Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Netherlands: Netherlands: Qolka isbarashada furan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hkaafi

Unrecorded Date
Hi Iederren,

Mijn naam is H.kaafi. Ik ben pas afgestudeerd somalische jongen en goed in staat om mijn theoretische kennis in praktijk toepassen.
Toen ik naar Nederland kwam, dacht ik dat ik geen studie kon afmaken maar het is mij gelukt god zij dank.

Ik wens jullie allemaal (broerjes en zusjes) heel veel succes voor jullie toekomst.

Totziens.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sunshine

Unrecorded Date
lieve h.kaafi

Zulke jongens zoals jou,het zijn er maar weinig
van dus heel veel succes met wat je ook doet in
de toekomst...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farhiya

Unrecorded Date
to hassan

lieve schat ik kan niet meer wachten
ik ontplof van de hartstocht en opwinding
ik wil jou zien.weet je hoe lang ik jou al op het oog heb dat kun je het eens niet voorstellen

i want to see you and feel you
SCHAT.
Farhiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
schat Farhiya,

Het spijt me want ik wist niet hoe lang jij al op mij op het oog hebt.Luister farhiya zo te zien ken jij mij goed maar ik niet. Ik zou echt willen weten wie jij bent. Ik ben nieuwsgierig zeg dan eerlijk .

Groetjes van hassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

skandineviya

Unrecorded Date
salaamaad Alle walaalayaal maxii idiin diiiday in
aad ku qortaan luuqaddeena, si ay u fahmaan dadka kale dunida jooga. Ma idinka kali ayaad isku koobteen calafka ................
walaalkiina Iskandineeviya..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ashkir

Unrecorded Date
hasan hoe gaat met jij?
ik ben kennis van je x.
ben je nog aan het studie? ben je nog opzoek naar
vrouwen?
wacht ik je antwoordt.

to hasan ashkir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hkaafi

Unrecorded Date
To Ashkir,

Het spijt me, ik ben niet diegene jij bedoelt
want ik heet hassan ashkir niet. Ik denk dat jij verkeerd persoon aan het toe bent. trouwens als ik opzoek ben naar vrouwen waarom ben ik man? dat had jij moeten weten.
Jou vraag of ik nog aan het studeren ben dat zeg ik liever niet. ik denk dat jij iets over wil weten maar ik ben niet diegene die jij zocht.
Tenslotte wens ik jij heel veel succes voor jou zoektocht.

Met vriendelijke groeten.
Hassan kaafi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MasterFLEX

Unrecorded Date
aan hkaafi

Wat heb je nou precies afgestudeerd met dat Nederlands???? Ik wil je niet beledigen maar ik ben alleen nieuwsgierig.

no hard feelings
peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hkaafi

Unrecorded Date
To so called masterlex,

Ik weet niet waar jij over hebt. Ik zie bovenstaande zin grammatica foutje. Wat heb jij nou precies afgestueerd niet heb maar ben dus wat ben jij afgestudeerd?.
Waarom ben jij zo nieuwsgierig?

met vriendelijke groeten
Hkaafi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUDAAYE

Unrecorded Date
DAMN WHAT IDIOTS WE HAVE HERE...HEY CHANGE THIS SHITT U GOT HERE...USIN DUTCH LANGUAGE..OOPS NO SOMALI
& ENGLISH...PLZZ MAKE USEFUL....WRITE SOMALI!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anita

Unrecorded Date
To,Dudaaye

Walaalow macaanow ha ubixin,waa wada jaahiliin
wixii u aad aragto iyagoo qoraaya luuqad kale.

Waxaana ugeynaya in ey markoodii hore eysan
iskool kusoo barbaarin,ey yihiin gadaal gagaar
goobdumis.

Jaaw aboowe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hkaafi

Unrecorded Date
To Anita,

Waxaan la hadlayaa inanta isku sheegtay in la yiraahdo Anita, walaal haddii aad jeceshahay in luqada soomaaliga wax lagu qoro maxaad uga been sheegaysaa magacaaga haddii ay soomaali jecayl kaa tahay sababtoo ah magaca Anita ma aha magac soomaaliyeed. cidii magaceeda ka beensheegta iyadaa dhibaato qabta marka waxba dadka ka ku eedayn inay luqada soomaaliga wax ku qoraan adigaaba magacii soomaaliga ka faanayee??

