Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands (Current): SOOMAALIDA YURUB DEGAN MARKAAN WADA AKHRIYAY QORAALADOODA , KUWA UGU LIITA EE AAN IS IRI WAY DOROOGAYSAN YIHIIN MARKAY WAX QORAYAAN WAA SOOMALIDA DEGAN NETHERLAND. WAR DUULKA MAXAA SI KA AH WIIL IYO GABAR IYO WAAYEELBA CAQLIGII XAGEE BUU KA AADAY, WAR DAD YAHOW WAX ISKULA HARA OO LUUQADDIINA HAGAAJISTA, WAA SIDEE MAXAA LOOGA WAAYAY DAD WANAAGGA KA HADLA. MAGGAALEEY IS MOODEEN. KUWA WANAAGSAN IGA RAALI AHAADA WAAN CAROODAYE DUUL DUULKAYGA HADDUU IDIN SAAMEEYAY. WAA BILAA AKHLAAQ KUWA XUMAANTA JECEL. WAR ILAAHAY HALAGA BAQO YUUSAN IDIN CADAABINE. ILAAHAYOW U NAXARIISO KUWA WANAAGGA JECEL KUWA XUNNA DARIIQA WANAAGSAN KUSOO RID.!!! ADAA CAADIL AH RABBIYOW.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDULLAAHI NASTEEX

Thursday, April 05, 2001 - 12:55 am
WALAALAYAAL WANAAG BAAN IDIN LA JECLAADAYE EE II DULQAADO. NAFTAYDA WANAAGA AAN LAJECLAHAY UUN BAAN IDIN LAJECLAADAY.
SIDAA IYO NABAD GELYO AMMAANA ALLAAH IYO BARASHO WACAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BILAN

Thursday, April 05, 2001 - 03:54 am
to cabdulaahi nasteex

waligaa ma maqashay TITEL, titelka waxaa loogu talo galay in lagu qoro ontwerpka aad rabto in aad ka hadasho ee sheeko looguma talo galin.

teeda kaleeto waad EDEB DARAN TAHAY !!!! anagana ha na caynin meeshaan dad waaweyn & dhalinyaro & caruur wanaagsan baa kunool, drugna ma isticmalaan
ilaahoodeyna ka cabsadaan ee afkaada suuba wax aad og tahay ma jirtee.

waxaan u maleeynayaa inaad hada JAAD ka soo kacday oo aad aqrin weysay waxa meesha ku qoran.

adiga intaad ilaahey ka cabsato ummada ceyda ka daa, nama taqaanidee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Thursday, April 05, 2001 - 11:56 pm
coloenel

To Bilan

well gedaan sis!!! abaaye afkaga caano geel lagu qabey isha ka tuurtey bilaneey bar baartii Hlney sidaa ku wad.
take care sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M. Amiin

Saturday, April 07, 2001 - 04:47 am
h,Cllaahi nasteex walaalow waxaan ku weydiinayaa alla mawuxuu inoo cadaabayaa in aan luqadda holandeysaka aan ku halanay ileen wax kale aad nagu haysata ma aadan sheegin mise waxaad maqashay dadbaa wax loo sheegaa illaaheey haddi uu qofka biniaadanka ah qalad ku cadaabayo adigaaba lagu cadaabayaa oo meeshii loogu talagalay TITEka ayaaba sheeko isaga qorta dadka aad dhibtay dartii ayaaba qalad ugu jurtaa ee walaalow reer holand wax ka wanaagsan ineeysan jirin ee mardambe wax talo ah ha inoo soo jeedinin
alla ku cadaab