    shaash | Thursday, April 05, 2001 - 05:10 pm yarkaan waxa u ciyaara qaranka holand iyo barciloona,waana laacib toronto ayaan isku qabsaney dhalinyaro ninkan soomaali miyaa,qaarna waxa ayleeyihiin waa surinaam, aqyaarta nasoo kala saara reer holan,markaad cawska cabaysaan, jaaw. |
    P-kluveirt | Thursday, April 05, 2001 - 05:59 pm hoyada waydii |
    LADY_MARS | Friday, April 06, 2001 - 02:49 pm to p kluiveirt behave u little man u Don't even know his mum to shaag bro he is not somalian he is a 100%surinaam guy |
    afgooye | Saturday, April 07, 2001 - 02:51 pm p.kluiveirt. surinaam qabiil soomali ka mida maahoo, soomaalida ka timaada holand ee canada,soo galey, waxaay sheegtaan surinaam hadba waabi yaaba surinaam qabiil soomaliya maahanoo, kluiveirt,yarkaan dabeeco oo soomaaliya waa leeyahay markasta oo cayaaraya dagaalee uu ku jiraa, |
    Anonymous | Sunday, April 08, 2001 - 11:02 am DAMN JULLIE WETEN NIET EENS JULLIE ZIJN NAAM MOETEN SCHRIJVEN!!HET IS PATRICK KLUIVERT |
    P-kluveirt | Monday, April 09, 2001 - 06:46 am ohhh yehhhhhh! |
    kluveirt | Monday, April 09, 2001 - 05:03 pm ninkaan waa laacib, kluveirt. dhamaan soomaalidayada reer canada waa jecelnahay, reer holand see idinkuna u aragtaan. reer holand please,english or soomaali ku jawaaba because we dont no dutch. |
    Afgooye2 | Thursday, April 12, 2001 - 06:05 am TO:Kluveirt A/caleykum: Salaantaa mslimka ee kor ku xusan ka dib,reer Canada haddaad u aragtaan Kluivert inuu laacib yahay,markaa waxba kama ogideen footbal ee ice-hocky iyo wax darankiina kale iska dheela ee ha is ku mashquulinina footbal.Kluivert anigaba ima dhaamo anoo kowo la'aan ku dheeli jiray garoonka Sam bao ee Afggye,shaqana ii ahayn footbalka.Reer Canada haddaad rabtaan inaan fekfadaha footbalka is weydaarsano markaa laacib kale oo lagu doodi karo keena halkan ee kan waqtiga ha inooga qasaarinina.LOOOOOOOOOOOOOOOOOOL byeeeeeeeeeeeeeeeeee. |
    2001 | Sunday, April 15, 2001 - 04:15 am MARYOOLEY, WAX WALBA AAD SHEEGTIIN, MA HADA AYAD KEENTEEYN IN AAD KLUIVERT SOMALI WAAYE AAD DHEHDIIN, DEZE MENSEN ZIJN ECHT NIET GELEOVEN,,,,EERST WAS HET PUFFY, DIE KONDEN WE NOG BEGRIJPEN, DAARNA 2PAC, MAYA, R KELLY EN NU PATRICK KLUIVERT... YO, PPL KLUIVERT 100% F*U*C*K*I*N*G SURINAMER, GET THAT..HE IS 100% ADOON, SURINAMER OR WHAT EVER |