We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waxaan nahay dad somalia iyo germal isku jira (xasas). waxaan aan aad iyo aad uga baahnaan lahayn cid naga caawin lahayd meeshaan buugta caruurta oo af somali ah ka heli lahayn cidkasta oo habayaraatee warbixin arintaas ku saabsan hanala soo xariirto. waxaa. ujeedadeenu tahay inaan caruurteena dhaqankeena wax gaarsiino, intaan awoodno. waxaan ku tala jirnaa inaan caruurta isbuuci laba mar qof anaga naga mida cashar dhaqankeena siiyo walalayaal aan war idinka helno e-maylka waa .nurboxdorf@hotmail.com mahadsanidiin ururka Midnimo ayaa idin salaamaya nabaday
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salaamu Caleykum Wie gehts dir? Walaal waan fahmi karayaa dhibaatadaas. "Das tut mir leid". Saaxiib halka wadamadan nordiga la isku yiraahdo, waxaa aay leeyihiin buugaag isku mida oo caruurta afsoomaaliga looga dhigo, balse ma garanayo meel sax ah oo aan kuugu tilmaamo. Waxaa mar maqlay in macallimiinta ilmaha afsoomaliga barta ee yurub & Canada shirweyne ku qabsadeen Sweden, halkaas oo looga doodayay siddii dhalaanka soomaliyeed loogu suubin lahaa manhaj iskuuleed oo isku mid ah. Wixii shirkaas ka soo baxay garan mahayo, balse wuu dhacay. Insha'Allaah bal waxaan radin wixii akhbaara ah oo kusaabsan arrinkan, anaana e-mailka kaala soo xariiri doona markaan wax helo. auf wiederhören Ansaari
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hallo, Bruder vielen Dank nochmal waxaan sugi akhbaartaada , haddii alle idmo nabaday . nabaday . abdirisaaq nur tschüß ansaari oder aufwiedersehan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date English please, stupid neo-nazi german.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date No need for that kind of language, if you don't have anything intelligent to say, don't say anything
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaama caleykum Walaalayaal waad salaaman tihiin. Aad baan uga murgay baahida idinka haysata buugaagta luqadda soomaaliga. Walaal waxaan idinkal soo hadlayaa magaalo la yiraahdo rebro oo ku taalla koofurta dhexaad ee Sweden. Walaal buugaagtaa waxaad ka heli kartaan yar la yiraahdo Mahdi Warsame oo qora sugaanta soomaaliyeed e-mail elevericentrum@hotmail.com Walaal guul baan idiin rajeeynayaa ku dadaala afka hooyo.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waan idinsalaamayaa walaalahayga jermani, Salaan kadib waxaan rajaynayaa in aad hesheen Buugtii aad u baahneydeen hadii aysan taa jirin Waxaan idiin hayaa labo buug oo sheekooyinka Caruurta ay ku qoranyihiin. Intaa kadib waxaa jiro urur aad u wanaagsan oo Aad isku magactihiin oo waxbarasshada caruurtoodu Ayaad u sarayso ayagana waan isku kiin xirilahaa. Waxaan idiin rajaynyaa qayr.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date abdirizak miyan ku garanaya wiilkii murale miyaad tahay bal bari halkan fariin ugu dhaaf haddi bari tiimaadid warre baan ka raaba inaad nabad qabdid waxa barashadaadi ka waran hal kay kumareeysa bye zainab
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to: ururka midnimo. salaan kadib aad iyo aad baan ugu farxey qoraalkiina,waxaan idin rajeynayaa horumar iyo baraari,waxaan idin kugula talin lahaa in caruurta aad bartaan quraanka,salaada,af soomaliga iyo wadankena inaad ka ilaalisaan qabyaalada iyo qaadka oo aad u tustaan in soomalinimada iyo islaamnimada ay xoojiyaan,in dadka aad la dagan tihiin ey xiriir wanaagsan ey la yeeshaan,oo wixii wanaag ah ey ka qaataan sida cilmiga iyo horumarka waxaad kala xiriirtaan wixii buugaag ah canada ama london halkaas baad ka heli kartaan anaga reer holland wax buugaag ah kuma aanan arag, macsalaama waa yuu
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, August 25, 2000 - 06:06 am waad salaamantihiin dhamaantiin. I am somali internet users in Germany
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, September 14, 2000 - 05:34 am lol yo! redman what ya sayin hit me about this ppl from germany hit me thug so u from uk aight so big up uk ppl and big up my thugs from uk sheffield ppl list up i whant somalian girl who lives in gherman in boon or kollna im from uk peace out d m x uk
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, October 17, 2000 - 04:53 pm walaal halkee baad dagan tahay waa ururka midnimo ninka isu qoray.aniga waxaan daganahay koonfurta hessen anagoo badan oo dagan ayaa wax kula qaban laheyn,urur ahaan iyo caawinta waxbarashada caruurta soomaaliyeed ee dalkan ku dhaqan waad mahadsantay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, October 18, 2000 - 02:02 am yo dmxuk and readmanuk f*ck you and your mothers bitchers this is germeny motherfuckers iher hoeren come and suck my dick P.S. hi HITLer
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, November 04, 2000 - 01:55 pm Ururka midnimo si aada ayaanu Dhambaalkiina ugu faraxnay.Annagu waxaanu nahay reer Somali ah,hase yeeshee isla markana ah deutsch.Waxaanuna deganah- ay Suddeutschland,Marka walaalayaal halkana nagala soo socodsiiya meesha aad Deutschland ka degantih- iin iyo in Ururka midnimo u furan yahay dhammaan Xaasaska meel ay degan yihiinba. Waad mahadsantihiin. Tschüss bis bald.
|