Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: USA: Seattle: Ogaysiis
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Unrecorded Date
njj

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Seattle

Unrecorded Date
Aniga

bal ka waran magalada Seattle, hadad degentay. Waxan rabey inan uso guro. Waa Sidee xaga shaqoyinga, Somaliduna makuu badantey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hashiz

Unrecorded Date
i am student studind mcs in india and hoping to come to u.s.a. in near future.
could u tell me what is the jop oppurtunity ther in seattle.
waiting u replay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacdiya

Unrecorded Date
Hashiz what kind job do you looking for?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ku..,,SACDIYO.....


walaal sacdiyo hadaad seattle dagan tahay aad bay u wanagsantahay walaal waxanrabay gabar magalada dagan oo informashin iga siisa waxaan rabay inaan magaalada u soo guuro aan kasoo guuro los angelis. calif . marka aad ayaan u jec laan lahaa inaad isiiso e.meil si aan kuugu waraysto privet&alon xiriir wanaagsan &kulan dambe oo xiiso leh and have nice day sis
........


py farhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacdiya

Unrecorded Date
TO,FARHAN

Waxaad halkan igasoo waydiin kartaa waxkasta oorabtid,kuma siinkara emailkayga ujeedada aan
kuusii waayeyna waxay tahey hooyadey ayaan ladaga
nahay mana ogola inaan qof siiyo.
Meesheed kasoo guurasid iyo halkan shoqo iskuma laha,halkan aan daganahay waa afgooye maailkasta
roob ayaa kada'a marka hadii aad afgooyo usoo guuraysid kusoo dhaawow magaalda.Tan kale gaariyada iyo dadka magaalada dagan waxaa badan
gaaiyada waxaa laga yaaba in shoqo lagaa rabo
6; subaxnimo oo aad gurigaada kabaxdid afarta subaxnibo labo saacna aad jidka kusii jirtid.
Somali dagan boqolkiba sedeetan waa FLY 13
DAd aad uxun oo lafahmin karin waaye,isuna qaba
inay yihiin dad waxkasta yaqaana.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
SACDIYO
waxaan kahelay sidaad ugasoo warantay
magaaladas laakiin ogow melkasta
inay sablaalayal kaagahoreeyan
waana kumahad santahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayatulaahi

Unrecorded Date
Ciyaalsuuq maxaa meesha isugu yimid.
Abbayo Aboowe.. NII NII.. wax la karbaasho ayaad kuligiin istaahishaan. emailkaaga isii I will talk you privately and what hell of private will you tell gabadha reerood ee aan wali qaangaarin ee hooyadeed la joogta. Nacasgaaga xagso!!

Aytullaahi Mujadidi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WANAAJI

Unrecorded Date
KU; SACDIYO

walaley waan kaa yaabay,marka hore sida beenta eh ooaad miskiinka ugu warantay ayaan layaabay,
oo hadaad hooyadaa la nooshahay maxaad nolosha magaalada kataqaanaa,inlee dhoocil unbaad tahay,naa yaa ku wareysan jiray inlee hooyadaa naaskeedii weli kama aadan go,in maxaad magaalada quruxda badan ugu tilmaan tay afgooye,hadaadse garan haysid afgooye ooaad weli xasuusan tahay ma,adigaa caruur eh waan ku aqaan waa digii ka dawarsan jiray,goobta laga soo raaci jiray baabuurta ama basaska ee afgooye, tankale inta joogta north america waa laba kooxood midkood
1)fly 13
2)reer canada iyo inyar oo sharci la,aan ku joogay U.S.A oo iyaguna sharciga ku qaatay in ay guursadaan madowga oo ay dhaween rag iyo dumar.
marka waa hadaadan ahayn fly 13 wxaad tahay qolada soo hartay ee sidii gaalada udhaqmo ee guumays yahayt gabowday dadka afkaaga kadaay waan
naqaan dhilo qurbo ku gawawday ee sii wiilka war bixin tankale qarnigu waa 21 aad ee haku hadlin wixii jaahiliintii hore ku hadli jireen .

hana is qarin jaahil yahay gabowday ee anigu magacaygu waa MOHAMUD ABDINUUR QALIIF (SHIDO)naanaystayduna waa WANAAJI .


