Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: Las-Anod
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geographer

Unrecorded Date
What a very beutiful city las-anod it is. It is situated at North East of Somali, it the Capital city of the Sool Region. The population of the city according to Uniceff is between 140000 " One hunderand Forthy Thousand " and one hunderand sixty thousand.

Wealth.

The city is not the most wealthiest city in Somalia but is can be classified as one of the best cities of Somalia.
Befire the Civil of Somalia Lasanod was not rather mentionable City and that was due to the fact the the people who were originally from that city were investing their wealth in nemoruous cities in Somalia i.e Mogadihsu, Kismayo and Hargeisa. When the civil war started the people of Sool, Sanaag and Hawd came back to their land and they invest their money in their land.

Now Las-anod is one of the fast enlargened cities in somalia and still is it growing.

The people of the Sool sanaag and hawd are overly populated in North Amrecia, United Arab Emarates, Netherlands, Australia and United Kingdom.

That is all I have to say.

The next City will be Ergavo, and that will be next week.


Geographer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SiHaM

Unrecorded Date
Salaam

Geographer: Thank you, I've jotted couple of notes!

Later!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baladweyne

Unrecorded Date
Geographer

Thank you very much indeed mr Geographer, we appreciate your effort.

We are wating what you are going to say about Ergavo.

Well done! Good research.

Baladweyne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabaddoon

Unrecorded Date
Gographer

Waa ku Mahadsantahy warbixintaa ama juqraafigaa aad noo soo gudbisay.

Su'aal ayaan qabaa ah... Ma run baa inay LasAnod tahay magaalada xag Diin & xag nabadba ugu horeysa Soomaliya?

Haddii ay arrintaasu run tahay waxaan anigu aaminsanahay in qof walba oo Soomaali ah warkaa la gaarsiiyo si loogu daydo.

Salaamu Caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rerbari

Unrecorded Date
runweeye taasii saaxiibow laascaanod waxay noqotay hoyga dinta soomaaliyeed
waxay noqotay meel bulshadeeda ama dadkeeda udhashay ee jooga dibadu ugu hagar baxeen oodhisteen
waxaa light ku kujiraa guri walba oo kamida
biyaha qasabado ayaa magaalada kujira badi
waxa lakeenay wershadii biya ubedelaysay macaan
waxaa lakeenay wershadii samaynaysa ice creem ka
oo nocwalba leh
telefoonku guriguri ayuu ugu jiraa
waxaa laga daawadaa oo dishku saaranyahay boqolaal guri oo kamida
waxaad moodaa in lagu qiyaasi karo inaytahay xamarkta ama mogadishada cusub
taasina waa rabi mahadii iyo
waxaa soo dhana waxaan arkay maraan dhawaan tegey somaliya anigoo kategey bari oo usocda berbera
horena 15 sano ka hor arkay iyadoo aad tuulo moodid
maantana waxaan xasuustay sidii hargaysi ahaanjirtay oo ay is shabahaan iyada iyo laas caanood da casriga ama cusubi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
my best friend is from las-anod. well, because of him i have to accept what you have said geographic. lol. i wish all other cities will be the same and we will have greater somalia no matter from which part we came from.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Cawsle

Unrecorded Date
Geographer....
Waad ku mahadsan tahay warbixintaadii xag jirtey.

census-kii 1980-kii gobolka Sool(including the ancient city of Ainabo) waxay ahayd 49167 qof.
Markaad leedahay 140K oo Lasanod ku nool ma xoolahaad ku dartay. Sanad ka hor baan tegey oo magaalo illaa 5000 - 6000 ku nooshahay bay ahayde ma Chinese baa soo degey.
Tirakoobkii waagaas la qaaday sidanu ahaa
Degmooyinka iyo deeganada ay xukumaan
Taleex 6k
las anod 11k
Hudun 8k
Ainabo 24k
---------------
total 49k
rate-ka dhalashada iyo dhimashada oo la kala gooyey=1.1346

Gobolka oo dhan dadka ku nool weli 60K ma dhama. Abti 140k oo Las Anod ku nool ma dhacayso inta 2090 -ka horraysa ee dream on.

Erigavo-na bal waan kaaga fadhinnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to geographer

thnk you very much about sying such a think about our country.
en besides don't you afriad to die, becuos somalie isn't very well, there is always somethink that people kill echter; its't you have some mony, or look good, or about your (gabiil).
i don't knouw if this is changed.

waiting gor answer.

by someone from holland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
garad saxxib faanka waa la dhageystaa lagama hor yimaado anagaba waan iska ogolaaney hadii kale cey ayuun baa bilaabaneysa. waqooyi magaalooyinka ugu dadka iyo xoolaha badan waa layaqaan hadan wa liska ogoladaa marba hadey sheego wuxu yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aziz

Unrecorded Date
why u don,t want any ather geographic than

lasond,,,is there ather cities who biger famous

like hargiesa and mugadishu,,,,,,

but is ok any way if u proud u city

thankzz wel down

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macaani

Unrecorded Date
Laascaano maabo nawad iyeeto diin tuusinbo loogu imaada??...nawadiin hadiis naxdin wadno fer ku heey aas tahay,ma sheegin,teeda kale laascaano,meehii inkaarta dhulkaanya ka bilaawati meeheenoo?...madaxwenihii lawaad meehii lagu dili laascaano meeheenoo???..laascaaniita qaarajisnimo aas ku qalan-jabiyeen,Bakaro tuulodaas/magaaladaas(wexees ahaatobo) maxaas ka qabtaa?..mayee Biyooleey aabe aw aweey ku duugan yehey maa u mudeen???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IslaanMuuse

Unrecorded Date
Salamu ALaikum To you all.


I am here to verify What Geographer stated above.

I went to Somalia last year and I have been to different areas do you to the fact I was working with an NGO. I have been to Lasanod, Bosaso, Burco and Hageisa and Borama.