Het doet ons goed om met elkaar nederlands te communiceren omadat we het leuk vinden.

Mahadsanid
Hkaafi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaan

Unrecorded Date
Waa wada salaaman tihiin,salaan kadib
walaalayaa waxaan halkaan ka doonayaa in aan
kabarto inan aan wada sheekeysano oon is
afgaranno.Haddii aad isleedahay waa aniga ii
soo jawaab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Unrecorded Date
To Jihaan,
Walaal waad salaaman tahay marka hore marka labaad hadii ay dhab kaa tahay inaad inan halkan ka baratid ma xuma balse waxaan ku waydiin magacaaga saxda ah ma jihaanbaa, xageese aad dagan tahay waayo waa arin muhiim ah in aan ogaado halka aad dagan tahay.

Bye bye
Warsame

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaan

Unrecorded Date
To,Warsame

walaal marka ugu horeyso waan ku salaamay salaan
qiimo iyo qaayabaleh,salaan kadib walaal magaceygu
waa sax waxaana daganahay magaalada Tilburg.
waxaana ahay ardayad.

Marka xigta waxaan jeclaan lahaa in aan aniguba
halkaan wax kaaweydiiyo sida:
-halka'aad dagan tahay
-meeqaad jirtaa
-maxaase qabataa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Unrecorded Date
To Jihaan,

Walaal jihaan waa lagaa qaaday salaanta waadna ku mahadsan tahay. Anigu waxaan jiraa 25 jaar waxaana
aan daganahay Amsterdam oo waxaan ku jiraa sanadkii iigu danbeeyay waxbarashada wixii faahfaahin ah oo dheeraad ah waad i soo waydiin kartaa mida kale waxaa ka sii wanaagsanaan lahayd haddii aad isoo siisid e-mail adress waa haddii aad lee dahay.
Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaan

Unrecorded Date
To,warsame

walaal waan ku salaamay,salaan kadib walaal
mafiicna in been la'iskusheego,marka anigoo
daacad kuu naqanaya waxaan kuu sheegi lahaa
in aanan qabin e-mail ee aan kaala soo xiriirayo
computerka iskoolka.marka hadii ey jiraan
siyaabo kale ee aad igula soo xiriiri karto
walaal is kuday.
waxaan rajeynayaa in ey daacad kaatahay xiriirka
aad dooneyso.

jaaw walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Unrecorded Date
To Jihaan,

Walaal ugu horayn waa lagu salaamay, salaan ka dib
anigu ma doonayo in aan been kuu sheego laakiin run bay iga tahay waayo qofku markii uu wax barto wuxuu ka fogaanayaa waxa been la yiraahdo marka xiriirka aan doonayo waa iga daacad. Walaal halkan kuma sheekaysan karno ee igala soo xiriir e-mailkan warsamefa@hotmail.com anigaa kaaga sheekaynaya nolashayda waxaana rajayn doonaa inaad sheekadayda ka heli doonto. adigaan kaa warsugi

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaan

Unrecorded Date
To,Warsame

Walaal waan ku salaamay salaan qaali ah,salaan kadib,walaal waxaan u maleynayaa in aanan isfahmin,sababtoo ah waxaan ku idhi in aanan laheyn e-mail.
waxaan jeclaan lahaa in aan kula sooxiriiro,ee
sidee laguula soo xiriiri karaa,malaga yaabaa
in aad talefoonkaaga ii soo qorikarto.

Sidaa iyo jawaab wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warsame

Unrecorded Date
To Jihaan,

Walaal waa lagaa gaaday salaanta waadna ku mahadsan tahay jawaabtaada marka aniga waxaad igala soo xiriiri kartaa 0621993948.

Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axlaam

Unrecorded Date
To,Hkaafi
walaal waan kusalaamnay,salaan kadib waxaan
jeclaan lahaa in aan halkaan kaabarto.Ee maxaad ka qabtaa haddii an halkaan iska barano oo aan eerlijk isku noqono.anigu waxaan ahay gabar soomaaliyeed ah, oo ku nool wadanka Holland
gaar ahaan magaalada Denhaag.Waxaanan jeclaan
lahaa in aad iisoo sheegto hoe oud je bent?...

walaal qaladna ha iiga fahmin.

salaama.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hkaafi

Unrecorded Date
To Axlaam,

walaal waan ku salaamay waxaan u malaynayaa wax baa kaa khaldan sababtoo ah waxaad dooni in wiilasha oo idil afka u dhigatid. Markii hore waxaad is barateen warsame markan xigana anigaa doonaysaa inaad i baratid marka bal dib isugu noqo
oo isi sax waxaanse la yaabanahyay waxa aad hadba magac been ah u sheeganaysid? sida Jihaan ama Axlaan ma waxaad qabtaa baranooyo? mise si kalaa laguu hayaa (de waarheid is niet leuk maar wel terecht..)
Hkaafi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

coloneylsengawi

Unrecorded Date
coloneylsengaawi

To walaalaha

War hayaaay!!!!!!!!!!! waar waa meeshii Nehterland waar waan idinsalaamay dhamaan. Waar meesha weli ma lagu noolyahay!! yaa u daran Qof haajiraya waar meesha iskaga taga oo Dunida xorta imada. Allow yaa Darwiishkii salaan debecsan gaarsiiya oo yiraa dadkagi xornimo qaadey!! dAg duuq iyo duuy baan nacey! waryaa weli ma sidii tuuslakh balasting leydinka qaadaa!!! waar waxan joogaa meel hadaad 40 uur ka badan aad shaqeysid aad 1.50 toeslag lagu siinayo ee meesha iskaga imada!! klootzak Nehterland!!!! bye all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

honey

Unrecorded Date
mahad, als je ooit dit lees wil ik jou laten weten dat ik me spijt. ik mis je heel erg en ik wou dat alles goed kwam. we groeien uit elkaar en dat kan ik niet aan.
love, honey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXLAAM

Unrecorded Date
Hkaafi

WALAAL WAAN KU SALAAMAY SALAAN KADIB,WALAAL ANIGU
WAX IGAMA QALDANA EE WAXAAN UMOODAYAA IN EY ADIGU
WAX KAAQALDAN YIHIIN,MAXAY TAHAY SABABTA AAD ISUGUKEEN QALDEYSO ANIGA IYO JIHAAN,MASSE ADIGAA
MAGACYO BADANSHEEGTOO,WAXAAD KU TUHMEYSAA DADKOO
IDIL.ANIGA IYO JIHAAN SHAQO ISKUMA LIHIN EE WALAAL
HA'UGAFIN GABADHA,DADKAAS WAA DAD ISFAHMAYOO QADKA
KABAXEEN EE WALAAL WAREERKA KADAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hkaafi

Unrecorded Date
To Alxaam,

walaal marka hore iga gudoon salaan ay ku dheehan tahay qiimo iyo qaayo, salaan ka dib iga raali noqo haddii aan meel idiin kaga dhacay sababtoo ah waxaan ahay qof biniaadam ah oo khaldami kara sidaas la adligeed marka iga raali noqo.

Maalin wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jihaan

Unrecorded Date
To,Hkaafi

walaalkiis see wax ujiraan aniga iyo axlaam intee
iskakeenakeentay maba ihin labo qof oo islehee.
sheekada aad wadato aniga mafahansani ee iga
ganbiso walaalkiis.axlaam aa wax ku weydiisay ee
maxaa aniga iigu soo qar qaree,mawaxaad kaxun tahay in ow wiilka taleefoonkiisa iisooqoray,
aboowe wiillasha waakala daacad sanyihiin ee aboowe iga raali ahow hana ii gafin,sida aad igu
sheegtana waan kafiicanahay.

jaaw walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hkafi

Unrecorded Date
To Axlaam en Jihaan,

Walaalayaal iga raali noqda haddii aan aflagaado idiin gaystay sababtoo ah ik heb jullie namen door elkaar gehaald en achteraf blijkt dat jullie twee meiden zijn.Dat is de reden geweest.
Axlaam waa inan aad iyo aad u wanaagsan oo walaashay aan jeclahay ah soms als ik slaap, kan ik geen oog dicht krijgen want zij is ongelooflijk lieve schat,dikke knuffel van mij.

Tot ziens

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Badmaax

Unrecorded Date
To: Axlaam

We vinden heel lief van je dat je toe geeft wat je miss gedaan hebt.Walaashiis soo dhawow fikrad uunbaa lays waydaarsadaa khaladna waa la galaa, laakiin waxaa adag si loo hello qof khaladkiisa qirta marka adiga don't worry sis adiga waxaa tahay qof khaldamay hadana isgartay. so sorry meel loo dhaafo ma jirto.