BY WANAAJI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
qaliif qase gabadha sidaa ha u caayin adba habartaa iyo walaashaa in la caayo ma jeclide oo laga yaabo labada inay joogaan meeshay ay sacdiyo joogto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Unrecorded Date
TO WANAAJI
DOQON WAAXID
HOOYADAA SIILKEED SIMBACYAHOO AMAANSII GABADHA...
SACDIYO WIILKA EMAIL AYUU KUWEEYDIISTEEY KUMUUSAN ORON TALEEFANKAAGA ISII...
WAXAAN KAWADAA HOOYADAA MA,OGAAN KARTO...
AND WADAAJI ANBA HOOYADEEY AYAAN LADAGANAHAY OO XUMAAN MA'AHA TAAS
REERBAADIYAYAHOO GABDHA DHILOONYIN UGU WACAAYA
SHARMUUT WAAXID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waryaa

Unrecorded Date
Qaliif Gabdahu Maxay u dhintay. Waxaan hiillo kabadane ma wax kalaa jira?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoooowKaniiiiiiini

Unrecorded Date
,,,,Waar yaarahe waxaan ka baqayaa intiinuba inaadan deggeneyn Magaalada Seattle ah ,, Waa haddaadse wada deggentihiin sidaa isuma aanad aflagaadeyseen oo waad kala yara xishoon laheydeen ee Ragoow iyo Gabdhoow kolley magaalada daduun baa deggen 'e ha ka caayinna idinna wax isula harra,,,,Ka baxay ,,,,over,,Ka baxay,,


N=E=E=F=O=O=W=K=A=N=I=I=N=I

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacdiya

Unrecorded Date
TO;Wanaajiye ama Wasakh badne

waxaan ku dhihi lahaaba Muna ku turi waxaan
umaleynayaa inaan gartay magacada marka waa
waxaad kamid tahay fly13,intaadan aniga
icaayin hotra hore adiga naftaada wanaaji
markasta adigoo shiirkaa urayo ayaa agmartaa
markaad ila shaqaynaysid inaad marsato magaran
wayday waxyaabaha la'isku carfiyo laakiin
kula yaabi maayo fly13 oo dhan ayaa aminsan
haday marsadaan diyodorondo inay kansar
kaqaadayaan.uraaye waxaan ahayb adiga ookaba
wayne ah waan iskala kaawaynahay mana ahi
adigoo kale oo kulama caytami maato.
TO,MUNA
Waad iga qoslisiisay saad reer baadiyaha
ula heshay hadaladaa aad baana ugu
mahadsan tahay,Muna waan ogahay wiilka
inuu iwaydiistay email lakiin marabin
inaan siiyo waxuu igu noqon karaa
nacaskan oo kale waakas ragayaga
kaas oo kale ayey ubadan yihiin.
AYATULAAH;goormaa dhaqankeenii laga
tagay hadii aan hooyaday ladaganahay
wali ma'aan qaan gaarin miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aple makiinoo

