    Daacad | Saturday, April 07, 2001 - 10:06 am Asalaamu alaykum waraxmatulaahi Walaalayaal waxaan doonayaa in aan kuu xasuusiyo amaba aan kuu sheego sheeko aad ka dharagsantahay laakiin habaas ayaa inooga biday waxaan doonayaa in aan in yar kuu bidhaamiyo (waa fajintana alaa leLeh) walaalayaal waxaad ogtihiin in aynu ubacda uga jirno dad rabi ugu talo galay in uu ku waariyo Naartiisa aadka u,kulul cidina aysan udulqaadan karin, sidaa daraadeed waxa aad moodaa in bulsha wayntii soomaaliyeed ay qarka u saarantahay in aykumilanto bulshadaan du,faysan taasi waxa ay xaqiiiqo kuu noqonaysaa marka aad dhaxqaadayso wadooyinka magaalada gaar,ahaan marka aad xiliyada danbe aad dhaxqaadayso Oslo City ishaadu waxa ay ku dhacdo waxa ubadan dhalintii bulsha ay ku hanwayneed loona rajaynayay wadankii hooyo in wax ka noqdaan in ay u,labisanyihiin labis uu xataa shaydaanku ka xishoodo iska daa hablahaynii in ay ku labistaane!! sidaa daraadeed waxa maankaada usoo daadagayo in jiil dhan uu qatar ku jiro,sidaa daraadeed waxa iswaydiin mudan sideebaa looga badbaadayaa arintaan foosha xun loona badbaadin karaa jiilka soo koroyo?. Qof ahaan waxaan kusoo koobayaa laba arimood 1- waa in uu ruux walba gaar ahaan intana Norway joogto in uu dareemo in uu mas,uul yahay bulshada uu u, joogo boos ama (furin) sidaa daraadeed qof walbow dhinacaada yayna dabayshu ka soo galin kuna talo gal wax qatarta ku jiro in uu yahay walaakaa ama walaashaa amaba ilmahaada hooyadood sidaa daraadeed waa in aad booskaadda xajisaa oo aad e,halkaada ka ilaaliso iyo naftaadaba naar xaabada lagu hurinayo ay tahay dad!!! sidaa daraadeed u,nax oo ka,ilaali dadkaada iyo inta aad garanayso Naartaas!! 2-tan labaad waxa aad ogaataa ruux walbow in aanan la joogin dhulkii hooyo, oo aynu dhaxda uga jirno dad uun garanayo sida wax loo cuno amaba loo cabo waxa sugayana waa cadaab, marka waa in aan lagu kadsoomon oo taxadarkeenu uu bataa, oo aynu ka barano wixii aqoon ah oo kaliya dadkeenii iyo dalkeenii aan ku anfacno Berito haduu ala idmolaakiin waxaa lala yaabo amaba lala amakaago noqotay in aynu ka baranay Norwegiyaanka ay noqotay habka loo labisto ama Ilaahii ina abuuray sida loo caasiyo kaliya, taasina wax ka marqaati kacayo inta dhigato jaamacadaha waa in faro ku tiris ah sidaa daraadeed waxa aan ku boorinayaa Naftayda iyo taadaba in aynu ka baqno ALAHII ina abuuray oo aynu ku talo galno in aynu aduunkani ka tagi doono maalin uun sida ay uga tageen Abayaasheen/awaawayaasheen iyo hooyooyinkeenba sida daraadeed walaal/walaaley ha ku kadsoomin dhaldhalaalka dunida waxa ka danbeeyo in dhaxda lagaa dhligo ciidaad shalay ku kortilaabsan jirtayWaxa kugu anfacao halkaas waa camalki aad maantay usii hor marsato uun. Rabi waxaan ka baryahayaa in uu inaga dhowro Bulshada aan ku dhaxnoolnahnay. AAmiiiiiiiiiinn. walaal bal ku darso fikirkaada sida aan uga badbaadi la,hayn ku dhaxmilanka Bulshadaan???. Salaamu alaykum |