Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK (Current): Waxaan ahay wiil 20 jir ah oo aan saxiib la ahayn gabar ee maxaad iguka talinee anigooa ah gabar doon ama saxiib doon
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rali

Tuesday, March 27, 2001 - 06:11 am
Waxaan had & jeer ku salalaa anigoo gabdhihii oo dhan aay irabin iguna dhahaan waxaad tahay manure & mid aan aqoon meel gabdhaha laga maro & sida loola macaamiltamo.
Anigu ma ihi mid isaga hadla micna daro waxaan ahay mid masuul ah oo aan meer meer aqoon miyeey jirtaa gabar gacan isiiso ama ii garabto .
Aduunkan markaad geeriyoto ayaa laguu gargaara oo godkii lagu geyaa. ee laguma gargaaro inta aan godka lagu geeyn. hadii aad tahay gabar ii gargaari karta go aan kaga i soo garsii & sidii aad igu gargaari lahayd .guul guul & gabar ii gasha gacal anigana aan u geeriyodo.