Unrecorded Date
............. ku sacdiyo.....................
walaal marka hore salaan
marka xiga aad ayaad ugu mahad santahay informeshing aad isiisay marka finely magaalada waan usoo guuray oo waxaan soo dagay xaafad
aliporka u dhow oo layirahdo (sea tac) marka figrad ahan maxuma magaalada inkastoo magaalada ay kala fog fog tahay laakin markii la ego xaga shaqada &wax barashada aad & aad ayay u wanaagsantahay marka sacdiyooy magaalada haku tilmaamin inay sida afgooyoo kale inay tahay maxaa yeelay meela qaarkood oon aan soo wada arkay say yihiin quruxdooda & say udhisanyihiin sida (BELLEVUE&REDMOND)inkas too redmond uu dagan yahay ninkii asagaa ahaa ee BILL GADE HADAAD aragtay&hadii kalaba guriga ladagan yahay you cant even blev quruxdisa maxaa yeelay lacagta lagu dhisay gurigaa aa waxay tahay ($55 million)marka dheel dheel u mood caanobooraha ee sacdiyooy maxaa meesha ku haysaa maxaase ka qabataa
mideeda kale markaad leedahay e.mail keyga kuma siinayo hooyaa ii diiday maa tiraahdid
libereryga sanadkii marbaan tagaa oo markaana hooyaan fasax kasoo qataa I wish inay kuu wanaag sanaato ee se you...............
to wanaaje
marka hore waxaad samaysaa gabadha soomiliyeed oo aad caysay waa inaad blogaze ka codsataa oonsa aheyn intaan kugu imaado
(marwo restaurante) ayaan dhangat kaala daalayaa
nabadey peace ya all lady&gentl
farah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WANAAJI

Unrecorded Date
Waryaaa waa nacaskaagan meesha ka nagnag leh,war maad is sheegtid oo maxaaaaad magacaaga u qar qarin inlee waa nigaas barqa cad meesha isku qoray ,teeda kale war maxaad gabadha marka hore ulugoonaysaa oo aad uwaydin naysaa war bixin aanad ubaahneen ,war maad shaqo yeelatid oo nac-nacda kalataktid NETKA,

anigu dhowr farhaan ayaan garan hayaaa waana kuwaan.mid waa farhaanka ka shaqeeya POST EXPRESSKA ee blevue,midna waakan ardayga ehoo dhigta TAHII HIGH SCHOOLee uu dhalay XAASHI FAARAX

marka hore isa soo sheeg intaadan soo jawaabin afcaseedee sidii dhoocilihii koonfureed..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacdiya

Unrecorded Date
TO,Able makiino
waan kusulaamay waxaan kuleeyahay kusoo
dhawoow magaalada say ila muqato waad ka
heshay laakiin adaa nici doontid makaad
Wanaaji oo kale aad lakulantid siduu u
hadlayo ayey magaladaa nin iyo
naagaheeda udhaqman kuwaan kahadlayan waa
FLY13.aniga marhoran kaguuri lahaa ee
mamaday aa jecel meesha asxaabteda aa joogta
maka waan kuqasbanahay inaan daganaado
waxan deganahay sea-tac makhaayada wadaada
gadaasheeda mudu ayaan daganaa waana shaqeeya
iskulna waaka dhigtaa,walalkiis hadii aan
hayoday fasax kaqaato ceeb ma'aha laakiin
waxaan umalaynayaa inaan kawaynaaday fasax
qadasho inkastoo hooyo aan laga waynaan
email kayga majecli inaan bixiyo laakin
waxaad ogaataa waqtigan lagu jiro inuu
kumbutar habarkasta gurigeeda yaalo
dad library aadana laga yaabee waalid kood
inaynan larabin waxyabaha xun-xun oo kasoo
galaya interanyka siiba qabta somalida.


good luck.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.sangawi

Unrecorded Date
colonel sangawi

To Sacdiyo

Walaal ragga somalida oo dhan baad badankod ku sheegtey xumi marka wax iskula har. mise caddaan baad wax ka dhadhamisey!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c.sangawi

