Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Ninkii kuqoro halkaan hadal caay ah ha ogaado in uu camaalkaasi uso con doono ilaa iyo qiyaamaha .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A/rahman.

Sunday, March 18, 2001 - 09:53 am
aslamu caleykum.

walaala yaal iska jira kafiirsasho la aanta aad waxa aad isaga qoraysaan, haddii aad camal fiican qortaan waxaad heleysaan , jazaha wanaagaasi walaalayaal ninkii xumaan qoro asgana wuxuu helayaa jazihii xumaantaasi inta uu ku jiro hakan oo dadku ay aqrinayaan ogaada in camalkaasi socondoono jazihiisa ilaa aad toobad dalabto mooyee.towbaduna sharuud ayey leedahay, sharuuduna waa inaadan dibdambe ugu laaban wixii xun oodhan. kadaaya cayda Allena kabaqqa intaad nooshihiinba. naftayduna sidaa oo kalaan farayaa.
wasalamu caleykum.