The Last time I have seen Lasanod was 1989 and It was dead village. I went to the city having that picture of hers and I was astonished When I landed at the City's Airport.

The City become far bigger than Burco, The buildings and people were rather surprising to me.

We have been told that population of the city is about 120 kun. Last Anod become one of the most peaceful and not to mention Religious City in Somalia. I would say it is bigger than my mother city Galkacayo and most certainly burco. I think the only cities which are larger than laaska is Kismayo Hargeysa and Boosaaso.

NB I am not Dhulbahante.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geographer

Unrecorded Date
Dear People


Allow me to be honest with you big time. What I have written there is what I have seen and heard from different people in terms of clans and age.

I am not Dhuluus and most certainly not Darrod.

That is all What I have to say.

ERGAVO

Ergavo is the capital city of Sanaag. The city was one of the most cosmoplotin cities before the civil war.

The city is beutiful and it has a rather nice weather.

Wealth:

The was a centre of business before the war, but now is not that affleunt compare to its counterparts like Hargeis, Burco, Bosaso, Mogadishu, Lasanod, Kalgacayo and so on.

People are very sophisticated and they call themselves Maakhiriyiin. They are very talanted when it comes to monupating things. The people are from different clans i.e Isaq and Harti "Warsengeli and Maxamud Garad".

Geographer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Against Useless Information

Unrecorded Date
GEOGRAPHER WHO KNOWS NOTHING OF STATS

Kolkaad Maxamuud Garaad soo qortay ayaad ii cadaysay inaad DHULBAHANTE tahay ee beenta dhaaf! Xagee ka degtaan ceerigaabo? See maxaad ku leedihiin?? Bal soo cadee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Cawsle

Unrecorded Date
TO: IslaanMuuse

Nabad boowe

Waxa la yiri haddaad been sheegayso mid run u dhow baa la sheegaa.
Waxan aad ugu QOSLAY erayadaadii ahaa "The City become far bigger than Burco".
YAAB. Waxan kala garan waayey inaad waxaas aaminsan tahay iyo inay kaftan iyo kululaysi kaa tahay. Haddii ay daacad kaa tahay waa ayaan darro aad u weyn.
Lasanod waxay ahayd tuulo 1989 sidaad sheegtay. Magaaloyinka somalida waxay kaga jirtey 29-aad. Dhulkii British somaliland la odhan jireyna waxay ka ahayd magaalada 9aad(waxa ka weynaa hargeisa,burco,borama,berbera,erigavo,gabiley,sheikh,Badhan).
suaal kale...abti waadinka annagaa sidan iyo sideer ah wada e miyadnaan isku kalsoonayn. Dad isku kalsooni waa kii aan waxaad waddaan ku meeraysan.
Anigu waxan idiin sheegay CENSUS-kii la qaaday 1980 oo Ina Dafle oo qorsheynta haystey saxiixay. Tirakoobka guud ee deegaanka lasAnod, buhotle, taleh, huddun oo weliba la buunbuuniyey waxa uu ahaa 49000.
Tiradaas haddii laga saaro dadkiina ahayn sida Fiqi SHini iyo Uufannaagii Aadan Carab sheegi jirey ee abirar,tuuryar,gacalmuse,muxumud iyo boqolaalka inangumeed ee aad hoosta ku haysataan
waxa soo hadhi 20-30 kun.

aascaanood yaa camiray oo soo degey bal ka soo jawaab abti.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Cawsle

Unrecorded Date
geographer

Nabad abti

Maxaad beenta ku fashay waa shay xune.
Gobolka Sanaag waa Saddex Degmo oo sidaad adba og tahay waxa loo kala deggan yahay sidan

1.Badhan (Warsangeli aan cidi tarrixin)
2.Celafweyn (HJ iyo Xoogaa HY)
3.cerigabo (majority-gu waa Laba Muuse(HY), HJ iyo warsangelina dhinacyada galbeed iyo bari bay ka degaan ceerigabo. Laakiin dadku ku xeersan ee caanaha keenaa waa ciddaan sheegay.

SUAAL>...Degmadee bay degaan Max'd Garadka aad la ordaysaa. Tan kale Maxamud Garad ma Shiinaa waa (9000) oo qofe ma Miyibay degaan mise Lasanod mise labada daar-ood ee xuddun ka taagan. mise taleex bay degaan.

Warsangeli wax ha sheegto ceerigaabo waayo waxbay ka degaan oo deegaanbay ku leeyihiin, laakiin ciddaad sheegtay allaheed ka allah...Maxamud Garad waa i dhaleen oo waan aqaanne bal soo sheeg reerkaanan ogeyne meeshaas dega

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin idin jecel

Unrecorded Date
ragow inanta waa naag oo hadba dhankii loo rogo dhana diideen yaan lala xifaaltamin, odayaasha loomana baahna in meesha qabiil loo badalo dhulbahante iyo isaq wey wada dhasheen waana walaalo oo somali oo dhan ayagaa isaga dhow loomana baahna in lis xifaaleeyo ee kaftama kana saara meesha anagaa saasn ah iyo anagaa saan ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Cawsle

Unrecorded Date
Sabaax...

Garaadada lama aflagaadeeyo walow kaana Garad Cawsle. hablaha waan u roonahay oo ma aflagaadeeyo laakiin adiga waan ku tabcaynayaa waana layskama kacaan ruuxii la legdo ee taas nafta u sheeg.

Nabadeey inaabti
Walaalkaa Garaad Cawsle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Cawsle

Unrecorded Date
Nin idin jecel
Abti hadal wanaagsan baad sheegtay laakiin nimanka si kastoo aanu tol u nahay hadana beenta kuma heshiis ihin oo waa in hangool laysaga qabtaa.

waynakaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

said jama 26

Unrecorded Date
Ku dhammaan gaar ahaan Cawsle iyo macaani

Horta dhamaan waad salaaman tihiin, marka xiga markii iigu horreysay weeye ee aan boggan soo booqdo, waxaana akhriyey codsigii somalinet kasoo sheegayey in boggan wax lagu kala faa`iideysto ee aan laysku aflagaadeyn.

