Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK (Current): Daqanku wuu lumaa hadeyna nabad jirin & dul loo labto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king

Friday, March 23, 2001 - 06:50 am
Anigo waxaan qabaa in uu san daqankii ahaneen sidii hore dadku weey kala xishoon jireen markii lagoogay hoygii & hanaanteni Somalia sikastaba ha ahato arintua alaheen hanoo gargaro dalkeenina nabad hanooga dhigo insha alah weey hagaagi doontaa xaladu ma ahaandonto sida aay maanta tahay dadbaa alaheen inoo baryaya anaguna waan badineeynaa baryada ale waa lagu barwaqoowa
eeaan noqono kuwii baryada ale badiya & cibadada.
Dadnimadadu waxeey jirta marka aad tahay dal jiro darajo ayaa laguu hayaa dulna kuguma soo dagdagi karo waxaad tahay mid dal leh & dad u dagalamod dadyahoow aan darajo isku yeelno dadnimadenu waa in aan isku doobnano sidii dawladii A/rashid ali sharmarke .waxaan ahay da yar oo Somaliyeed oo danqaday una danqaday dadkiisa & dalkiisa ee igu dadaala hadii aad doneeysan dadiina yar ee ku dan dareeysan duunya kale sida dalalka Usa. North america.ama worldwide

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EX-HOILLANDER

Saturday, March 24, 2001 - 12:40 am
KING,MA IS TIRI SOOMALIDU SIDA HINDIDA WAA DADKU QANACSAN NOLOL EXILE AH EYNA UGU XUN YIHIIN DADKA JOOGA ENGLAND, WAAYOO MENTALITGOODII MABA IS BADALIN MARKA LOO BARBARDHIGO DADKA KA YIMID HOLLAND.TUB TUB QABIIL QABIIL BAABA LA ISKULA SOCDAA, OO SHEKEDU ISUGU BAXDAA ILEYN QABIILKOODA UUN BEY KA SHEEKEEEN HALKA DADKA REER HOLLAND EYBA ISKU HOBY IYO INTRESSE EY U BADAN YIHIIN , XITAA RER HOLLAND IYAGOO ISKU QABIILA AYAAD DHEX MUSHAXI OO WELCOME TAHAY , LAAKIIN KUWAAN XITAA WAA LAGU XAMANAA ADOO SOOTAAGAN , WALAAH WAAN YAABEY ANI SXB, SORY TOPIGA WAN KA DHACEY WAAYOO WAXAAN AHAY WADANI,SXBN,AAMINSNAHAYNA IN HALKAAN GAAREY AAN ANIGU IS GAARSIIYEY LAAKIIN QABIILL AANAAN KU GAARIN , BY SXB , HALKA KASII WAD