Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: India: TIRADA SOMALIDA INDIA JOOGTA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NACIIMA

Unrecorded Date
FADLAN WAXAAN U BAAHANAHAY INAAN OGAADO TIRADA SOOMAALIDA INDIA JOOGTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NEEFOOWKANIINI

Unrecorded Date
Qofku ma soo sitaa ,,Waar soomaali weyn baan waligeed wax sax u sheega aan la hellin tiradeeda ,,bal maalinka maanta ah weydii inta tirada soomaali la egtahay walaanan la garan oo waligeed soomaali la tirin macaada laahi kuwa qurba nacas dhex hurda ee dowlad iyo safaarad toona laheyn,,

NEEFOOWKANIINI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marathi

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin
naciima: walaal ma reer hindiya ayaad tahay mise
wadan kale ayaad joogtaa.
xagga tirada kama caawin karo laakiin waxaan jeclaan lahaa in aad weydiiyo arday ka dhigata
hindiya in arrinta xal u heli karaan in kastoo
ay adagtahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiini

Unrecorded Date
MA Cabdicaziiz Marathi baa ninka inuu naciimo caawiyo doonaya ,,,isku day inaad caawiso oo aad u soo sheegto inta soomaali ku nool india inaad halakan aaad ku soo qortaa,,,,!!! uma maleyn!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr danmark

Unrecorded Date
Cabdicasiis marathi wali ma bombay ayuu joogaa? war soow islaamihii qararaftu ma cayrtoobin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUFU

Unrecorded Date
halloo every body:

waxaan joogey indiya shan sanadood, madras, puna banagalore, laakiin hada kanada yaan joogaa kolkaa gabadhA naciimo waxaan odhan lahaaa walaalo indiya way weyntahay oo magaalooyinku way kala fogyihiin kolkaa qofanA ma ogaan karo tirada dadka soomaalida ah ee ku nool, laakiin ardayda jaamacada ama kuliyadaha ka dhigta weydii.

sida yaaad ku heli kartaaa SOOMALIDA JOOGTA indiya

CABDI MARAADHI HADII KA AAN MOODAYO YAHAY WUU KALA GARAN KARAAA DADKA MEELAHA Y JOOGAAN

BYEEE SUUFI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinduslodge

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhammaantiinba
aad baan u jeclaan lahaa inaan halkan kala xiriiro ardeydii joogi jirtay india.Anigu waxaan joogi jirey pune,waxaan halkan ka gartay abdi marathi ama dhukur oo joogi jiray panchigani,maharashtra.MR danmark xagee ka joogtay
india,war hala idinka helo, haddii aad garanaysaan
abdalle pasarella oo deganaa pune khaasatan pune1
hindus lodge aad ayaan u jeclaan lahaa in aan warkiisa helo.
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr danmark

Unrecorded Date
to:hindustanlodge
saaxiib waan joogi jiray pune, waxaan ka aqaan madar, galbeed, cabdicasis amore, siraad cali faarax. panjgani wax yar ayaan joogay laftirkaygu. ninka aad sheegaysid ma aqaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NeefoowKaniiiiiini

Unrecorded Date
,,,,, Dadka aad sheegeeysaan waan idiin wada garanayaa ee yaa toloow ii soo kala caddeeya meelaha ay ku kala noolyihiin ama haddaad arkeysaan ,,,,inkastoo aan maqlay marathi waa ay xireen oo waqti dheer bey ku xukumeen oo aansa caddeeyn karin waxa ka jirra,,,,, ee Cabdicasiis Amoore kolley inuu Canada soo aadayay baa iigu war dambeysay ee ruux alle iyo ruuxii war ka hayo ha ila soo socodsiiyo ,,,,, Cabdalla Passerella warkiis aad baan ugu baahnaa ,,,Akyaarta ha la iska war hayo ee calal agal Faduma Nagar iyo hala isa soo xasuusiyo GIORGIO,,,... bye bye bye

N-E-E-F-O-O-W----------------K-A-N-I-I-N-I-

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinduslodge

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhammaantiinba
waa hinduslodge,si tafatiran anigu waxaan deganaan
jiray hindus lodge sanadkii 1986 abdalle pasarela,saalim carab,abdi mire,kadus,saciid arab
waxey ahaayeen asxaabtaanu wada degeneyn.abdiaziz
amoore si fiican baan u xusuusta laakiin meesha uu
joogo garanmaayo waxaa jeclaan lahaa in halkan la isku dhaafsado dhalinyaradii hindiya qof waliba
meesha aad ku ogtahay.anigu waxaan ka baxay pune
university sanad dugsiyeedkii 1986 as science student.waxaanse aad ugu darsaday resturant george
baabaajigii iyo mastaana drink.
waa hindusloge oo idin leh maqal wacan.