Marka dhallinyaro iyo waayeelba fadlan kaftan aan turxaan lahay isku tuur tuura ilayn koley soomaalaynu nahoo afka haysan karimaynee, balse yaan lays caayin- mahadsanidin. Arrin kalena waa anigiyo duun uhadalkayga- Macaani aad baan uga helay lahjadda aad magaalada ku dacaayadisey, lakiin lahjaddaas dadka ku hadlaa xataa joohar iŽneey jirto maogeen ee ad see ku baratey laaska aadaas udheeryeheee? indhahaaga oo dhiman waayey ciyaal rakhey oo laas-caanood wax sheegaayene waa kutusaaan lol jawaab kooban madaxwenaha labaad allah ha u naxariisto lama goodle aa korkaanya isla imaadi ee unuka madilin- najeenaaa mina naari

Cawsle Caasiwaalideyn yahow maad abtiyadaada aad sheegi, 9000 20 ama 30 000 kor u dhaafisid, taa horaanu uga maah maahnay oo nidhi nimaad dhashay kuma dhalin- Arrinta garaadnimada aad sheegatay waxaad ogtahay derajadaasi halkay naga taagan tahay, sidaa darteed nin ubadheedhay aflagaado ayaan kuu arkaa waase adiyo camalkaa inan abti yidhi dhaqan umalihi inaan aflagaadeeyo, balse xaggaa waad ogtahay inaan nalaga marine bal wax dhawro, oo raac murtidii ahayd WAA LADOOGIYE YAAN LA DACAROON, WAA KUSIDEE "KHAAL"

Arrinta badnaanta iyo yaraanta nin waliba intuu yahay iyo wuxuu haysto isagay anfacdaaye, balse nin ku leh dhulbahante ma`ihi waxaa aad abtiyadaa ugu aflagaadayso magaran.

Arrinta ceerigaabo iyo Maxamoud Garaad/ Dhulbahante xaggee ka degaana jawaab maleh maxaa yeelay waxaan u malaynayaa dhegahaaga inay weli ka qaylinayso ceesaantii magdhawga awoowgaa aanu uga qaadnay "TAYDAA SHIDHIXYO WEYNEYD" ANNAGU WAABA ISKA ILOWNEY ARRIMAHAA IYO WAXA LAMIDA BALSE WAA INOO IYO XAGAAGA SOO SOCDA ISUGUKEEN CEERIGAABO BAL AAN EEGNO KEENA YEESHA QOLYAHAAD MAGACAWDAYNA DARTAA WAXBA U ODHAN MAAYO.

Arrinta gabdha tabcaynta waa kugu keligaa cawsle ragna kala tage dumarna waa istabcaynayaan lol.


Aflagaado reeban

Fiiro gaar ah ninkani magaciisa maqariyo kuw dadkana masheegto


Darwiish ka baaqaya Denmark

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LAYLA

Unrecorded Date
MAN WHY U LYING LIKE THAT LAS ANOD KNOW'S DIIN HELL NO......
I'M NOT DESRESPECTING LAS ANOD AND DON'T GET ME RONG I'M FROM THERE TOO BUT I DON'T THINK LAS ANOD IS BETTER THEN THE OTHRE CITIES IN SOMALI


BY LAYLA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
geographer

aad baad ugu mahadsantahay waxrbixinta qiimaha badan ee weliba qaabka wacan aad u soo diyaarisay ee aad ka bixisay magaalada bilicda san ee laascaanood
waxaan shaki ku jirin in magaalada laascaanood ay ay isbedel weyn ku talaabsatay tobonkii sanadood ee ugu danbeeyay mahadana waxaa iska leh dadka gobalka u dhashay oo ahmiyad weyn siiyey deegaankooda, haday noqon lahayd horumarinta dhaqaalaha, waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada kale ee la mid ah, waxaa sidoo kale gobolku guul la taaban karo ka gadhay nabadgelyada iyo xasiloonida, marka loo eego deegaanka ku hareeraysan oo iyagu aan nasiib u yeelan ain ay ka badbaadaan dagaalo sokeeye oo naafeeyey nolosha iyo hantida dadkaasi tusaale ahaan, boosaaso oo kooxaha diinta iyo malaysiyada qabaai,lku ay fooda isdareen, sidoo kale qabiilka dega dhinaca waqooyi galbeed oo iyagu dhirbaaxo weyn isu geeysaty kadib markii uu muran ku saabsan cida maamulka qabanaysaa dhex maray, calaamadaha dagaalkaasi iyo qasaruhu weli waa mid si muuqata looga arki karo dhismayaasha iyo weliba qalbiyada dadka

hadaba waxaa hubaala in ay jiraan qaar badan oo kaxun horumarka gobalku ku talaabsaday, khaasatan kuwa halkaani abtida haya, kuwaasi oo xitaa maankoodu gaadhsiiyey in ay warbixin khalada ka bixiyaan xaqaa.iga jira iyo weliba deegaanada kale ee ceerigaabo kamid tahay, magaranyo waxa ku kalifay in ay sidaasi ku doodaan, balse miyeey u baahan tahay in aan dadka sida garaad cawsle kala gorgortamo yaa dega meel hebla, waxaan keliya oo hadaladaasi u arkay kuwaisku deyeya in ay xaqiiqada ka qariyaan dad yar oo farkutiris ah, amaba waa mid ay doonayaan in ay naftoda u sheegaan oo khiyaala cad ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Cawsle

Unrecorded Date
To: Said Jama 26 (magac aan ka shakiyey..lol)

Horta nabad
Tan labaad DOOD wali tixraaceed>>>>

Horta tan legdanka aan wax kaa tusaaleeyee gurdankaad maqashay maahan laba gabdhoode waa gabadhiinii oo mas galaalani gigayo. Walaashaa ma hubtide seedigaa Cawsle ha isa seegina ayaa hore loo yidhi. Waa halkii Carab Dheere ee nin walaashaa (inaadeerta) tabceeyey adna ku sigye ogoow. Anigu maan odhan laakiin waa taariikh sidaad adba ula socoto.

