Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Switzerland: Walaalayal waan inla dhacay how intelgent u are.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

polo

Wednesday, March 14, 2001 - 06:39 am
Walaalayaal waxaan aad &aad ula dhacsanahay sida aad asluubta u leedihiin taas oo aay idiin soo bareen waalidkiin kuwaas oo idinkugi dadaalay xaga asluubta run ahantii waan idinla dhacay adinku kama hadashaan qabiilka & wax aan afka lagu sheegi karin waxaan aad uga xumahay in eey dadka Somaliyeed eey internetka aay siqalad ah aay u isticmalan waa la shacireyaa balse laguma shaciresto qabiil & ayadoo loo gafo shaqsiyo dadku weey dulobeen ee aan dadaalno dadyahoow waxaan ahay da yar ka oo donaya dadnimada Somaliyeed & daryeelka dadkeeyga