    NEW CONVERSATION | Unrecorded Date REER NORWAY MAXAAD HASAAN MAXAAD ISU TARTEEN WAXAA IDINKA MUUQATA TAFARAARUQ WAAYO BOGIINU WUU BANAAN YAHAY MANA GARANIN SABTA ANIGU WAXAAN IDINKULA TALI LAHAA INAAD WAX WADA QABSATAAN OO KA FIKIRTAAN CARUURTIINA LAGAA LAYSIINAYO WAXAAN MAQLAY INAY KU TAHAY ILMIHIINUU INAY XIISADA MASIIXIGA BARTAAN RAUNTII WAA ARIN LAGA MURUGOODO WAXAANA IDIIN HABOON INAAD ARINTAAS KAFIKIRTAAN WAAAYO CARUURTU INTAY YARYARYIHIIN WIXII LAGU SHUBO UNBAY NOQONAYAAN RAALINA IGA AHAADA WABILAAHI TAWFIIQ WASALAAMU CALYKUM WARAX MATULAAHI WABRAKAATUHU |
    wareersan | Unrecorded Date markaaan maqlo Norway waxaa maskaxdeyda kusoo dhacda gabdho somaaliyeed oo yar yar oo dhilooyin noqday raacana bakistanka iyo ajaanibta rag khamriga iyo xashiishada caba. masidaas baa? |
    Anonymous | Unrecorded Date Wareersan - Dhilo waa dhilo marka Xamarba buur karole ayey leheed ee wax muhiima oo aad ka hadasho ma haysaa? Mise waxaa tahay in gabdhaha Soomaalida xaaraan nimanka Soomaalidu ugu tagaan waa iska OK laakiin waxaa khalad ah inay dad kale la raaxaystaan? Waddankaas dad badan oo sharaf leh ayaa kunoole shiilhoow aflagaadada iska daa. |
    ANNON | Unrecorded Date wareersane jævlig idiot! |
    Huska | Unrecorded Date To: Wareersan Asalamu Calaykum. Wareersan meel kasta ayay gabdho iyo wiilal soomaaliyeed ku halaabeen ma aha Norway kaliya, fiiri meesha aad joogto adigoo adiga iska bilaabayo, hana u qaadan caay aan kuula jeedo. |
    gorse | Unrecorded Date ASALAMU CALYKUM WA RAXMATULAAHI : waxay ila tahay anigoo ka tirsan jaaliyada soomaaliyeed ee degan norway in aanu sidaad sheegteen aanu nahay dad kala jeeda sababtoo ah nagama muuqato wax dadaala ama firfir cooni ah sidaa awgeed waxaan ku talin lahaa in aad noo soo gudbisaan talo iyo tusaale oo aydinaan na dhaliilin gorse |
    caraweelo | Unrecorded Date to wareersan waligaaba wareersanoow walaashiis .waxaan kudhihi lahaa in aad gabdhaha soomaaliyeed cayda kadayso ayaga iyo ilaahood ayay kadhxaysaa waxay raacayaan so adiga taada ka adkoow .teeda kale hadaad wax fiican sheegayn waxba ha sheegin waa dardaaran ok SIS wareersan U got that .marka xiga hadal qiimaysan baan kaa sigayaa. byee norwey ppl and take care bro/sis |
    Cabdow | Unrecorded Date Dhibka ku jira muxuu yahay hadday gabdhaha somaliyeed niman kale raacaan, waayo nimankii soomaalida ayaa qayr masuul noqday. Laakiin waxaa ila quman hadday rag kale raacayaan in ay quality ku raacaan, oo aanay ku ugu liita ee meel kale waayey aanay raacin. To Ragga soomaalida " BE RESPONSIBABLE BEFORE YOU BLAME " SORRY IF YOU DO´NT AGREE WITH ME!!!!!! |
    HUSSEIN | Unrecorded Date Waar bahalkan dhagaysta marka hore Wareersane joogi dumarka soomaliyeed ee aad cayeyso,Waa fool xumee. marka hore dumar iyo ragba dadka Noorwey jooga ee xun, ogaada way la yimaadeen xumaantee. DHalinyarada ku gortay amse ku dhalatay NORWAY Way ka wanaagsan yihiin kuwa sida adhiga soo galay Norway without vision,goals. Marka aan ka waramo magalada aan joogo ee STAVANGER, SOUTH/WEST NORWY waanu isku duuban nahay,waliba xaga diinta, masaajidka, wax u dhigida curuurta. Lakiin waxaa jira dad waawayn oo walida kala somalia, amse carabta oo uu caruurtu ku dayan karto. Dadka aan aqoon wadanka NORWAY AMSE FIKRADO kala ay ka dhaadhacsan yihiin, READ HER! NORWAY wa wadan ay ku nool yihiin about 5 million oo qof,kana tirsan wadamada scandinavia. Waana