Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Russia: I'M LOOKING FOR A FRIEND CALLED KUWATARO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUREYA

Monday, April 02, 2001 - 12:04 pm
ASSALAMU-ALLEYKUM WALALAYAAL...
WAXAAN RAADINAYAA WIIL LA YIRAAHDO "KUWATARO" OO DHIGI JIRAY SHOOL PRIVATE OO LA DHIHI JIRAY "PUTLAND". WAXAA SCHOOLKAN LAGU DHIGI JIRAY ENGLISH. WAXAANA LAIGUU SHEEGAY MARKII IIGU DANBEYSAY INUU RUUSHKA TAGAY RUSSIA. MARKA HADII AY JIRAAN CID GARANAYSA AMABA ISAGI LAFTISA MEESHAN UUSOO BOOQDO FADLAN IGALASOO XIRIIR EMAIKAN MEESHA KU QORAN MAHADSANID. BYEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUREYA

Monday, April 02, 2001 - 12:06 pm
EMAILKAYGUNA WAAA SIDA TAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUREYA

Monday, April 02, 2001 - 12:09 pm
SUREYA7@HOTMAIL.COM