Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Italy: Baafin (ILLAAH AMARKIIS)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M.H.Guled

Monday, March 19, 2001 - 08:15 am
Illaah amarkiis waxa aan baafinayaa saaxiibkeey Ahmed Nuur Sh. Mohamed Baaruud (oo ku magac dheer Illaah amarkiis), markii iigu dambeeysay waxa uu ku sugnaa Milano /Italy.
Haddaba ninkii garanaaya waxa aan ka codsanayaa in uu iigu soo diro jawaabta emailkeeyga oo ah mjowhar66@hotmail.com .

Nabadgelyo
Mohamed Hassan Guled