We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, March 28, 2001 - 06:11 am Walaalayaal waxaa raadinayaa saaxiibkay Mahdi maxamed cali (mahdi cadaawe)oo ah yamani hooyadiisna waa iidoor,waa nin ku soo koray soomaaliya (reer madiino) waxaan ku ogaa markii iigu danbaysay wadanka Holand inkastoo magaciisa uu badashay wuxuuna la baxay (Liibaan)marka walaalayaal waxaan ka codsanayaa dadka dagan Holan inaad weydiisaan qofkastoo la yiraahdo Liibaan magaciisa saxa ah haduu waafaqo magaca kor ku xusan ila soo xiriirsiiya. Jazaakumulaahu kheyran Email:xamza2@hotmail.com
|