Tan Maxamuud garaad iyo Ceerigaabo, weli maadan sheegin degmo ama tuulo la yaqaan oo ay degaan gooddigaaga ah Waa innoo ceerigaabona waa iska kiinnii oo ima baqdin gelin sidii martina waan kuu soo dhaweyn haddaad magaaladayada timaaddo.
Gobolka weligeedba 3 reer baa laga soo dooran jirey kuwaasoo kala dega saddexdii degmo ee gobolku ka koobnaa. Sheegashadiinu tii Burco aad ku sheegan jirteen kama duwana. Kolleyba annagu waa idin ognahaye tolkiin beenta aad iskaga dhisaysaan ka daaya.

kaftanka aan turxaanta lahayn iyo aflagaadada aa raacisay waxay caddaynaysaa LABA AFNIMADAADA. afna waad naga waanisay afna seedigaa baad wax kaga sheegtaye ma gabadhaa kuu soo cabatay.

Ma hubo laakiin adiga iyo macaani inaad isku mid tihiin baan dareemay, waase tuhun.
Abtiyadaad tidhi tirada u kordhina waan kaa yeelay oo 40Kun baan uga dhigaye ha iimansadeen oo yaan eray danbe laygu soo celin haddii kale tiradii runta ahayd baan u noqon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garad Cawsle

Unrecorded Date
To:Somaliguy

horta nabad

Aad baad u khaldan tahay wiilyohow. Xaasidnimad u ma fiicna ab iyo isirna umaan lihin, laakiin kolleyba nin aan waxba haysan maxaa laga xasdaa. Maa dad doonista iyo majeerashada mulki dad kale lee yahay idinkaa magacyo kula baxay. Waddanka tuulo yar oo aan 1980 ka hor MUSQULO lahayn ayaad ku leedahay oo dadkii ku wareeriseen ee cagadhigta oo haddaa isku kalsoontihiin joojiya beenta iyo Khuraafaadka aad fidinaysaan.

Bal ii sheeg degmada aad ku leedihiin Ceerigaabo?
magaaladana abaartii Dabadheer inay idiinku horreysey imaatinkeeda waad og tahay. Nin aan Gadhweyn,warsengeli, iyo Muse abokor ahayni waa ku marti.
Ceel xaraq ah oo aad dool ku timaaddaanna ma lihidin tuulo ha kuu joogtee. Dalkaad sheeganaysaan raggii lahaa waa idin daawanayaan ee ha isu qoonsanina yaan laydinka tarxiiline.

Ma necbi abtiyaashay laakiin beenta iyo dulmiga sheegashada waa inaan ka qabtaa. Ninka qaladka kaala qabtaa waa nin kaa naxaya ee ha i moodin inaan qabiil kuula dagaalamayo. Stat-ka aan sheegayna waa kii wasaaradda qorshaynta qaranka ku kaydsanaa mana aha wax aan sameeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliguy

Unrecorded Date
garaad cawsle

weli waad soo indha cadahay , marka hore hadaadan jiranayn oo aadan caloosha wax ku haysan , kamaad hortimaadeen warbixinta xaqiiqada ku dhisan ee saaxiibkeena bogn furay uu ina siiyey, laakiinse taasi waad samayn kari weyday oo waxbaa kaa buuxa ay ugu horeeyso bini,adanimo yaro, xasid, madax yari iyo waxyabo badan oo kale

laascaanood waa magaalo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliyaa, maxay adiga dhibaato ku haysaa warbixinta laga bixiyo, aniga waa isuga kay mid muqdisho , feerfeer, burco, boosaaso, iyo beledweyne, waan ku farxayaa hadii horumar laga sheegp deegaamadaas xitaa hadii aanay deegankayga ahayn.
intaasi kuma aad ekaanin e, waxaad khariirarada ka masaxday duulal iska dhan oo awoodooda iyo tayadooda iyo tiradoodu ay tahay mid aan la soo koobi karin, sidaan hore u sheegayna waa laga fiican yahay in aan adiga kaala hadalno deegaamadeena ceerigaabo, iyo weliba kaalinta iyo saamaynta aan ku leenahay gobolka.

sidaas darteed waxaan kugula talinayaa inaad dhaqankaaga foosha xun, ee dadnimo xumada iyo xasidku ku dheehan yahay aad wax ka bedesho, ogoow cidina wax ka faa,idimayso colaad iyo isxagxagasho oo taasi iminka toban sano ayaanu ku jirnay, waxaa loo baahn yahay in lagu socdo siyaasad ku dhisan isafgarasho, istexgelin, iyo weliba in laga fogaado waxyaabaha dadka qaarkood ka cadhaysiin kara oo ku kalifa kara in ay cagta wax mariyaan
ma necbi abtiyaashay maaha mid daacad kaa ah.hubal waxbaa kugu soo butaacaya. ilaahbaase gar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad Cawsle

Unrecorded Date
Somaliguy

Weli maad sheegin Degmada aad degtaan, waxaad daldalaysona nacnac iyo hadal meel waayey iga dheh.
Haddaadan aqoon waxa degmo la yiraahdo aan tusaale kaa siiyo...afgoye,caynaba,buuhoodle,waajid,sheekh,qardho,ceelafweyn,badhan iwm.....kuwaas ayaa degmo la yidhaahdaa oo deegaanka dadka cabbira ee haddaadan hayn afkaaga laba liire saar oo yaan Ceerigaabo lagaa maqlin....hadda ka dib illaa aad degmo aad ceerigaabo ka degtaan ii soo caddayso kula hadli maayee waan kugu qosli sidaad isu nacasaysay.....Maxamud Garadka aad sheegaysona Cali naalleeye oo ugu badan baa i dhalay iyana halkay degaan waan aqaan oo adiga iyo afarta beenaale ee halkan isugu yimi waxba ka weydiin maayo....
Nabadeey...
Garaadkaayiii

