    SAMI EGAL | Unrecorded Date IAM STUDENT OF ANTHROPOLOGY AND HISTORY , I WOULD LIKE TO SHARE UR THOUGHTS ON POSSIBLE ORIGINS OF THE SOMALI , WAT R UR THOUGHTS ON THEORY OF THE SOMALI BEING PHAROAH ORIGIN . |
    Queen Sheba | Unrecorded Date No need to post your message 3 times!!!!!! Don't think you will get more response by doing that. Actually it is irritiating to see the same messages more than one time. |
    SAMI | Unrecorded Date U DON'T HAVE ANYTHING BETTER TO SAY , PLZ SHUT UP , |
    SHARMAKE | Unrecorded Date Nigger what's up with you, don't you know that the pharoahs are claimed by all races (arabs, caucassians, jews, ethiopians, other africans). This is history that you are talking about, and there's no allot of evidence saying they are somalis. So brother man, drop this bolshit and start talking about the real problem. We have been nomades for our entire existence and history never mention a nomade nation that build great civilisation. We are now in a state of total destruction and assimilation, this is the issue, not the pharos or stupid mummis dated some 5000 years ago. THANKS. |
    Gamadiid | Unrecorded Date You could be right, ancient somalis had relations with the Pharoahs, in the tembel of queen Hapsisut which i visited in 1979, there are pictures of the somali queen at that time with a typical somali dress. In the somali language and tradition there are olso similarities. But true this is an old age history with alot of doubts, but worth researching. Yours Gamadiid |
    The journal | Unrecorded Date MATES what's the problem here? didn't ur parents told u bout ur background history?. what's this proahars and crup u talking. Common get real and say somethign that has ann effect on our daily life. |
    Macaani | Unrecorded Date SHARMAKE, let me correct u on one thing bro,somalis have never been nomads in their entire existaence,southern somalis(from hiraan and downwards) had farms and farmed,they also had great ancient cities--muqdisho,cadale,warsheeq,marko,afgooye,baardheere,baraawe,kismaayo ect.Nomads, killer-poets are only true of northern somalis!!!! |
    Mr. Calanley | Unrecorded Date To Sharmarke, Bro, you are roaming in the wild west, who is northern, who is southern in the somali clan context? no body, they are mingled with each other, and true most of the somali people are nomads, some southerners are norhtrenes, and some southernes are northernes, and all poets are not killers, but wise true somalians. Mr. calanleey |
    Mr.Calanleey | Unrecorded Date To: Macaani not Sharmarke Sorry From Mr. Calanleey |
    Ebrahim. | Unrecorded Date salaaman , marka hore plz dadka iska hadalka meesha u jooga meela kale aya laydinka bahan yahay taa ogaada walaalayaal waxaadan aqon u laheyn waa caadi m agaranayo dhaha si laydinka jahil bixiye , nabigeena ( NNKH ) waa kii yiri dadka waxaa ugu xun ninkii jahil ah ee is moodo in uu wax yaqaano. walaalayaal meesh cilmi iyo aqon is weydarsi ayaa l adooni ee bilahui caleykum naga daaye qash qashaada. moduuceni didb aan ugu noqdo: walaal Sami Egale waxaa wax aad xaqiiqd augu dow xiriirika somalidii hore asalkoodi iyo taas waa dalil cad lakin dad badan oo sida kuwaan meesah wax ku