Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Reer school raage ugaas halkan soo eeg.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 08:06 pm
reer raage ugaas
halkan warka halagu kala qaato dhamaan dadka,
usa canada, ku nool.
anigu waxaan daganaan jirey xerada afisyooni,
school raage ugaasna waa dhigan jirey,
inkastoo aanan dhamaysan sababtoo ah waa ka dhoofey,wadanka anigoo aad u yaraa,laakiin wali
waa xasuustaa labadii sano ee aan ku qaatey,
r ugaas iyo ardeydii aan la dhigan jirey,inkastoo
magac yadoodii qaar hilmaamey.
magacayga waa sheegi lahaa laakiin ciyaal askar,
afisyooni waa caybadanyihiin xitaa hadaad wanaag
raadineyso.
qaarkood hadey meeshan akhriyaan way garanayaan,qofka aan ahey, raalina ha la iga ahaado,next time ayaan is sheegi doonaa.
halkan warka ha lagu kala qaato.
jaaw.