Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Russia: Waxaan baafinayaa asxaab faro badan oo markii ii gudanbaysay joogeen Russia
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salah

Monday, April 09, 2001 - 03:58 pm
Asalaamu calaykum waraxmatulaho wabarakatu-
Dhamaan dhaliyarada reer Russia waad salaamantihiin. wadan kaan waan kunoolaan jiray mudana waan joogay balse markii danbe waan katagay. balse waxaan baafinayaa hadii ayjoogaan asxaabta kala ah_________________
1-A/RISAQ HASSAN
2-A/RASHIID FOOHLE
3-JOORJE OO FOLGANI LACAGTA KUSARIFI JIRAY WAYNA WALAALE AHAAYEEN GACAMEY.
4-FAREY
5-MOHAMED JABUTI.
Hadaba haday dhalin yaradaas ayjoogaan Rassia ha igala soo xiriiraan cinwaan kan balse hadii uu jiro qof yaqaana meeshey kudan beeyaan dhalinyarada aan kor kusoo xusay fadlan igala soo xiriir E-mail`kan___________
marshal909@hotmail.com