Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK (Current): Jaceel indho malaho
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cambo

Thursday, March 29, 2001 - 04:02 am
well well walaalijaal aniga oo ah jamac qataatey waxaan jeclaadey gabar dhigata leicester college.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duleysane

Wednesday, April 04, 2001 - 01:48 am
Sheeqa intaad annaga noo sheegeysid maad ayada u sheegtid?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duleysane

Wednesday, April 04, 2001 - 01:48 am
Sheeqa intaad annaga noo sheegeysid maad ayada u sheegtid?????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mafea

Wednesday, April 04, 2001 - 02:52 am
Hallo Jamac walaal waxaa iga su aal ah marka hore gabadha adiga maa jecel mise ayadaa ku jecel .hadii aad gabadha aad jeceshahay aad latahay saxiib waa eey dhici kartaa in aad jeclaato haduu jiniga ka helay balse hadii adan saxiib la ahayn una jinkada racay jab kuma laabnee ee jinkeda alahay kuu soo janjeeri.
Saxiib qof waa loo garabaa haduu talo kuu gayaxo
Gacal waa laguuriyaa inta uu gobta iska geeynayo gushisuna waa in uu garo gacal kiisa ama gacalisadiisa gayiga aay ku nooshahay guul guul ayaan kula rabnaa hadii aan nahay garabayasha galgacaylka waxana rabnaa in aan u gargaarno 2badii gagacayl abuuraya gulahayna ha u gargaaro.
Walaal iska iloow dadka aan wax ka aqoon figrad qof lasiiyo amaba aan wax fahmin faham figradaha aan feelba lagalin karin kana fiirso inta adan fal sameen figradaha qaar kood noqo mid fahma figrad & fal wanaagsan fiiri una fool jignoow kana fakir figrad walba