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.boocame

Unrecorded Date
Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa hala ogaado,mogadisho-burco-hargaysa-iyo kuwa kale oo badan nasiibdaro ayay laburbureen laascaanoodse maanta nasiib wanaag ayay wax yaabo badan ugu horumarsantahay magaalooyinka kale ee ama wadanka intiisa kale oo qarnigan cusub iyo aduunyadan horay u martay dhinacwalba aan uga harnay, saaxiibayaal sidaa waxaan ula jeeda laascaanood runtii waa magaalo kamida makaaalooyinka waawayn ee somaaliya laakiin waxaad moodaa in ay magaalooyinka kale kaga duwantahay burburka oo aan kudhicin dadka gobolka u dhashay oo u daacada gobolkooda iyo iyaga naftoodaba runtiina maanta aad ugu horeeya xaga diinta iyo waxbarashada kale ee cilmiga maadiga ah iyo ganacsiga, saaxiibayaal waan wada ognahay in soomaliya aanay cidna u maqnayn ceelna u qodnayn lakiin maanta nin walba gobolkiisa yahay kii dhisanaya iyo kii qayaamayaba oo huuhaa iyo dawlad aan jirin kumeeraysanaya anigu waxaan abdirisaaq ahaan aaminsanahay hadii aynaa wadajir kuheshiinayn nin walowba gobolkaaga ama beeshaada daryeel hadhowna wixii natiijo ah aan isula nimaadno ???????????????????????????iin denmark

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaaska Gedo

Unrecorded Date
Waan idin salamey (kuwa caqliga u saxiibka ah)!

laas-Caanood yaan la iga marin. Waa meel barwaaqo. I love Las-Anod. Las-Canod waxaa Illaah ka nabed gelshay xiqdiga & xaasidnimada & masiibada ku habsaytey magaalooyinka/degmooyinka kale ee Jamhuuriyadda.

Waxaan rajeynayaa in beelaha kale wax ka bartaan Laas Canod.

Mar aan wafdi ku tagey anni & wufuud ila socotey waanu la dhacnay horomarka & wada shaqeynta & shacuurul islaamka ka muuqdey reer Laas-Caanood.


Nabadeey
Ugaas-Cumar
Baardheere

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dr.congo

Unrecorded Date
to.ugaas ku sheega
waryaa waxaad sharafta oga ciyaaraysaa ugaaskanaga
ee haka been sheegin ugaaaska ee get your own bussines
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
ALHAMDULILAH!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxan la yaabay ninka leh Laasacanoodba Burco ka
horeysa. Maanta ka hor ma maqal wax xaraan ku faana. Laascanood waxay ku dhisantay Bililiqadi iyo xoolixii xaaranta ahaa ee Burco laga soo boobay marki maatadu Itoobiya u qaxeen. Shame on you geographer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W.galbeed

Unrecorded Date
Waxaan u malaynayaa ninka qoraya halkan Laascaanood 140000 kun ooqof ayaa ku waa nin seexday maxaa yeelay waa la yaqaanaa tirada ku nool degmada iyo iyo weliba agagaarkeeda oo dhan.
sida hore loo sheegaynay boobkii iyo dhacaii waxashkii siyaad barre iyodawladii qudhunka hayad ay ka boobeen dadweynihii masaakiinta ee maatada dumarka iyo carrruurta sanadkii 88/89 ayaa ku faanayanasaa nacasyow feedhaha weyn lihi iska yaab waxan oo kalena ha ku qorin halkan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Unrecorded Date
W.galbeed:horta laascaanood dadka ku nool waxba laga waydiin maayo,ta kale ta aad hadda cunayso
oo marka ay ka soo degaan berbera aad ku leexsanayso hargeysa ma adiga leh sow mo ogid in
aad cunayso raashin ummad tabaalaysan weligaa
wax kugu soo noqonayaa ha soo qaad nacasyahow
feedhaha yari adiga ayey xaaraani kugu dhan tahay
daliilkeeda la hayo waxaa aad sheegaysaa waa tuhun
ee adigu isla yaab taas ayaa bilillqo la yidhaahda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOL

Unrecorded Date
NIbanka reer W.Galbeed.

Maxaan idi idhaahdaa walaalayaal??

Dhakhtar u'taga ,maskaxda ayaa leydinka hayaa.

maxaad kaxanaaqsantihiin?? magaalo waa ladistaa kabacdi waalagu faanaa,hargeysaba anagaa badh leh,marka hadalka nacas nimada ah iska daa.
qabyaalad meeshan loogama baahna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cunaaye

Unrecorded Date
Dhulbahante dhoohan weliba dhaandhaan ah haddana sii dhababmay oo tan iyo xamar Muqdishu la soo caydhsaday ,ku oodnow jeelka aad u taqaan laascaanood waad ogtahay xagga OOg uma dhaafi kartir xagga kalena Garoowe , Jiqbay idinku tahay meel u carartaan ma jirto .
Isku maaweeliya waxaad rabtaan mar ay noqotona waa laguu imanayaa Jeelka aad hadda ku jirto ,waa hubaal ileen geed aad cuskataana ,,,,,,,,,,,,??Faqa..sh Faqa..sh Faqa..sh Faqa..sh Faqa..sh''''

