAAN HALKAAN UGU TLAGALAY IN AY ISKU BARTAAN GABDHAHA IYO WIILASHA REER FINLAND SIDAAS IYO BARASHO WANAAGSAN ANIGA AAN ISU HOREYSIIYEE BARASHO WANAAGSAN WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN IS BARANO GABAR MAGACEYGU WAA ABDI-QAALIQ IGALA SOO XIRIIR E-MAILKAN(cabdiqaaliq@hotmail.com) kiitoos
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 17, 2001 - 02:35 am walaalow waa arin wanaagsan taa anigana waxaa ka mid ahay gabdhaha degan wadankan waadna ku mahadasantahay beejkan cusub ee aad furtay barasho wanaagsan magaceyguna waa FARDUUSA
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, April 05, 2001 - 03:34 am To:Cabdiqaaliq To:Farduusa Walaalayaal aniga ahaanteeydaba waa jeclaa in aan marka hore magacayga idiin sheego waa Hodan waxaana ka mid ahay umada Soomaaliyeed ee ku nool wadankan Finland waana arin wanaagsan in la is barto ma xuma. Barasho wanaagsan Cabdiqaaliq iyo Farduus. Nbadey
|