Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: UK: UK (Current): Please have look this page it's only to the girls
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

manuure

Thursday, April 05, 2001 - 01:14 am
Waad salamantihiin dhamaan dadka soo eega bogan
Anigu waxaan ahay wiil dhawanahan soo galay dalkan England daganna gaar ahaan london ilaa hada ma helin hanaan wanaag & mid loo hiloobo waxaan ku hurdaa kuna hasawaa in aan heli doono hanaan wanaag halka aay rabto dunida haka joogtee waxaa hubaal ah in aan ahay nin loo hanweenyahay hamuuna loo qabo weey hagaagi waana haleeli halkii layguugu tala galay waxaa hubaal ah in uu qof walba heli wuxuu ku hamiyo
Waxaad hubsan kartaa in aan hasaawe been ah heeyn hadaf keeygu waa in aan helo mid loo hanweeynyahay halkan ayaad igala soo xariiri kartaa & sidii inoo hagagsan walee hasaawe waad heli hadii aan ishanano Hanaan wanageey