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cunaye

Unrecorded Date
ka magacaga isticmalay habartaa wase idoor marduuf qada helay waa maqnuud falan dhulbahte idin raci mayaan ooya anag ma waxaa noo malyseen dadkaa xooga ku haysataan miskiin dhulos xabad bay eber idinka dhigi hadaa isku kicisaan waan is naqaan yaad internet uga bootaynaysaan fulayiin ayahy sow anagoo habeen kaliya burco ku dilanay 10000 kun oo idoor wagaash ah bal kaalya hada wax qada naga waligayo darood iyo somali wayn baan nahay ee idinku burciyo hargaysa bal hala idinku aqoon sado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cunsiiye

Unrecorded Date
Cunaaye

Darood anigaa dabadiisa weyn far-fareeya ee ma kugu fiiriyaa guss weyn. Maxaad dili kartaa Ilaah baa dhulbahante kaa dhigay oo 10kun oo qof idinka dhigaye. Waa ku khasban tihiin inaad somaliland midiidin u noqotaane ma rarashadaa diideysaan. Majeerteen asba Xamaal uu idnka dhiganaa ee asxaan idiiinma haayo oo Ilaah inaa Isaaqq u xamaashaan oo sidii naag ay qabaan dabada weyn u ruxdaan uu ini baday. Afxakame aa maqnuudkii ugu weenaa somalia ah waana ogtahay inuu inika ahaa adigana kolleyba Dabaweyn aa leedahooo waa laguu kacsanaa...Sharmuud ibn sharmuud Ilaah ka sokow anigaa ku leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Wednesday, June 14, 2000 - 12:14 pm
cunsiiye:ma qolada qowma luudka ah baad tahay ee
qurbaha ku xumaaday.either pitcher or catcher
aniga waa isugu kay mid ee cunsiiye alla ha ku hadeeyo.Ta kale dadkan soomaliyeed ee nabada ku wada nool ee fahmay waxaydaan fahmin oo aad ilaa imanka ka doodaysaan laguna hayn dhulkii,yaan lagu faanin muslim dhiigiis,dhamaantiina towbada
hala idin waafajiy.cunsiiye waa iga waano u dood
si wanaagsan oo jooji cayda qowma luudnimada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cunsiiye

Friday, June 16, 2000 - 10:44 pm
Laascaanood


Maya ee maahi duulkaa ilaah nacladay laakiin afxumada CUnaye ayaa bilaabay oo Qowmaluudka ka sheekeeyey anna far baan gelshey. Anshax darradaas Doorood baa lagu yaqaan ee ha i caayin boowe adiga kolleyba lagugu eeg mar kulay tahaynee.
Qawma luudka idinkiinbaa ka sheekeeya oo qora ee ha laydin baadho. Cunaayena waxaan waxaas ahaynba kama hadlo ee bal fiiri qoraalkiisa.
Waan iska deyn arrinkaas ka hadalkiisa haddaa deysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, June 17, 2000 - 07:10 am
kuligiin khaldaan lee tihiin!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Thursday, July 13, 2000 - 12:01 pm
cunsiiye:horta kula caytamimaayo laakiin boowe
be a man before you sound a man.shame on you
or continue with your nasty habit
bye rigid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, July 18, 2000 - 09:07 pm
Shame on you:
What this classless under-educated moroons have written here has crossed all lines.What i have seen in this forum and others is the sign of seriously ill people.These people are certainly suffering of multiple maldies.I am sure a bunch of these people are suffering from severe low self-esteem,schizopherenia,paronia,manic depression,chronic insecurity,genecidal mentality,fascism and xenophobia.Meanwhile many people in this forum especialyy from the Idoor side can no longer understand the difference between reality and illusion.I am urging you guys to discuss real issue or shut up and disappear.Group enmeshed in conflict has the tendency to be absorbed only with their side of the story only.Such groups too often can not pay any attention to the other sides arguments.It is unfortunate that Somalis did not understand what are at stake here.What do you expect from people who in 10 years can not understand the difference between a nation state and a clan.Stop this unethical personal attacks,unsubstantiated allegations,baseless and unislamic lies.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, July 18, 2000 - 09:10 pm
Shame on you:
What this classless under-educated moroons have written here has crossed all lines.What i have seen in this forum and others is the sign of seriously ill people.These people are certainly suffering of multiple maldies.I am sure a bunch of these people are suffering from severe low self-esteem,schizopherenia,paronia,manic depression,chronic insecurity,genecidal mentality,fascism and xenophobia.Meanwhile many people in this forum especialyy from the Idoor side can no longer understand the difference between reality and illusion.I am urging you guys to discuss real issue or shut up and disappear.Group enmeshed in conflict has the tendency to be absorbed only with their side of the story only.Such groups too often can not pay any attention to the other sides arguments.It is unfortunate that Somalis did not understand what are at stake here.What do you expect from people who in 10 years can not understand the difference between a nation state and a clan.Stop this unethical personal attacks,unsubstantiated allegations,baseless and unislamic lies.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANAD

Thursday, October 26, 2000 - 12:06 am
RA"IGAYGU WAA SIDAAN HADI DHULBAHAANTUHU AANAY RABIIN SOMALILAND DHULKOODA AAN U GOYNO MEESHA INOO XUDUUDKANA AAN SILIG KORONTO AH KU WEREEJINO HADALKUNA HALKA HA KU DHAMAADO. SOO MAHA LAASCAANOOD,TALEEX,BUHOODLE,IWM.WAANU KA MARAANA INIGU SIDAAS AYAAN QABA INAY XAL INOO TAHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garaad Cawsle

Sunday, November 05, 2000 - 11:01 pm
Dhulbahante anigaa wasa xataa hooyadey.waa umad bililiqo iyo naxariisdaro u taagan,markaa L-Anod waxaa lagu dhisay bililiqadii waqooyi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WED IIDOOR

Monday, December 04, 2000 - 02:11 pm
TO INAGUMEEDYADA IDOOR OR DIRTA WAQOOYI

IDOOR WAGAASHIYO KUFRIGA WACAD ALLOW YAALE WELIGOOD YIBRUHU GAALADA INAY DABAWASHLAYNE WEEYE
ISAGUNA WAA WALAABIYE INUU WASAA WEEYE HADAY DIIDAANA INAN WARAN GESHAA WEEYE

RAGANI WAA RAGII SIDAA U HADLI JIRAY EE MA GARANAYSAAN IDOOR WAGAASHOW? WAA RAGA HOGAANKA IDINKU HAYA IDINKUNA HAYN JIRAY WELIGIIN EE AAD MAALIN WALBA KU BARIDAAN DHULBAHANTOW NALA GO,A HADAAN AWOOD HAYSAAN OO WAX QABAN KARTAAN MAAD XOOG KU KAXAYSATAAN INTAAD MAALIN WALBA BARYEYSAAN
INA GUMEEDYAYAHOW IDOOR WAGAASHA AHI.