Waandna ku mahadsan tahay isgarashadaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Unrecorded Date
Aan Allen,

Onderwerp: Afscheid

Ik ben eerst persoon die iets in deze net (Netherlands)geschreven heeft. Ik gebruikte verschillende namen namelijk hkaafi, hassan en warsame de reden zeg ik liever niet. Mijn echt naam is........ ik ben pas afgestudeerd jonge man.
Vorig jaar ben ik afgestudeerd aan Hogeschool van amsterdam richting Bedrijskunde/logistiek. ik werk nu IBM. IBm is twee na grootste computerorganisatie ter wereld. Tevens in Nederland is IBM twee na grootste computer leverencier . Binnen IBM ben ik verantwoordelijk voor bestellen en verkoop van PC's voor
EMEA(Europa, Middle East en Africa). Tevens ben ik verantwoordelijk voor alle vragen en klachten vanuit de internationale IBM organisatie aangaande haar levering. De oorzaak mijn afscheid is dat ik veel opdrachten voor mijn werk moet uitvoeren aankomende maanden. Ik denk dat ik nooit meer terug zal komen voor dit net maar ik heb geleerd tijdens mijn studie: je moet nooit iets uitsluiten marka walaalayaal ka faaiidaysta netkan oo aragtiyadiina isku dhaafsada kuna sheekaysta
sababtoo ah markii aan netkan aan ku furayay hadalkayga waxaan filayay inuu noqon doono mid waxtar u jeesha soomaalidda degan Netherlands balse waxaa dhacday in ay dadka gaarkood isku
aflagaadeeyaan mana fiicna in la is caayo sida dadbadani isku caynayaan netkan sida kuwa hablaha ama inamada caynaya arintan oo ah arin aan wanaagsanayn.
walaalayaal ka faaiidaysta fursadan aad maanta haysataan oo ku dadaala sidii aan wax u baran lahaydeen runtii markii aan anigu holland imid todobo sano ka hor way igu adkayd in aan iska dhaadhiciyo inaan waxbarashada heer ka gaari karo balse doorzettingsvermogen, possitieve denken en voor God duimen waan ku guulaystay in aan waxbarashadaydii dhamaystiro. Walaalayaal dalkeenii idinkuu idin sugayaa you know there is no place like your home(oost west thuis best) marka dadaala sababtoo ah doonaa waa gaaraa.

Waxaan idiin rajaynayaa dhamaantiin guul aamiin aamiin.

Met vriendelijke groeten,
Hassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axlaam

Unrecorded Date
to Hassan

kaalay waryaa marki aad kashifmiramtay aad waxaad
ku marmarsimoonee afschied aan loojoogin.
teeda kale mawaxaad ismooday in aad tahay qofka
kaliya ee soomaali ah ee wax bartay,beejka bilaawgiisa iyo dhamaadkiisaba waxaad kufaanee
wax barasho,marka waad in aad ogaatit in ey jiraan
wiilal soomaali ah oo barta waxa aad barato iyo
wax kadarajo sareeyo,teeda kalena nin wax bartay
saas uma magacyo badna ee malahubaa in ey aywax barashadu dhab kaatahay iyo in aad un kuriyooneysid oodan waxba heeyn,markale walaalkiis
horeybaa looyiri nin isfaanshay waa ri'isnuugtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tariq

Unrecorded Date
Wat moet ik zeggen dit is een van de weinige sites op somalinet dat ze niet over qabiil praten.
ik zou tegen jullie gaan zeggen hou het zo jongens en meisjes.
tariq cabdishakur.

