Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK (Current): Maawelad & murtida aan u hayo marwadii soo egta boga Mafea
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mafea

Thursday, March 29, 2001 - 06:15 am
Miyeey jirtaa gabar maa welo & murti rabta waxaa leygu magacabaa Mafea marwadii aan lamadeysto murti beey heli & maansoyin aan marnaba lamaqal miyeey jirtaa gabar rabta in eey la maadeysato Mafea & murtida ka soo maxdo .hadii aan in kaga hadlo sidi aan wax u rabo hablahoo dhan madoonayo ee waxaan rabaa mid heeybad leh & hanaan wanagsan hoy wanaagsanna lagu soo hayay anana hilmaamin hanaankii wanagsanaa ee hoyadeed ku soo korisay .anigu waxaan ahay manuure hadii loo firiyo xaga dhalinyarada oo waxaa jirta in eey dhalinyaradu layaaban 20 jir aan balwad lahayn .hadii aadan cabin biyaha xaraar matihid reer magaal sidoo kale jadka iwm from Tottenham
Best wishes any 1 who visit my page