qoray oo kale ayaa diidan oo arintii iska indha saabaya , marka walaal arintaan waxaa bari dhexdaas ah sanadkii 1998 lagu daabacay jariidad ka soo baxdo dalka imaaradka carabta oo la yidha ( AL KHALIJ)fadhigeeduna yahay emmarada sharjah . ayaa si aad ah ugu hadashay aslaka dadka somalida iyadoo soo qaadatay wax yaabo aad ugu dhaw runta oo la taaban karo kaaso ay ka mid yihiin lugada somaliga iyo dhaqanka somalida iwm. jariidadu waxay soo xigatay warar lag asoo aruuriye dadkii wax ka qorey tariikhdii maraasidii hore . waxbo yaan war kugu dalininee , ujedadeydu waa : HAA SOMALIDU IYO MASAARIDII HORE (PHAROAH ) waa isku original . sida l awada og yahay intii reer ee so xuntay masar ee ahaa fircoonada waxay dhamaayeen markii laysku soo duubo dhaman ilaa 12 qaarn awaxay yidhaah daan 22 , marka itaas labo caailadood mooyee oo tarikhdoodi la xaqiijiyey uun baa ah dadka loo yaqaan NUUBIYEEN oo degan waqooyiga sudan iyo konfurta masar , inta kale ee soo hartay waa markii laga gooyo labadaa reer ee NUBIYEENTA ayaa layku raacay in ay ahaayeen isku caailada hal ah , lakin la garn kari waayey aslakoodi meesha ay k ayimadeen , dad badan ayaa yidhi waxay ahaayeen oo laga yaaba in ay ahayeen GERIIGA lakin arinta marki la baray waxay noqotay wax aan lahayn asal, marka culimadii ayaa isku raacay in ay bal baaran dhamaan inta qoomiyadood ee ku xeeran bal dhulkey daganayen ama ay xumuki jireern,waxay isky raacen in ay bal raacan wabiga NIILE oo waxay u raacen ilaa hos haraha waayen ee victoria oo intaas oo dhul dadkii daganaa iyo dhaqankoodi iyo afkoodi iyobo caadoyinkoodi ayey u bar bar dhigayeen tii masaridi hore si ay suaashoodi ugu helaan jawaab , nasiib daro intey soc deen dhulka weyn ee wabigaas NILE uu maro waxay la kul meen dad aad u fara badan oo qoloba waxa xooga k aheesato wax lagu tilmaami karo in ay asalkoodii ahaayeen masaridii hore. walaal kadib waxay ku soo noqdeen kor ilaa ay k asoo gaareen hadana ethopia halkaas oo asna u wabig amaro , kolkey soo dhaafen harere oo caro somali soo galeen ayey waxay heleen waxyaabo ku dhiiri galiyey in ay tagaan ilaa gudaha somaliya waxyaabihii ay meeshaas ku arkeen oo jawaabtoodi ka si saciday waxaa k amids aha iyagoo xagii dhaqankii faraacinada ay k aheleen somalida dhexdeeda, iyo xaga luqada somalida oo iyana aad ugu dhaw. walaalayaal waxaa laag yaaba in dadkin badan kiisa la yaamo ama inkiro lakiin mid yar iga hooya intaadantala diid noqon , hadaan in yar bal runt ak ahadalno dhaqankii somalidii hor e dhar ahaan wuxuu ahaa xagga dumarka : marado dhabarka laga guntado oo cad iyo boqor cas oo dhexda ku xedhaan , iyo timaha oo la titco , biraha ay ku xedhaan gacmaha iyo xusilada , kuusha dheer ay qoorta ilaa naasaha dhexdooda ku xedhaan hablihii hor ee somalida iyo midkaloo timaha lagu ceshto oo iyana laga sameye bir oo u sa meesan sidii qaab mas oo kale xaga raga , marada cada ee aan hoosta ku xerano taas oo ah dhaqankeena laynagunagarto hadaan nahay somali . xagga luqada , marka hore af somaligu markii dadkii wax ka qoreen waagii la qoray waxay yidhahdeen : afsomaligu wax uu k akooban yahay dhawr af oo isu tagay o kala ah : 40% afka oromada , 20% afkii maraasidii hore iyo kuwa kale oo sidaas oo kale ah .' sidee somalidu afkii masaridii hore ugu jira afkeena? ? hadaan si cilmi ah u hadalno waxaa jira erayo badan oo aynu wadaagno afkii masaaridii hore sida ( biyaha, bisha ,iwm) waxaa kaloo jirt ain somalidii hore ka hore intaanu islamku iman dhulka waxay caabudi jirtay ilaahii ay cabudi jirtay marasidii hore , qaarn awaxa yidhahdaa , dhulka ayaa somalidii hore caabudijirtay , lakiin waxaa jira waxyaabo daliil u ah in ay isku ilaah iyo isku diin heesten , waxaa la helay macaabud ka mid ah kuwii masaaridii hore ay lahaayeen gudaha dalka somaliya marka maxaa keenay haden isku ilaa aheen . dhinaca kale ramsiis I, iyana waxaa la sheegay dintii u heestay in somaliya ay ka jirtay iyana bari . warkii oo kooban waxa jir ashir aqoon is weydarsi ah oolagu qabtay magalada muqdisha sanadihii 1970 yadii oo loog ahadalyey arintaas waxayna culimadii ku hawlanaa arintii aslakii masaridii hore ( kuwaan aheyn nubiyeenta ) in ay ahaayeen isku asla somalida , marka suŕasha kale ee hadan meesha timid ayaa noqotay ma somalidii ayaa asalkoodi ka timid faraacinada , mise faracinada ayaa asalkodi k ayimid somali ???????? arintaas waa arin cad oo mugdi ku jirin oo dhawr dalil loo hayo , lakiin waxa jira in aan somalida lagu kari karin arintaas ayagoo af oo dhan ka bartay waxaanu nahay CARAB taas oo ilaa hada aan daliil cad loo heynin xitaa aan carabta aan nagu raacin in ay somalidu tahay carab !! marka walaalayal cidii wax macluumaad ah nogu soo kordhineyso ha soo dhawaadeen waxay doonanba ha ahate hadii uu leeyahay somalidu waa CARAB ha la yimaado wixii daliil ah ee uu hayo anaganasi xishmad ah ayaan uga dhageysaneynaa, baabkaana hanoo ahaado meel aqoon is weydarsi ah , yusan noqon meel laysk acaytamo , cayda wax ay tarto maleh ee naga aayariya bal . nin walboow waxaad heyso la soo shir tag. wasalaamu caleykum .. walaalkiin EBRAHIM.. |
    sami egal | Unrecorded Date hi there BROS n SIS < just wanna say thankz for all of u n MR Ibrahim in particluar, u have all been helpfull Mahadsanadiin Walaaal |
    Anonymous | Unrecorded Date Hi Samia Cigaal! I just want to contribute something to your quest for somali origin. I have no theory to support this but I think the somalis are decedents of Pharoah because of their love for blood and slavery. There is no doubt that, the somalis are HERMITES, (language cushitic), they share that origin with the people of northern Kenya (boranas, gabras, rendile and galas), ethiopians, sudanese, Barbers, the tuareg, Chadians and libyans. With the coming of Islam to somalia, everything african was impopular, because everyone wanted to looklike or act like the prophets people...thus people changed their names from Geedi, galgalo, warsame, Mooge, Cambaro etc to Maxamed, cabdi etc. The gynecological band was also distorted...thus a lot of somalis claim that we are decendents of Arabs.. There are people called Abdi, maxamed........ warsame, dhoore ... still claiming to be descedents of the qureesh. Pharoah, was an egyptian...but an evil egyptians.. Somalis hate to be associated with evilness (many somalis believe that the egyptians were arabs) but that is not the case. With the recent killings/genocide of somalis by somalis it is apparent that the somalis are related to Pharoah... |