TAriqshakur@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

psyco

Unrecorded Date
Ik vond het wel leuk om dit •••• te gaan lezen,en hkaafi of xassan ben je een schitzo??
will je soms iemand anders zijn of heb je verschillende persoonlijk heden,want ik zag in een van de mails dat je een gesprek met je zelf voerde over de comp. en dat is nieuw denk ik in het psygologie.Ik ben tweede jaars psygologie student aan de noordelijke hoge scholen in leeuwarden.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saacid

Unrecorded Date
Saacid

To Axlaam

Walaal waan ku salaamey magaceygu waa sacid waxana jeclaan lahaa in aan is baranno Den haag meqa joogtey aniga Amsterdam baan deganay. Nabadey sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axlaam

Unrecorded Date
To Saacid

walaal salaanta waa lagaa qaaday,waadna ku mahadsan tahay.walaal ugu horeeyn inigu waxaan dalka Holland ku noolahay mudo dhan 3sono,waxaana
Den Haag daganahay mudo 2sano ah.waxaana lanoolahay,inamo saaxiibadeeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CILMI BOODHARI

Unrecorded Date
TO AXLAAN

IK VIND DAT JE ECHT DOOR GAAT WAT JE ZECHT.MAAR IK HEB EEN VRAAG VOOR JE SIS.WAT IS U NAAM SIS.
IK GA VOORSTELLEN IK EEN JONG UIT X NL GEWOONTE
HELMOND AND GOUDA IS MIJ ECHT GOED STAAT
IK WOON NU IN COLUMBUS OHIO USA AAN KUNOOLAHAY ABAA IK HOU VAN DIE MENSEN UIT HAGANAAR DEN
WHATEVER YOU CAN CONTACT ME AT THIS E-MAIL ADRESS
MASKA80@HOTMAIL DAG SWEET MVG.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axlaam

Unrecorded Date
TO,cilmi Boodhari.walaalkiis waan kusalaamay walaal salaan kadib ilama aha in aa NL wali kabaxday laakiin sidaad rabtitba udheh maxaad urabtaa inad magacayga u ogaato haday sidaas kaagao hayso waa axlaam eee aduguna maxaa tiri cilmi boodhari maxaad kukeentay inaad labaxado magacan asguba maxuma laakiin waxaan jeclaan lahaa in uu magacaaga runta ah yahay mawaxaa istiri NL kacarar ee iskudhiib USA hadii aad joogtit USA soolaabo walaal oo aktayda kasoodhawoo haduu wali sharcigii kuunoolyahay NL gacmo furan baan kugu soodhawayn lahaa ee soodaa sheekada jaaw walaal kiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
axlaam singlemum maatahay inaan cay ka wado ha u maleyn yaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIVA

Unrecorded Date
axlaam
nayaa hada maad keentay in aad nimanka ka shukaansato net ka ik vind echt jammer dat jij so goedkoop bent,
maar dat weten we he'dit is niet eerste keer dat jij so iets doet vroeger was je erger dan nu weet jij toen jij in de wallen staat om zich zelf te verkopen mmmmm mmmmm wat was jij wanhopig zeg!!

maar goed gaat stuk beter van je he'hey geeft niks komt alles goed maar ik denk dat cilmiboodheri niet zoekt een meisje als jij, je weet wat ik bedoel he'sis (over je achtergrond).
je moet hem niet verwelkomen anders krijg je problemen van je ex man.

hey succes sis

TO CILMI
WANHOPIG, WIL JIJ ECHT HAAR NAAM WETEN ZOEK DAN IN DE TELEFOONBOEK ,SUKKEL
EN ALS JIJ ECHTE HAGENAAR WAS, WAS JIJ NIET SO WANHOPIG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadajir

Unrecorded Date
Axlaam:ku wad sidaas ta kale aad baan uga helay
jawaabtaadii ku saabsaneyd ka ku faanaya waxbarasho aad ayaan uga helay jawaabtaas qof wax bartay ma faano.waxaan jeclaan lahaa in aad ku dartaan doodaha walaaladiin somaliyeed ee u.s.a degan.afka yurub ee meesha lagu qorayana nalaga
daayo oo aanu ka wada hadalno afkeena hooyo.
waad mahadasantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil soomaliyeed

Unrecorded Date
to diva
fatada lagaa wasijiray baad umalaysay
dadka dhan oo xaarku kaadaadanaa
waxaad adugu tahay baa kusheegaysa axlaam
adaa wallen ka luguwasijiray oo mmmmmmm mmmmmm lagaaga keeni jiray oo wacaladii tobanka ahaa lagaaga dhalay yaanan kusheegine ee dhaaf kibirka ha iskashifine waa ogtahay inaad biilatit lacagtaa kudhilaysatit ani macaa 3jeer aan kusoowasay uh uh ah ah ah maxasuusataa canwayan dadkale hacaayine candhadaada unaxariiso lee markale iyo dadka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AXLAAM

