Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: Doorashada puntlan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaalkacyo

Sunday, April 08, 2001 - 08:01 am
Doorashaa puntland dhowaan ka dhacaysa, laakiin hada waxay u muuqataa in cid walba aanay isa soo sharaxi karin ka dib markii sharciyada doorashada wax laga bedelay. Sidee kula tahay arintaasi? ma dhigtetar ayaa ina maamula?
Dhiibo fikradaada.