Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: SOMALI COMMUNITY ORGANISATION OF ILLINIOS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIRAHMAN

Unrecorded Date
waxaan ogaysiinayaa dadka soomaaliyeed ee ku baahan adduunka in ay soomaalida degen magaalada CHICAGO ay ku guulaysatay in asaasaan xafiis u shaqeeya danaha dad k ku nool magaalada iyo kuwa kusoo kordhaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalo

Unrecorded Date
Ragoo naase yare muxuu isgeeyay meel uusa joogin waxaan ku noolahay CHICAGO mana arkin soomaali israacday oo ku nool chicago ilaa midii aan anigu daday oo aheed ciida adigana kuguma aana arag ee hadii aad rato dad israaca isku kaayo keen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WALAALO

Unrecorded Date
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REER CHICAGO

Unrecorded Date
Mr.Abdirahman

we thank you that you inform us such a wonderfull news that makes us happy.
we are very much happy to have a Community Office in Chicago.we are also want to encourage you and your group to serve all Somalians equally.
finaly we are saying God bless you.

thanks to you and your group.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali ku og.

Friday, July 07, 2000 - 11:55 am
Adduunyo , war nin yahow Somali Community of IL sheeganaya ha is ceebayn, Laba arrimood awgeed, horta Chicago waa magaalo aad iyo u weyn marka labaad Soomaalida Chicago xafiis ay leeyihiin uma cusba oo waxay diwaan gashadeen 1993dii muddo haatan laga joogo 7 sano , ciddii Chicago timid muddaddaa illa iyo hadda way garan kartaa , waana xafiis beelaha soomaaliyeed u dhan yihiin inta Chicago joogta , Markaa midka aad adigu hadda unkumeysid ma mid qabiil baa? Dabcan haa, dabcan haa . Waxaan haddaba ku leeyahay , waxaadan horey soomalinimo ugu sameyn hadda soomaalida israacdeyee midowdey ha ugu hor iman ee dadkaaga dhinac ka raac oo ku biir dadka khibradda u leh hoggaaminta howlaha bulshada dadweynahana uga faa'iideyn kara , waxa ay u baahan yihiin.Haddaa soomaalinimo ay ku heyso car shirka is heshiisiinta beelaha soomaaliyeed ee Djibouti taageer sida Bulshada reer Chicago ay ugu wada idil yihiin midnimada marka laga reebo qabiiliga keligii taagan ee adigoo kale ah.Taas waxay caddeyneysaa fal xumadaada. Haddaba dib ha inoo dhigin waxaan leenahay credit ka badan midka hadda aad adigu unkuntey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANNA

Tuesday, December 12, 2000 - 09:09 pm
HI ALL REER CHICAGO
I CAAWIYE WIIL REER CHICAGO AYAA IGA MAQAN OO C/HAKIM AHMED OO MAREEXAAN REER DIINI AH OO CHICAGO/ILLINIOS DAGAN FADLAN HADAA GARANAYSAA
II SOO TABIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL

Tuesday, January 30, 2001 - 02:54 am
WHAT IS THAT ,YOU TALKING ABOUT DOOLI COMMUNITY OR WE TALKING SOMALI COMMUNITY EXPLAIN THAT ONE MR ABDIRAHMAN .