marian

Unrecorded Date
walal waxaan radinayaa gabdh inadertay ah oo la dhaho Muna Abdi aziz Garad oo dhulbhante bahararsme ka ah waxay wax barasho u aaday 90 india markii igu danbaysay somaliya baana igu danbaysay 89 waxaan maqlay inay la dagan tahay gabdho ay habro wadaag yihiin oo ah isaaqhabar awal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinduslodge

Unrecorded Date
Marian:walaal waxaa iigu dambaysay india sanadkii
1986 runtii waxaa garanayaa aabaheed Abdiaziz garaad jama oo markii iigu dambaysay muqdisho
inaadeertiis aniguna waxaan ahay wiil cidaha ah
waxaana deganahay U.S.A.Haddii aan helo qof garanaya aniga ayaa ku soo tabinaya
sidaa iyo is maqal wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaceel

Sunday, September 03, 2000 - 06:18 pm
waxaan. ahay.nin dhalinyaro.ah.eejacel.gabar.soomaliyeed.oodiinteedu tahay musli.waxaan rabaa in laega caabiyo.dhipaatada iheesato laega caabiyo.walaalayaan.waxaan ku noolahay india? gabaan jeclaana waxay ku noo sha hay u s a bale waxaan ku wada noolaanjirnay. wadanka india.siwadajir.ah.gabadhaasi waxay aheed qof xaas ah.oo caruurle. maxaa ku falifay.in ay qofjaceelkurido?walaalayaa hadaa dooneeso faahfaahin.egala soo jirii.mohamud37@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Thursday, October 19, 2000 - 08:51 am
WAAD SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIINBA.
my name is Hassan and i have lived in india 4 11 years and now i'm staying in united states waxaana rabaa in aan u sheego mr-danmark in uu ninka layiraahdo c/casiis amoore uu daganyahay london oo uu india katagay 1994 kii.
waxii kale oo layaqaan waa lahilakaraa ee magacyadooda ama neenaastooda kusoo qora halkaan.

thanks Hassan (Biikalo)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Thursday, October 19, 2000 - 09:01 am
HI!
naciimo waxaa soomaray india dad kabadan 500 oo qof marka dadba meel buu daganaa inkasta oo ay soomalidu u badneed magaalooyinka lakala yiraahdo new delhi,bombay,pune,markuu sanadku ahaa 1986 ilaa iyo 1995 lakiin hadda soomaalida joogta india waxay u badanyihiin magaalo layiraahdo hyderabad oo waxaa ku badan muslimiinta waana magaalo aad u wanaagsan,waxaana u badan dhalinyarada waxayna gaarayaan 150 oo ayagu ka dhigta jaamacado waayo magaalada ayaa waxay tahay magaalo arday.
mida kale waala daganyahay pune,bangalore,madras iyo magaalooyin kale laakiin ma gaarayaan hyderabad soomaalida ku nool.

Hassan (Biikalo)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kacaan-diid

Wednesday, November 08, 2000 - 01:11 pm
Hinduslodge,

I too, have spent some time in India. I know Salim, and he currently lives in Virginia. I believe he stayed in London, England for a while before moving to the states.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abu-shucayb

Thursday, December 14, 2000 - 10:45 pm
waad salaamantihin dhamaantiin
walaalayaal waxad i soo xusuusiseen india waxan degenaan jirey pone induslogna maalin walbaan ag mari jirey.
waxan wada degenay walaalahay oo aan anigu ka tegey 1991 waxana india imi 1989
waxa weli nagaga sii hadhay walaalkay oo yar oo 10 sano hada degan wuxu se u guuray hydarobad
dadkaa sheegteen waxan ka xusuustaa maradhi
hadaad u baahan tihii aan walaalkay indin siiyo isagaa pone degenaa ilaaa 96 hada hydrobad degan.
e.mail waa shucayb41.hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiaziz

Monday, December 25, 2000 - 11:10 am
hello. walaal wax magacayga la yidhaa abdiaziz ahmed musa dage waxaan daganahay india magaalo la yidhaa aurangabaad waxaan jeclaan lahaa in aan u jawaabo naciima walaal naciima hadaan kuu sheego tirada dhabta ah ee ardayda dagen india iyo waxoogaa xaasas oo halkaa degan waa ilaa shan boqol oo qof sida la og yahay tir koobkii ugu danbeeyay ee la sameeyo inkastoo ardayda ka dhameysa waxbarashada undia ay u dhoofaan dalalka reer yurub hadan tiro sax ah lama ogaan karo oo maalin ba mid ayaa dhoofaya markaa walaal waa intaa tirada dhabta ah ee ardayda india joogtaa
aradydu wax imika u badan yihiin arday ka timaada hargeysa laakiin kuwii hore waa ay ka tageen india arday fresha ayaa soo gashay dalka india oo wada culima ah wadaado edeb leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guurdoon

Wednesday, January 31, 2001 - 05:05 am
to.abdiasiis waad salamantahy waad ku mahadsan tahy sidi aad noogu shegtay somalida dagan hindiya laakinse waxan rabay inaan ku waydiiyo waxaan jeclan laha gabarmuslin ah oo hindi ah in aan guursado e arintas ninyahow waxma iiga sheegi kartaa mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ixtiraam.

