    Nasir | Unrecorded Date qolka is barashada furan! olen Nasir 18v, asun vantaalla opiskelen puusepa ammattikoulussa. |
    AXLAAM | Unrecorded Date WAXAAN AHAAY GABAR SOMALIYADAH.WAXAAN ANAN RAADINAYAA WIIL SOMALIEAH OO KU NOOL WADANKA finland.WAXAAN JECLAN LAHAA IN uu yahay wiil dheer oo cas.dadiisona tahay 23or26. |
    vaantalainen | Unrecorded Date ha isiideyn waakan kii aad raadinaysay ee xakeen kaa helaa kulta.............. |
    helsinkilainen | Unrecorded Date Moi Axlaam, Kaad raadinaysay waakanaa oo waaikan, waan dheeraahay, Salaadda waan tukadaa, indho jacelbaan leeyahay, gacmo romantic ah ayaa igu yaala, dhagaxa majabiyo ee kumee.. kuu waashaye kumee..... Waxaad iga heli kartaa..Masaajidka... yaan lagaa garan |
    sucdi | Unrecorded Date to vant. ja hels. xagee idinkahelaa waan idin xiisaynayaaye!!! |
    helsinkilainen | Unrecorded Date Salaam Moro sucdi; Adiga xiise ayeyba kaa haysaa anagana waabnaga taalaa, voisitteko antaa ohjeita, asutteko helsinginseudulla tai mualla? missä käyt koulussa!! köyhä miesten apua tarvitään!!!!!!!!!! Miskiin dhimasho u dhow!! helsinkilainen |
    tus | Unrecorded Date Moi. löytyykö kiva ja alykäs nainen. tössä etsii samat asiat omaava poika. jos löytyy kerropa eneman. asiaa.. |
    POIKA | Unrecorded Date MOI KAIKKI SOMALILAISET MAGACAYGA WAA MAHAD POIKA HADDA WAXAAN DEGANAHAY USA COLUMBUS OHIO WAXAAN LA YAABANAHAY IN RAG IYO DUMARBA IDINKU TAAGAN TAHAY WAANA I CEEBEYSEEN MARKA MAKE A PROUD TO SUOMI IDINKOO JOOGA WADDANKA UGU GABDHO BADAN AYAA HADDANA IDINKU TAAGAN TAHAY MINA TOIVON TULEVAISUUTA INAAD HESHAAN SUBJECT AAD KA HADASHAAN MINA RAKASTAN KAIKKI SOMALIT |
    poika | Unrecorded Date waa mahad poika again waxaan halkaan ka salaamayaa reer NASTOLA VASTAANOTTO KESKUS iyo dhamaan dhalinyarada reer TAMPERE iyo dhalinyarada reer ESBO waddanka waa waddan aan la yaabo markasta sabata maxaa keenay war waddanka wax waa laga qabsan karaa laakiin aan isku duubnaano oo ka hortagno saatanaha badan ee aan la nool nahay markaa kaikki ystavat ku dadaala hana u maleynina in USA ka fiican tahay FINLAND waa been taas anaa beeniyey sababta oo ah labada nolol anaa arkay markaa waxaan arkay dad badan oo ka soo cararay markaa dalka ka xoogsada oo jooga BYE POIKA |
    Tampre_boy | Unrecorded Date mahadow isbarshada iyo ereyga aad adeegsatay ee "kutaagnaansho" waa kala labo qolkan waxaa loo furay in la iskubarto oo figrad mid hoose iyo mid guud la is dhaafsado waayo sidaad adiguba ogtahay fursad dadku uu ku kulmaa aad ayeey uyartahay. eeg beelaha kaleba beejkooda waxaad ku arkaysaa sida qolka is barashada furan. so don't undertand wrong, nothing wrong knowing each other and life is communication!!!! we love you too!!! |
    garuun | Unrecorded Date axlaamey nin dheer aa raadinoysaa laakiin waxaan ka baqaa koo oo garuun ah inuu kaa dhexbaxo |
    poika | Unrecorded Date tamperelainen poika here is me again waa poika waad ku mahadsan tahay sidaad iigu sheegtay marka walaalow adiga magacaaga maxaa u diiday inaad ii sheegtid waxaa laga yaabaa inaan ku aqaanno markaa waxaan kuu sheegayaa inaad is sheegto seuraava kerta maybe this conversation will continue markaa viiva tamperelaisia kaikki taalla ei yhtaan tekemista mutta somalit asuvat suomessa ottakaa yhteyta missa muualla maassa te olette markaa haddii fikrad fiican heysid soo jeedi bye poika |