Unrecorded Date
TO,WIILSOOMALIYEED
WALAAL WAAD MAHDSANTAHAY.

haaaaaaaa die jongen heeft jou wel goed gepakt
heb je daar wel iets op te zeggen zo te zien niet he'
volgende keer lul niet a.u.b bek
of dacht je dat ik een van je vriendinnen op de wallen was
trouwens ik heb gehoord dat je daar bekend bent
achte die spiegels zo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudane

Unrecorded Date
ku.wiil soomaalyeed;

Waxay ilatahay magacaa kaa qaldamey ee bal aan kuu
Saxo(WIIL ARDAAL).

Ninyaho ismalaha magaca ad qaadatey iyo waxa aad Ku hadleysid hadii ay jirto oo aad taqaanid gabar
DHinacyayso sootii laqarin jirey ayadan hoos wax loogu sheegi jirey sharka cuudubile
Maxaa tire anaa labo jeer kuutagey aa ala kaamo
Cafiyo macsiyo kufaanka,
Gabadhana anaa xaal siiyay waxaad modaa in Aykaligeed ceeb kutahay dhilaysigu oo maxaad ku Eedi isku midbaad tihiine.

Marnaba ma aaminsani wiilkani waxuu qubayee Eegabar walaal raali ahow ragbaa xaal kusiiyay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudane

Unrecorded Date
ku;Axlaam

Axlaam si fudud baad mahad ugu celisay taas maxaad kawadaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Unrecorded Date
deal all somalis! i am 22 years,170 pound, light dark skin, and consider himself a "an average good looking handsome' i am from USA,columbus, ohio. at O.S university sophomore majoring law school. i have been looking a girl who is honest,trustworthy,loving, caring, compassionate,sexy, and after all good looking.

if you are consider that type of girl..send me your profile....

liiban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hebel

Unrecorded Date
aniga yaa lay baraa akhyaareey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Heblaayo

Unrecorded Date
to hebel

soodaa waxaadheyso illeyn waa ikanee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulmis

Unrecorded Date
To liibaan:
lol......fool
how could you be acting like this,dumb S.O.A.B
damn nigga keep it real man,don't spill your guts cause they are going to devoure you.
and remember about the oil...lol
you with your hairy hands.

fool

ya nigga KULMIS remember

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIVA

Unrecorded Date
to wiil somali

ha ha ha ha ha ha walaahi waad iga qoslisiisay

voel je aangesproken bro? was jij ook daar(wallen) met axlaam?!! of was jij ook te koop
jammer ik heb je niet gezien anders zou ik je wel kopen voor mijn hond hij is zo sex hij kan jouw lul goed likken hoor'of wil jij liever die van axlaam, bro sorry maar zij is al af gelikte boterham,tweede hand,kringloopwinkel, weet je wat ik bedoel!!!.

TO axlaam
sis geloof je alles wat hij zegt,zalige meid jij bent nog steeds zwak he'.

To mudane
THANKS
TO KULMIYE
LOOOOOOOOL BRO HAIRY HANDS?!!!!! LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to diva
weet je wat je bent een plattelandse meisje
rechtstreeks uit badia die niet goed is opgevoed en trouwers over zwak gesproken ben nog zwakker dan mij als ik zwak ben.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UITSMIJTER

Unrecorded Date
HEY WIJFIES,(diva, kulmis, heblaayo, axlaam en honey)

IK GEEF JULLIE 5 MIN DE TIJD EN JULLIE BELIJVEN 50 UUR WEG. KOM TERUG JULLIE MOETEN AAN HET WERK, ER ZIJN KLANTEN DIE OP JULLIE WACHTEN..