WAXAAN IDIIN SHEEGAYAA INAADAAN NASAB AHAYN BAL CASHOOLAHAN YIDHI HOOYADAY ANAA WASE MA ARAGTEEN WAXAASI WAA WAXAAD FALAASHA U SHEEGATAANE AAMUSA OO GAAGAABSADA YAAN AAYAR GAADH LA IDINKA QABANE IIDOOR DIRKA WAQOOYI AHI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koombe-Killa

Tuesday, December 05, 2000 - 07:12 am
Wed Koombe Kuumade

Ma adoo dhulmahante, dhilohante, dhaliweyne, dhuusa badne, qurji dheere ah baad nasabnimo sheeganaysaa.
Ilaahii Kuumbe,koombe, kaambe, kiimbe, kabayare, kablaxlax,kuumade kaa dhigay anigana gobta reer Banii Isxaaq iga dhigay baa mahad leh.

Bal ogoow addoomaha dhashaa kala ayaan roone
Sida adhigu geeliyo fardaha uga itaal liito
annaga EEBAHAY naga koryeel uumiyaa kale'e

...kolleyba Afxakame ayaad cad ku leedahay yaad beenta u sheegaysaa illeen dhulmahanto afar xabbo ah baad tahee...Dhulkiinnii anaa haysta oodheeftiisa cunaya, dhaqankiini anaa haysta oo naagihiinnii dalbaha lahaa habeen walba dhalfoo ku lisa, geeliinnii anaa dhacay oo gacanta ku laba lisa. AssAnood haddaanan kaa burburin nin maahi.
Haddaad diiddo somaliland waad guuraysaa ee Eyl iyo Qardho u guur oo Majeertiinkii aad basaasi jidheen magan gal ama Warsangeli Garaadadiisa hoosgal aad ku badbaadide...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CADOOW JEBIYE

Tuesday, December 05, 2000 - 01:29 pm
KOMBE DILE
DHUUSO WAYNE WAXAAN KUU SHEEGAYAA IN AWOOWGAA INGRIS CANSHUUR KA QAADI JIREY OO WALIBA WALAABI U AHAA ANA AWOOWGAY UU KAA DHICIYEEY OO LA JIHAADAY,,,, MARKA IIDOOR MA INAGAA ISKU TAARIKH AHBA IYO ISKU DADBA.IMINKANA HISTORY REPEATS ITSELF HANA KA BEEN SHEEGIN YAA IRIR,DIR,BINIHASHIM,IRAAQIYIIN,FALASH IWM . INAAD TAARIKH IYO NASABNIMO LAHAYN WAXAA KU CADAYNAYAA INTAAN KOR KU SOOSHEEGAYBA AFKAAGA AYAA LAGA HAYAA EE MIYAAD DAFIRI IIDOOR WAGAASHOW???????? BAL HAL ABTIRSIIMO IILA KAALAY?THIS IS YOUR HOMEWORK FOR THE REST OF YOUR LIFE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Friday, December 08, 2000 - 06:05 pm
WAXAAN TEGAY LAS ANOD LAST YEAR. BEEN IDIIN SHEEGI MAAYEE, MAGAALADAASI WAA CAASIMADA SOOMAALIYA, WAXAAN KULA YAABAY HORUMARKA AY GAADHAY. WAR WAX KA MAQAN BAA ISKA YAR. COMMUNICATIONKA, IYO WAXA YAALA WAAN YAABAY. HADABA DADKIINAN DIIDAN IN LAAS CAANOOD NOQOTAY MAGAALADA SEDEXAAD EE SOOMAALIA. AMA NAC AMA JECLOW WAA MAGAALADA SADEXAAD EE SOOMAALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koombe-Killa

Friday, December 08, 2000 - 10:18 pm
TO: Dameeraha Doorood Daboole ee meelaha dinaahyeynaya.

Nasabnimooy ku nacay haddiiba cidwalba hunguri kaa galay.
Saadooy Seben baa kugu habsadey haddii silic ku nooshii saaka xaar kugu saydhay
Durriyadeey xaal qaado haddii Daarood daboole nasabkaaga durayo isagoo daleel yaal oo dir uu ku dhaato aan lahayn.

Nasabnimo waxay leeddahay aalad lagu cabbiro ee maahan wax dameer kastaa u absheegan karo. Dhalashadu waa mid aan dhawranno oo sida dhallaanka u rabbayno.
haddaan soo koobo DHALAD waa
1. Dad Islaam ah oo isku ab iyo isir ah
2. Dad Isku sinji iyo summad ah
3. Dad saafi ah oo aan sidii suuli cid waliba GELIN
4. Dad Meel ku aroora oo u absheegta Awoowayaal Ehlu Khayr ah.
5. Dad gob ah oo habdhaqankoodu ka qoto dheer yahay beelaha kale ee ag yaal.
6. dad xaq yaqaan oo ilaahood ku xidhan oo aan xaafadaha dhicin cidda ay ka xoog roon yihiinna aan waran xuluulin.
7. Dad awood, magac iyo midho leh oo muruqooda dadka wanaagsani isku halleeyaan kuwa liitaana ay majeeraan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koombe-Killa

Friday, December 08, 2000 - 10:33 pm
Isaaqi case.