Unrecorded Date
colonel sangawi

To Aple.m

War ninyahow anna meeshiban ka soo guurayaa ee ka warran mesha xagga jiddadkase see katahay ma sidii sacdiyo sheegtey bey gawaridu jidka isku ciriiridaa? Guryuhuse qaali miyaa,roobka badan ee la sheegayo Hargab ma wattaa?mase badanyay mise waa xagaayo ookale waxa kaa rajeynayaa in aad iiga soo warami doonto. Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

euro girl

Unrecorded Date
to sacdiya


sis waa salaaman tahay ,

ani madagani meeshaan laga sheekaynayo xitaa usa madagani lakiin waa u jeedaa saad sheegtay waaye oo marhore ay cay bilaabeen taas waxay cadaynaysaa inay dadka xun xun meesha ku badan yihiin ,and sis u are smart girl so hawbixin dhoorayaasha hadalkooda


and to u , midkaan wanaaji labaxay ,why dadku magacooda u sheegayaan ,qof walba waa free asaga ayay qusaysaa hduu sheego iyo hadii kale so, wax iskula har oo cayda jooji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISAL

Wednesday, August 16, 2000 - 01:23 am
waa idin salaamay
Oo waxaan moodayey in dadka ku nool Ameerika iyo meelaha naga ilbaxsanyihiin,war i dhaaf dadkeen Carabta jooga idin dhaamee.

ABU DHBAI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 04:24 am
waan idin salaamay dhamaantiin, salaan kadib
waxaan ku arkay meeshan caybadan oo la iscaayayo
arintuna waxay kabilaabatay wiil dadka waydiiyay
miil uu rabo inuu u guuro , lakiin hada waxay joog
taa in lais caayo, sidaa daraadeed waxaa idin leeyahay halanoqdo dad ilbax ah oo cayda hala iska
daayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lovermmanJP

Wednesday, October 11, 2000 - 06:30 pm
to anyone from seattle.
pls brothers and sisters, i am looking for my brother who lives in seattle his name is Abdirashid gani and his legal (sponsor) name is Asir yussuf abdi. pls incase u know him let me know and i will give u my e mail address so that we can contact.
any assitance is hightly appreciated. masalam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, November 18, 2000 - 09:48 pm
Salaamu calaykum. waa idin salaamay dhamaantiin!! waxaan u malaynayaa, inaatan meesha aqrinaayey dad si fiiacan u hadlaayey inay jiraan,dadna ay caaytamaayeen.Marka ugu horaysa waxaan idin leeyahay caayda waa laga fiicanyahay.Marka labaad waxaa la,isku leeyahay xaqdhawr+ xushmad.Teeda kale waxaan hal eray dhahaayaa, ninka gabdha caayaaya ma,ogtahay. Inay hooyadaa ku dhashay ay dumartahay?Waxaana loobahanyahay markay ku cayaan dumarka inaad iska aamustid, oo aadan eray u celin.sxb iigana raali ahoow waana mahadsantahay.Tana waxaa iska leh gabadha walaasheen ah oo lacaayey abaayo karaali ahoow waxii lagu dhahay.Iskana iloow,abaayo adna waa inaadan caytamin hee, oo aad ogaataa inaad qofdumar ah tahay, oo aadan waxkasta dhihin si kasta oo,aad u xanaaqsantahay.waadna mahadsantahay. Aqyaarta meeshaan waxaan u imaaday inaan idin maslaxeeyo.Taasna xisaabta halagudaro.kii icaayi lahaa iyo kiikale ba ilaahaan u daayey inaga caykuma jiro.Aqyaarta qary an isku ognahay,ismana dhaafno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Thursday, February 22, 2001 - 08:53 am
TO. REER SEATTLE
WAAD SALAAMAN TIHIIN WAXAAN SEATTLE KARAA DINAYAA
WIIL LAYIRAAHDO ABUUU AWEYS SUUFI IYO BAWAA IYO
MAHMUUDI.IYO SACIIDI OO REER BARAAWO AH FADLAN
CIDII TAQAANA HAIGALA SOO XARISO BOGAAAN MAHADSANIDIN FR.AUSTIN TEXAS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kayse

Tuesday, April 10, 2001 - 08:30 am
WHAT IS UP GUYS I'A coming to seattie is summer.