GROETJES VAN,
DE UITSMIJTER VAN DE WALLEN!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kulmis

Unrecorded Date
Hey who is disrespecting the BADIYE.
hey i'm a real reer badiye so don't even think about disrespecting it while i'm here.
and know that the badiye is better then all ya cfukked up city folkz.

and libaan,waz up with ya man,were you at???
i thought that you would have replied on mine.
damn nigga acting all weak.

en UItsmijter,wie kan jij weg sturen you chicken chested somali??
i bet you are one of them regulerz.
i got some girls working for me there. I think you are one of them and are you calling me a bitch? i'm a man fool ,give me your name and i'll get your sorry ass
come on be a man,if you are one.

to the rest peace ya'll.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Unrecorded Date
to kulmis

walaalkiis luuqadaadi aadba ka'adkaaladahay ee
maxaa kudaba dhigay luuqadaha shisheeyaha.
mid hadaan kuu sheego waad kuxun tahay labada luuqad ee aad meesha ku soo qortay(Duchka & Eglishkaba) marka taadi runta aheeyd iska soo qor ama luuqadaha kale sifiican u soo baro.

waa anigii oo wali kudaba taagan ee ogow.
jaaw kadhe walaalkiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Layla

Unrecorded Date
To iedereen van dit pagina

Jullie taal gebruik is gewoon afschuwelijk komen jullie niet uit een fatsoenlijke huis?
Hebben julie geen waarde en normen thuis geleerd zo ja waarom schelden jullie elkaar zo smerig uit?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UITSMIJTER

Unrecorded Date
to kulmis,

If u r a guy, act like a guy, stop acting like a bitche,bitche!!!!!!!!!!!!!
Mr. chicken chested to u BITCHE!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

liiban

Unrecorded Date
To all girls who needs to be loved! holla at me! I am talking to all the girls who lives in netherland, I hope we can work it out some sort of interim relationship if you are ready to! if not then????? "HIT THE HIGHWAY".

I am looking for a girl who fits this kind of body-shape and beauty!

The must must be: 19 -25 years,gorgoeus,sensitive,
slim, tall, 5'10, light skin or light dark skin,140 pound,small waist, no big butt or xusul-baruur! lol. if you fit that describtion contact me this email! jafrah@yahoo.com

peace!
muah! "ONLY FOR |GIRLS) not for guys>>>>>>.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

K44

Unrecorded Date
lol....fool you took being desperate to another level.
i hope you find what are looking for

to all the guyz letz make this fool crazy letz mail him.

LIIBAN

Unrecorded Date
TO MOTHERFUCKER K44! REMEMBER THIS ROOM DESINGNATED FOR "DATING". I THINK YOU ARE THE ONE WHO IS FOOL AND DOESN'T EVEN KNOW WHERE YOU AT.

SO STOP ACT LIKE A NERD AND STUPID...IDIOT.

PEACE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baari

Unrecorded Date
Hi every one. I have been reading massages in here and was very impressed about how sweet and sensible the nassages are. I congratulate all of you from the bottom of my hurt and please keep the good work. I am very previllaged to join you here and ready meet and talk.Please feel free to contact me.I love to chat with all somali girls and talk about any thing.God bless gabdhaheena.

Looking forward hearing from u girls!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Unrecorded Date
walaala yaal waxaan idiin weydiinayaa ma faanbaad u malayseen in lagu hadlo luqadaha kale war luqadiina hooyo wax idiinkaga roon maleh ee luqadiina hooyo ku hadla

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
eh is dit een homo site of wat
enige wat ik zijn mannen .
please ga toch een leven zoeken.

and gabaarta amerika joogta, nayaa maxaad isku malaysay. Blind-Macht or what

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qarwaax

Unrecorded Date
Ku dhamantiin,

waxaan doonayaa inan arintan ay umadan hadal kadhiganayaan wax ka sheego. dadka markasta layaabsan hadalkan meeshan ku qodhan ee hollandiiska ah, walaalayaal 1. waa qeybta netka dadka holland jooga loogu talagalay.
2. dhalinyaradan waxaay wadankan yiimadeen yaga oo yaryar oo waxeey ku koreyn af hollandiiska siiba xaga qoritaanka, dadka soomalida marka aad lajoogto afka ayaad kala hadlesaa ee waxba uma qoraysid, markaa ha layaabina idinkoo raali qabaa.

like you can see/read mine somalish writing is not that good as wel!!!!!!!!!!

Allow nin aan wax ogeyn haa cadaabin!!!!!!!!! AAMIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

o

Unrecorded Date
Jongens jongens,

Als je het over goed Nederlands hebt....

Je studeert af in Wiskunde bijvoorbeeld, niet.....wat ben je afgestudeerd ?

Kinderen!

Ik ben een Nederlander, niet van somalische afkomst, en dit valt me tegen dit geouwehoer hier.