Anigooo tix raacaya standard-ka aan kor ku xusay bal aan isu eegno Isaaq iyo Doorood. Yeynaan simin labada kooxoode aan midba gaar u qaadanno.

Isaaq haddaan nahay Dhalashadayada waa midaan sida dhallaanka u dhawranno oo ka dhawrno inay dhib gaadho ama dhaawac ku yimaaddo.
1. Isaaq waa Durriyad islaam ah oo isku ab iyo isir ah. Waxay u absheegtaan Sh Isxaaq Bin Axmed bin Haashim.
2.Isaaqq waa dad isku sinji ah oo la isku soo sooco meel kastay jiraan ama joogaan isku na summad ah.
3. Isaaaq waa saafi oo aan cidi ku soo biirin cidna ku biirin.
4. Waa dad isku ab ah oo ku aroora isxaaq bin axmed oo dhalay 12 wiil iyo afar gabdhood iyo 3 bahood(xaas. Qabriga sheekha iyo qoraalkiisii uu gacantiisa ku xardhay baa u marag ah.
5. Gobanimo waa mid aan cidi la wadaagin ayna kaga soocan yihiin Soomalida. Ninkii la dhaqmay waa garan karaa oo Ilaah been umaanan sheegin.
6.Waa dad xaq yaqaan sida ay caddaynaysa maahmaahda ab-soo-jireenka ah ee odhanaysa "Isaaq laba ka xeeran" meaning isaaq xaq darro iskuma raaco cidna isuguma tago.
7.Waa dad magac midho iyo awoodba Ilaah u dhammeeyey.
Haadaa-qabiiliga Isaaaq hibo Ilaah siiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Koombe-Killa

Friday, December 08, 2000 - 10:48 pm
Daarood waa xaar oo in la fadho ayaguna ma jecla anigana magac iyo sharaf kolleyba iiga kordhimayso ee bal aan qori ku faadhfaadho intaan sanka sacabka saaro.

1.Daarood waa dad islaam ah laakiin aan isku ab iyo isir ahayn.
2.sinji ahaan waa kala qolo oo Harti wuxuu ka soo farcamay Gobolka BARI, halka ugaadeen ka farcamay Koonfurta Harar. ma ahan isku summad oo Ogadenka 2mitir ah iyo Majertenka 70cm ah inaysan wada dhalan waa caddaan.
3.Daarood ma ahan dad SAAFI ah. ugu yaraan 70 qabiil oo isugu jira midgo, yibro, tumaallo, original somalis, jareer iyo lama yaqaan ayaa ku dhex jira.
4.Ma ahan dad meel ku aroora oo awooweyaal ehlu khayri dhaleen. Abtirsigoodu waa Kuumbe kaambe kablaxlax doorood ismaaciil hooshaar carbeed. Weli taariikhda laguma hayo meel DAAROOD KU DUUGAN YAHAY period.
5. Hab dhaqanka daarood waa mid yaableh. Hartigu Baqtiga ayay cuni jireen. Hartiga Afxakame ayaa ka dhashay oo waa Qode iyo La Qode.
6.Ma ahan dad xaq yaqaan ee waa dad diinta ku adeegta(ina calaacal xasan) iyo kuwo diinta beddela(afweyne).
7.Daarood waa moos-bolol ah oo hoosta ka qudhmay. Ma ahan dad muruqleh oo ayagoo dalka nimcadiisii iyo hubkiisii haya ayay Mooryaan siday uga cararayeen ay orod kenya ugu tallaabeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAGAR AADAN

Saturday, December 09, 2000 - 08:28 am
Taasi Waa fikradada iyo Nacaybka aad u qabto qabiilkaas. Anigu Daarood baan ahay Isaaq ma caayayo waayo qof xun iyo qof wacanba way leehiin, sida qabiilada kale ee soomaaliyeed. Daaroddna waa qabiil wayn oo leh dad wanagsan iyo dad xunba. Markaa waxaan ku odhan lahaa taariikhda beenta ah eed soo qortay iska daa oo dantaata ka raaco. sida aad wax u soo qortayna waxay noo sheegaysaa nooca aat tahay, markaa kula qasan mayno ee dheh waxaad rabto. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bodow

Saturday, December 16, 2000 - 07:48 am
I was born in buhodle and went the secondary school in laascaanood. yes it is true that these two cities are very different what they were in ten years ago. indeed most of my family lived other big cities then, from moqdisho to Hargeysa. I am proud of the changes and please continue to invest the cities, especially the technologies. by the way we do not insult others. do we? do not answer others if they insult our people and city.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoo

Tuesday, February 13, 2001 - 10:27 pm
Laascaano waa magaalo fiican, laakiin waxa ku ciyaaraya niman layiraahdo reer nugaaleed oo badaw ah oo ay ka mid yihiin:

Naaleeye axmad, iyo eydooda Nuur axmad "and others" qof kasta wuu garan karaa meesha aan ka wado.

Waa magaalo qoloqlo laysugu laayo oo qabiil walba uu jecelyahay in uu qabiilka kale ninka ka dhaqaaqaya dilo, marka waxba yaan la amaanin magaalo sidaa dadkeedu u dhaqmayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fathers law for all isak

Wednesday, February 14, 2001 - 03:48 am
ku sheeganaya inay isaaq yihiin,in lala caytamo ma mudna, sababtoo ah qof jira ama dhaqanleh ayaa lala murmaa,therefore isaaq ma laha shaqsiyad iyo dadnimo waa umad gaalo jecel oo inta badan fisqiga iyo aflagaadada ku horeeya,waxaana u daliil ah maahmaahdii ninkii nuur ahmed ee aheyd (gaal hadaad aragtid ama isaaq baa daba socda ama (ey means dog).