Saturday, February 10, 2001 - 12:04 pm
waad salaamantihiin dhamaantiin waxanm ahaan jiriey dhalinyarada daganayd magaalada hayderbaad laakiin aad baan u aqaan dhalinyaradda degenaa punne qudus,jaamac, madar, galbeed ,mustaf dhaqane,cabdicasiis amore, yuusif cali, lazy, burhaan xabash,abdishakuur(xabada wayn),xassan xaaji.gabdhaha siraad,sahro gacal,caasha ismaciil, sahro,ruqiyo,hidaayo,faadumo ingiriis, baarliin..dhalinyaraddi haydarabaad waxaan ka garanayaa ... lasoco kuwa haydarabaad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ixtiram

Saturday, February 10, 2001 - 12:12 pm
waxaan haydarabaad oo magaladaydii ka xasuustaa
(iskashato) heeco,mulki,m.cusmaan,biibaye .hassan fuaad ,talagu ,gurey, saciid yare, elvis .fousio cali salaad, shukri,suways. amal,fouziohagi, mmj.khaalid, saciid ilkacas,xuseen iyo xassan mataanaha. buraale,aaden dheere, axmed daahir,
iyo qaar kale oo badan waryaa soo warama

9(

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Sunday, February 11, 2001 - 05:21 pm
waryaa guurdoon.

waxaan kuu sheegayaa cimrigaaga allaha gaabiyee ma gabar soomaliyeed baad eaysay meeshaan meel gabdhaha hindida laga raadiyo maha nasiibkaaga iyo nasiibdarada ayaan la yaabahanahaynasiibkaaga soomali baad tahay nasiibdaro wax weeysay oo hindi baad raadinaysaa cuqubo kuu dhacday .
ugu daynbayn aad india taas baa kuu fudude.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iskaashatada

Thursday, February 22, 2001 - 12:24 am
ixtiraam,

Waxaan ka mid ahaa iskaashatada aniga iyo bile waad naga tagtay ee nin yahow sidee xaalkaagu yahay. Waxaan joogi jiray india 1986-87. dadka aad soo sheegtay holland ayaan qaarkood isla deganayn, haddase badankood way ka guureen.
Ixtiraam magacaaga saxa ah maadan soo qorin sidaa darteed kuma garan karo, laakiin nin si fiican hydrabad u yaqaano in aad tahay ayaa ii muuqata.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamadey

Thursday, February 22, 2001 - 12:38 pm
Reer India yaa reer Alighar iyo New Delhi joogi jiray 1981--1986 gaar ahaan Alighar dhalinyaraddii Abdi Adan-Orso-Mahamud Jama - Abdi Hagi jeehaa-Liban A Egal-Halimo Galoos-Hussein Wayne-laymon-Abdiaziz Tuulo-Abdirisheed Oshkosh-Ahmed Mire-Takar-Abdullahi M Ali-Muqtar Qawane--Maryan Tabid-Rashiid Futo--Mohayadiin Ali- Hassan Hagi-Aweys Black and so on iyo Reer Pune--Sirad Ali farah - Mahamodey-Abdirizak Gudoomiye-Maryan Garas-Qadra Awil- and so on soo Hadla haddii Qof ku danbeeyo India Mohamadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ixtiraam

Friday, February 23, 2001 - 09:14 pm
to. iskaashada
waad mahadsantahay qalad ayaad iga fahamtay dadka
aan meesha ku soo qoray kama wada wado inay ahaayeen iskaashatada ee iskaashada waxaa ahaa oo kaliya ilmo cismaan iyo heeco biibaye inta kale oo aan kuu sheegay waxay ahaayeen dhalinyadaii haydarabaad balse koley intaan qoray iyo intii aan ka tagay waxaa badan intaan ka tagay marka waan ku gartay qofkaa tahay haddaad bile sheegtay waxaa tahay waa kuu soo gaabinaya m. dhe.....sida kale dadka intooda badan waan iska war haynaa
bakse adiga wali meel kuguma maqal ee eebow soo waran ninkaan kuu maleeyay ma tahay.puna aan u malaynayaa in ay iigu kaaga danbaysay bile xagee ku danbeeyay waa ku kaa......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hinduslodge

Monday, March 19, 2001 - 12:26 pm
Ixtiraam:salaamad aad ayaan ugu farxay dadka aad soo tirisay.Waxaan degaana hinduslodge qudusi,saalim carab, saciid carab, abdi mire,abdalle paazarella iyo aniga.waxaan kale oo aanu wada deganayn yusuf ali,lazy,huwa iyo quduusi.war ha laaga helo waxaan anigu waxaan deganahay virginia,u.s.a.

waad mahadsantahay
hinduslodge