wadamada aduunka ugu taajirsan. Laf dhabarta dhaqaaluhu waxaa weeye Petroleum(oil ang gas),kaluunka,aluminium. Dadka Norwegian ka ah waa dad qabow oo aan xidhiidh ku dheerayn,laakiin xoog u dhibaado yar. CUSURNIMADa, wadankan waa lagaga ladan yahay marka loo eego wadamada aay jaarka yihiin Danmark, sweden. Dadka soomaliyeed ee wadankan ku nool madankiisu waa dad wanagsan, lakiin waxaa jira qaar badan(rag iyi dumar ba) oo wareersan oo aan ogeyn xaga ay yimaadeen, sababta ay u yimaadeen iyo waxay ka qabandoonaan, amse ay ka qabanayaan. Sababta reer NORWAY ay xidhiidh ula samayn wayday dad kale waxaa weeye soomalida dagen halkan ma haystaan(80%)computer sidaa daraadeed xidhiidh kooda idinku yar EE MAY SEEXAN SAXIIBAYAAL HADII AAD HEYSAAN WAX SUAALE KU SAABSAN NORWAY IYO DADKA DEGEN, FADLAN about me Waxaan iminka ku noola Norway mudo ah 20 sano Markii aan norway imi waxaa joogay 6 nin oo seamana oo dhaqan adag oo somalidii saxa ahayda laakiin badawa. my eduction I am a senior graduate Engineer, AND WORKING FOR BRITISH PETROLEUM IN NORWAY. |
    zamia | Unrecorded Date to hussein ala yaa cizak walalkiis naga qabo dadkan aan norwey waxba ka aqoon ee dhegta ka maqlay . laakiin husseinow waa runee weynu kala dadsan nahay waayo weli ma arkin dad halkan ku nool oo is caawinaya ama ayaga xataa naftooda wax u qabsaday . maxaa comp. u diiday sow cilmi xumo iyo dadnimo xuma ma aha dhaqaale uma aysan waayini ee aawey horta skool ma la tegaa. wadanku wax ma qabo ee soomaalida soo gahsay baa aad u danbeysa . ilaahay wax ha u kala furfuree |
    hussein | Unrecorded Date zamia Taasi waa runoo somlida norway joogta,amase somali oo dhan mel walba ha joogeene iskuma duubna. Waxaa is waydiina taas maxaa ugu wacan. Aniga waxaanuu shaki igaga jirin meel qabiil iyo qabyaalad,cilmi daro ay taalo inaan isku duubnaan anayn jirin. Somalidu dhibaatadeeda ma qirato ee waxaa u cad ta dadka kale. Xilikan waxaa diintii lugu badalay qabyaalad. Waxaad argaysaa wadaad wayn oo diinta ku xeeldheer laakiin markay qabiil timaado maryaha dhiganaya oo budh qaadanaayaa xag iyo xaqdaraba. Kuwii kaasi u waadaad ahaana ka waran. qabiil/qabyaalad waxaa badali kara waa cilmi iyo horumar, ilaah ka cabsi. Marka qabyaalad la tirtiro ayey isku duubnaana imanaysaa. |
    ja maal | Unrecorded Date Hassan waxaan aad kuugu mahad celinayaa sida wanaagsan ee ad ugu jawaabtay dadka wax qoraya waxaanay waxba ka ogeyn ama cilmi uga lahayn . Anigu waxaan kula talin lahaa Somalida markay wax cambaaraynayaan ama wax ka qorayaan inay tahay wuxu (reall). Wada hadalku ma xuma kamana soohorjeedo sida wax loo sheegayo aan diiday, |
    hirsi | Unrecorded Date to: hussein walaal aad ayaad u mahadsantahay sida kooban ee aad noogu sheegtay taariikhda norway anigu norway ma degani ee waxaan deganahay finland,markaa soomali waa soomali meelkasta uu joogo mana naqaano waxa aan halkan u nimid,takale ee iga qoslisay waxa weeye wadaada waa run iyagoo gadh dheer bay qabiil ku hoos wadaan oo misaajidka tagto waxaad arkaysaa iyagoo qabiil isu haysata,markaa umadan dhib baa haystoo waa halkii laga yiri,("cidna uma maqna ceel uma qodna") god bless you |
    LibaaxOslo | Sunday, March 18, 2001 - 06:21 am Waa su aalee reer Norway maxaa idin ku dhacay? Waa jawaabee,Barafkaan umalaynayaa inuu hafajiyay, waraa haye , maxaa cusub hadla, halloowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww Libaax Oslo. |