Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: Canada: WAR HA LAGA HELO DHAMAAN CIYAAL HODAN QAASATAN CASA-POPOLARE IYO TALEEX
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AAWAA

Tuesday, March 27, 2001 - 05:44 am
WARYAAA MEESHAN KA JOOGA DHAMAAN DADKII KA SOO BAXAY DUGSIGA CASA-POPOLARE SANADKII 82 AMABA DEGANAA ILAA IYO AFRICAN VILLAGE ILAA IYO WAAMO ILAA IYO CARWADA IYO CIYAAL BAAR TALEEX HABA UGU HOREEYO ABSHIR ASSASINO PLS WARKIINA KEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr:-lol

Tuesday, March 27, 2001 - 06:31 am
walaal waan ku salaamay, aniga waxaan kamud ahay dadka aad magacaawday xaafadooda , abshir asasiino sifiican ayaan kuugu garanayaa oo carwada agteeda ayaan daganaa marka fadlan waxaan kaa codanayaa inaad magacaaga iyo halka aad daganeyd xaafada hodan? adiga mataqaanaa feer faragaab biibaaye iyo mataankiisa.siddaa iyo jawaab wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer kaasa

Tuesday, March 27, 2001 - 08:51 am
Salaam aqyaarta
Mr Lol xussen miyaa ninkaan si fiican aa lagu kasaa abaaba isku school(fasal)aa ahayn iyo isku xaafad,aaway kaaba galaaskii Dulmar ha ha ha ha.
Awaa sanadkaas aa sheegayso waa laga soo baxay ani iyo Mr LoL ee adi is cadee abaaba ha ganbanee,asasiino 2 waayee kee rabtaa abshir(London)abdirashiid asagana North America.
Xusen hadaa tahay sxb warkaaga ha la helo yaaqay its been long time.