    GORGOR | Unrecorded Date Hi Samia Cigaal! I just want to contribute something to your quest for somali origin. I have no theory to support this but I think the somalis are decedents of Pharoah because of their love for blood and slavery. There is no doubt that, the somalis are HERMITES, (language cushitic), they share that origin with the people of northern Kenya (boranas, gabras, rendile and galas), ethiopians, sudanese, Barbers, the tuareg, Chadians and libyans. With the coming of Islam to somalia, everything african was impopular, because everyone wanted to looklike or act like the prophets people...thus people changed their names from Geedi, galgalo, warsame, Mooge, Cambaro etc to Maxamed, cabdi etc. The gynecological band was also distorted...thus a lot of somalis claim that we are decendents of Arabs.. There are people called Abdi, maxamed........ warsame, dhoore ... still claiming to be descedents of the qureesh. Pharoah, was an egyptian...but an evil egyptians.. Somalis hate to be associated with evilness (many somalis believe that the egyptians were arabs) but that is not the case. With the recent killings/genocide of somalis by somalis it is apparent that the somalis are related to Pharoah... |
    EBARHIM | Unrecorded Date SAMI IGAL. walaal adaa mudan , carabta ayaa tidhaa LAA SHUKRAN CALAA WAAJIB, marka waxaan dadk akale ka codsan inay waxi ay hayaan oo wax tar ah topican ahorey u sii wadi karo nagu soo biidhiyan hadii ay fikra ahana diidan yihiin waxaan qabno waxaan ka codsan laheen in ay si degan oo asluub leh wixii ay hayaan soo dhibtaan iyagoo waliba soo raacinayaan wixii daliil ah ee ay hayaan, ayagoo mahad san . horta waxaa hubaal ah oon hadal ku jirin in somalida ay yihiin reerka la yidhaa cushitic xitaa luqada an ku hadalnaa ayaa ah east cushitic taas oo dad badan ay isku raaceen , sida la wad aogsoon yahay cushiticgu waa reerka ay ku abtirasadaan Pharoah sidaa daraadeed kolkii reerka cushiticga la sii kala qaad qaaday waxaa ay dadka cilmiga u leh barista tarikhaha ay qirreen in somalida iyo fircoonidii hore ay si gooniah isu meel isu yihiin ,somalidayaa ku mahmahdo( geel jire geela wuu wada jiraa, waana kala jiraa) sidaa daraadeed dhamaan waa isku cushitic somalida iyo fircoonidiin way isku sii goni yihiin. marka dhibatada weyn ee carqalad ku noqotay culimadii badheysay tarikhada fircoonidii waxay aheyd iyadoo markii horeba kaalmo ka waayey sidii ay u sii xaqiijin lahaayeen waxa ay raad gurayeen dawladii somalida dhinac , iyo dadkiioo ay ku qufulan tahay carabnimo sii xag jirta oo warkii oo dhan ku soo koobeen carab binii hashim ah ,koodii wax garad ahaa iyo koodi jahilka ahaa , iyo shicin iyo dawladba warkoodi halkaa ayuu maray , markas ayey halkaa ku xidheen culimadii arintaa ku hawlaneed, hadaan bal toodi eegno ( waa somalida oo dhan dawlad iyo shicib ) waxay aaminsanaayeen, sida la wada ogsoon yahay carbtu waxay ahaayeen dad reer guura ah sida somalida oo kale oo dhowr dhul ku kala fafay , hadana meel kasto ay u hijrodeen waay qoran tahay iyo walib axiligiiay aheyd ,sababtii kentay hijradaas, iyo reer kii ay ahaayen , taasna waxaad ka arki kartaa manta waxaa jirta hadaan