Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: FADLAN PAGEKAN FUR WAXA LAGA YAABAA INAAD TAHAY YUSSUF OO U ORDI JIRAY SWEDEN OONA DEGANAA MAGAALADA LA DHAHO "KARLSKRONA" WAA GABADHI AAD DARISKA AHAAN JIRTEEN WALALKIS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUREYA

Thursday, March 29, 2001 - 12:39 pm
Assalamu Alleykum.
Walalayaal waxan radinayaa wiil ladhaho "YUSSUF" oo deganaan jiray magaalada "KARLSKRONA" Sweden marki iigu danbeysay sanadka markuu ahaa 1996 bilowgisa. willkan waxuu u ordi jiray Sweden. waa wiil dheer oo timo rasta leh. marka yusufow hadaad aqrisato farintan ama ay jiran dad garanaayo, fadlan lasoo xiriir E-mailkan: SUREYA7@HOTMAIL.COM aad iyo aad bad u mahadsantihin.