Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Germany: Waxaan Baafinayaa Cabdi Naasir Maxamed Cagey oo reer Kismaayo ahaa laakiin jooga wadankan Germany
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed food

Tuesday, April 10, 2001 - 10:14 am
A Salaamu Caleykum,

Salaan ka dib walaalayaal waxaan halkan ka baafinayaa wiil la yiraahdo Cabdi Naasir maxamed Cagey oo reer Kismaayo ahaa. waxaana la iigu sheegay inuu joogo wadanka Germany. Fadlan hadii aad taqaan, igala soo xiriir e-mail addresskayga

calib5@hotmail.com.

Mahadsanid.
Maxamed food.