eegno xaga east africa ka nimankii cumaniyiinta ayaa aad ugu fafsan dhinac coastiga east africa waan aay qoran yihiin tarikhdoodi iyo waliba reerkey ahaayeen , waxaa kalo tusaale ahaan ku siin karaa dhinacaa iyo far east, dhulk mant aloo yaqaano indoniseya, malishiya. iyo agaa waxaa iyana u hijroodeen dad badan oo ah reer xadramuut (yemen) iyo xogaa cumaan ah iyana way qoran yihiin tarikhdoodii , sido kale qarada hindiya iyana way jiraan carab badan oo xagaa u hijrootay waan la garanayaa. marka waxaan la yaabay hadii waxa ay somali aminsantahay ay wax ka hiraan sidee bay carab u qiri weyday dhulkaan aadka ugu dhaw ee saaran cirika ay carab badankeed ka hijrootay kaas o ah ( yemen ) in ay wax ka qori waayeen ama ay wax ka sheegi wayday bal in ay jiraan wax carab ah oo u hijroodeen dhinacan ? iyo sabata ay dhulalkaas kale ee aan sheegay iyo kuwa kale oo aad ugu fog jasiirada carabta ay wax ugu qoreen ? mark ama odhan karno way ilaaween !!! ama qalad ayaa dhacay , anagoo agnahay in ay yimaadeen dhawr jeer xeebaha somaliya ayna la macamilen somalidii mark asidee ayeye ku dhacday in ay waxaas dhacaniyo walibo iyadoo oo yimid badd mareenkii canka ahaa ee la oran jiray IBNU AL BATUUTA somaliya waxna ka qoray , bal eega hadaad fiirisaan inta buug e uu qoray badd mareenkaas marka uu ka hadlaayeye somalida marna muu oran waa jinsi CARAB ah!!!!. way jiraan dad carb ah o u soo hijroodeen horn of africa oo carab yemen ah kuwaas oo kuwii ugu horeyey ay ka mid ahaayeen ( CARAB BIN CAAMIR) kuwaas oo ayaga soo hijrooday k ahore inta uusan nabigen ( nnkh) oo dhalan waliba waqti wax badan ka horeesay dhalashadii nabigeen(nnkh) kuwaasna waa ay qoran yihiin o la yaqaan , maantana waxa ay ku nool yihiin qarkood dhulka loo yaqaan ERETAREEYA, iyo xogaa sudan , mark adhinaca sudan iyan waxaa la og yahay o xaqiid ah in ay jiraan qabail carab ah oo u hijroodeen dhinacaas sudan iyana way qoran yihiin , ilaa dalka loo yaqaan CHAD ilaa MURITANIYA . marka sidee bay ku dhacday in waxaas oo dhan ay carab tarikhdooda ku sugaan waxna ka qoraan isla mar ahaantaana ay ilaawan dhulka aad ugu dhaw ee walib a ku dhegan halkii ay ka bilaabatay hijrooyinkii ugu waa weynaa ee qabailkii carabaha ahaa taas oo aheyd (YEMEN) in ay ilaawaan waxna ka qori waayeen ,ansixin kariwaayeen arinta ay walaalaheen isla dhex boodayaan oo ah in somali ay asla carab tahay .halkaa ayaan mant augu baxay bal ragiinow waxaad heesan la soo shir taga shir weynaah aqoon is waydarsiga ah ee uu walaalkeen noo furay , ilaahey na qeyr ha ka siiyee. salaamu caleyku .... |
    Sagal | Unrecorded Date To: Ebarahim Walaal aad iyo aad ayaad tariiqda wax uga sheegtay lakiin waxaan u malaynayaa inaad si qalad ah u shegeegtay hadii aan qaldanahay bal ii soo sheeg en waan ku baryayaa ee wax yar soo qor oo mihiim ah. |
    Ebrahim | Unrecorded Date walaal sagal. wad mahad san tahay mark ahore lakin ma garn waxa aad ka hadashay , adigoo mahadsan maat faah faahin halka ay wax si ka yihiin ? tan kale somalidu waxa ay tidha talo raac noqo ama tala keen , ee hadii aaad wax qaldan aragto ileen anigu ibnul adan baan ahayee , maad adigu i saxdid oo waxaan ku qaldamay iyo wixii saxa ahaa ee ku haboona maat mar uun daha ka rogtid. anigo dalabkaagii tix galinayo hadalkeygu halkaa ayaan ku so afjaray waxaan dhibato somaliyey idiin geystay ama aan cid wax u dhimayow raali ahaada waa walaalkin oon qalad ka hufneynee.. dadka englishk aku xer dher ayaa yidha ( i will keep my ass out here ) ana waa ka oo walaley iyo walaalyaal aan is cafino raalin ah ala ahaado waxayga iyo buuqaeyga waan iskala noqon waa saan sheegee. asalamu calaykum... |