    Mr_Right | Unrecorded Date OOps Guys What On Earth Is Going On Here? It is My First night to be here,I was so speechless at the first time i got here, i didn't know what to say as i didn't seem any compliment nor did i know what questions i could have raised..i ain't good at the gift of the gap but lemme try to be more specefic and let you know some clue on myself. Name:Mr Right age:19 Place:Helsinki School:Nah Terve herrat,no miten hurisee? |
    Mr_Right1 | Unrecorded Date Where Are You People??? |
    saciid | Unrecorded Date reer finalnd maxaad haysaan weli ma perkele ayaa sidii laidin dhahaa iyo pakolaisia,waar iskaga kaaly meesha meeshu waa meel xun ee kalayaa america oo ka shaqysata. |
    Mr_Right | Unrecorded Date to siciid. pakolaiset layms ayidhaahdee "Herrat" ayaa nala yidhaahdaa ee ogow. America iz bullshit, |
    kuunyabarow | Unrecorded Date habartii dusheediyo degelkay ku noolayd daruuruu ku hooreen dadba wada hel moodoo daad wararac bay tiri waase dumare yeelkeed. waxa habartaa lamida saciid. oo dadka udu baaqaya kaalayoo isdhiiba hadana maad dadka wax intaa dhaama u sheegtid. kolayba adoo kale waa mid album sita oo hadba garoon diyaaradeed isku sawira ama meelaha tareenada laga raaco oo rag kale dhisteen. intaad dadka meel aanad waxba ka ahayn ugu baaqayso maad tiraahdid waar wadankiinii wax tara oo dhista. |
    Mr-right | Unrecorded Date waaw kuunyabarow.lol you are an expert. |
    Somaleihin kyllästynyt | Friday, September 22, 2000 - 03:39 am Miksi te vihaatte transvestiitteja ja transsseksuaaleja niin paljon? Eikös teidän kulttuurinne kunnioita eunukkeja? Minä olen joutunut jatkuvasti teidän terrorinne kohteeksi. Kymmeniä kertoja. Te yrititte kerran käydä jopa päälle. Hyvä, että tekin saatte joskus turpaanne niin kuin Hakunilassa. Muuttakaa perkele takaisin Afrikkaan kivikautisine asennevammoinenne! |
    Anonymous | Tuesday, September 26, 2000 - 12:18 am marká hore salaan haliga gudoomo talabaad waxaan umalaynayaa ninka mr_right ladhaho inaan personaly ugaraanayo marka waxaan aad ugu farxi lahaa inaad e-mailkaaga iisheed´git ninbaan umalayn inaan kugu khaldayo ninkaasna e-mailkiissa waan hayaa laakiin bal waxaan rabay inaan ogaado inuu isagii yahay iyo in kale! |
    perus somalialainen | Wednesday, September 27, 2000 - 12:26 am Moro! Somaleihin kyllästynyt; Mitä perkele sä olet tekemässä meidän pesässä? Te ja Teidän keltaiset mooraaliton ja jumalaton yksilöitä, Ettehän kertöö meitä miten pitäisi suhtaitua homohin !!!! Kyse ei ole kivikautisen asennevika, vain sivistystä ja uskontosta. Olemme todellä ylpäitä että meillä on mitä meillä on !!!!! Menee helventiin ruotsiin Homo!!! |
    S-mies | Tuesday, October 10, 2000 - 03:20 am Somalit ja mustalaiset ovat samaa paskaa. Anna niille yösija ja ruokaa niin ne jäävät vaivoiksi varastamaan ja raiskaamaan ikuisiksi ajoiksi. Ongelmaan tulee saada lopullinen ratkaisu. |
    ayaankaa | Friday, October 13, 2000 - 06:44 am S-mies senkin ääliöt, mene esi kouluun opetele miten kuniotetaan muut ihmiset perkele |
    Anonymous | Wednesday, November 15, 2000 - 01:18 am To Anynmous. waa ikan sxb Mr_Right, laakiin uma malaynayo inaad i garanaysid,si kastaba,isku day inaad e-mailka aad ka shakisantahay aad soo dirto bal waan eegi doonaa inuu sax yahay iyo in kalee. nabad gelyo. |
    Anonymous | Thursday, March 01, 2001 - 02:57 am MOI AXLAAN USKO VA MÄ ON TÄSSÄ HESARISSÄ IHAN KESKUSTA ASUN YKSI MISSÄ BAIN SUOMESSÄ SÄ ÖÖT. MÄ SÄNOO SULLE ETSIA LÖYTAA HAUSKA TUTUSTUA: MUNN NINENI ON "MUKAAN" SÄÄ VOID OTAA YHTEITUA |