    Ebrahim | Unrecorded Date walaal sagal. wad mahad san tahay mark ahore lakin ma garn waxa aad ka hadashay , adigoo mahadsan maat faah faahin halka ay wax si ka yihiin ? tan kale somalidu waxa ay tidha talo raac noqo ama tala keen , ee hadii aaad wax qaldan aragto ileen anigu ibnul adan baan ahayee , maad adigu i saxdid oo waxaan ku qaldamay iyo wixii saxa ahaa ee ku haboona maat mar uun daha ka rogtid. anigo dalabkaagii tix galinayo hadalkeygu halkaa ayaan ku so afjaray waxaan dhibato somaliyey idiin geystay ama aan cid wax u dhimayow raali ahaada waa walaalkin oon qalad ka hufneynee.. dadka englishk aku xer dher ayaa yidha ( i will keep my ass out of here ) ana waa ka oo walaley iyo walaalyaal aan is cafino raalin ah ala ahaado waxayga iyo buuqaeyga waan iskala noqon waa saan sheegee. asalamu calaykum... |
    jangali | Unrecorded Date walaal ebrahim salaan kadib walaal horta mawduaacaaga waa interesting horena uma maqlin..laakin waxan jeclahay inaan ku weydiyo bal hadii aad wax ka ogtahay,miyaaadan la socon in taaariikhdu also ay sheegtay in somaalida ama gaar ahaan qabiilada iyo isxaaqa ay asalkooda carab yihiin,taasoo aan ahayn taariikh fog, in reerkiisii kasoo carooday oo migration kusoo sameeyay dhulka somalida kadibna guursaday haweeney dir ah ama ..sidaasi ayey buugtu sheegtaa ..miyaad beenineysaa taas... |
    Ebrahim | Thursday, June 22, 2000 - 07:35 am walala jangali dhor jeer ayaan maqalnay warkas waan awax aan waligeen maqli hjirnay kolk amaha wax nagu cusub ama aan wali maqal lakiin wax qoran maha in uu ka yimid carab lakiin waa wax la sheego mid yar ogoow hadaad dadk awaaweyn ee wax ka yaqaano tarikhda somalida aad wax ka weydiiso dadka reer bini tariikhdooda iyo halka ay k asoo jeedan , waxaan hubaa in aadan heleen jawaab ku tidhaa waxay ka soo jeedan reer bini hashib , marka waxaas oo dhanh ayaa jira ee walaaow adoo run doonayo bal cid kale oo ani aheyn bal ku dheh halka ay k asoo jeedan . tan labaad walaal waa ay jirtaa waa run in caruurtii doonbira ay dalka ku yimaadeen caro dardeed lakiin kolka aan leeyahay asalka soomali maha uun labadaad dad ee aad sheegaty lakiin dadkale ba jira oo uu hadalkeyga ku socdaa, taa ogoow waad ku mahadsan tahay raiyigaaga waloow aan kula soo dahay anaa safar ku maqnaa awgeed walaal raali ahow . waxn am aaan beeyneenin ani . |
    MABUNGO | Wednesday, October 04, 2000 - 08:24 am Anigu hal mid baan kudari lahaa, soomaalida TIMAHA ADAG waxay yiraahdaan waxaan kanimid pharao's, kuwa TIMAHA JILICSANA waxay yiraahdaan waxaan kanimid carab, balhadda soomaaliyeey waxaan idin weydiiyay, NINKASTABA QUMANIHIISAA QOORTA UGU JIRA, meesha muran aan salkudhisnayn looma baahnee, TACAB iyo waxtar wadaninnimo ayaa la'is ka doonayaa, kan yiri SOOMAALI WAA CARABNA, cayrta laguu diid, intaasaan uga baxay |