Saidja

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAAWANE

Unrecorded Date
TO HKAAFI

Waxaan rabaa inaan u jawaabo kaafi oo yiri waxaan isku fahmaynaa af shisheeye taasi waa wax layaableh qof afkiisa wax ku fahmi waayay luqad shisheeyana waxba kuma fahmi karo ee ceeb maaha hadii aad aqoon ee baro waa faiide.

by qaawane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalin

Unrecorded Date
TO ALL

salamacaleykum,
walaaleyaal waxaa rabaa in aan ogaado
Wat "LOL" betekent.

EN AAN DIVA
abaa in kubarto ayaa rabaa
Zo ik wacht op jou!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Unrecorded Date
To Qaawane,
sxb mararka qaarkood in aad afingriis ama afhollandiis wax ku sheegto(tiraahdo), ayaa ka fudud ama way ka asturantahay, markaad afsomaali ku leedahay. tusaale=**...fucke you**...is was???etc.

To macalin,

calaykum wasalaam.
LOL= laughing out loud
sxb hier zijn een paar afkortingen die men op het net gebruikt, ik hoop dat je wat aan hebt, peace.

afk= away from the keyboard
ttyl= talk to you later
bbl= be back later
ttys= talk to you soon
brb= be right back
ty or t/y= thank you
btdt= been there, done that
wb or w/b= welcome back
btw= by the way
yw or y/w= you're welcome
cy= see ya
<bg>= big grin
ggp= gotta go use the facilities
<bs>= big smile
imho= in my humble opinion
<eg>= evil grin
k= ok(wordt wel echt afgekort hoor, lazy he?)
<g>= grin
lol= laughing out loud
<s>= smile
rofl= rolling on the floor laughing
<vbg>= very big grin
roflmao= rolling on the floor, laughing my a.. off
<vbs>= very big smile
ttfn= ta ta for now
<wg>= wicked grin

Asalaamu calaykum all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Unrecorded Date
waad salaaman tihiin ku ligiin

waxaan salaamayaa wilasha oo dhan qaas ahaan kuwa ku nool nederlan , aniga waxaan la yaabanahay in meeshaan la rabo in leeyska barto. is aaminaadii ayaaba aad u yaree ragoo sidee ayaad gabdhaha u baran doon tiin?
qofkiiyoo kaa soo hor jeeda ayaaba mar mar ku aamineeynin ik hope dat alles gaad goed,

bye all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guure

Thursday, June 15, 2000 - 04:29 am
waan kusalaamay kadib walaal hadii aad adigu qayaano taqaanid cidna aaminimaysid ee dadka raba inay isbartaan waa dad aan aqoonin qayaanda to you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

unkown nigger from no were

Friday, June 16, 2000 - 12:48 am
to guure
malaisku ogeen in gabdhaha loo dhameestiro laakiin su aasheeda lee ooga jawaab duqa see cam,alkaa
dhameestirka ragaa isku leh ma aha hablaha, kafiirsahee yay kula degin doonta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aina libaax sankatabte

Monday, June 19, 2000 - 02:05 pm
waa salamantihindhamaantiinba.

TO: warda,
abaayo waxaan u maleynaya in aad ka sax santahay Raga dagan holland sabaab too ah waxaan ar kay niman badan oo nagaha ka cabsanayo? ma aanan garan waxa eey uga cabsanayaan nagaha,
1-iyaka oo iska dhigayo rag aan wax u baahneynin oo wax u bahaan.
2-iyaka oo aanaan ugeynin meel eey sheeko uga bilaaban gabdhaha ?
3-mase waxa eey mooden lacag in eey gabar u keeneyso?

tan is aminitanka waa wax hadii leys barto imanayo lakin hadanaba leys aqoon maxa leyska amina ii sheega bal,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burhaan

Wednesday, June 28, 2000 - 07:48 am
Waan idin salaamay dhamaan dhalinyarada somaaliyeed ee halkaan ka wada xariirta.
Salaan ka bacdi,Aniga waxaa la`iyiraahdaa Burhaan.
Waxaan dhigtaa iskuulka sare ee Groningen.
Haduu ilahay yiraahdo waxaan jeclahay 2 sano
kabadi in`aan aado jamacada ee ku taalo Leiden.
Qaybta waxbarashad naqaalaha(Economie).
Waxaan idin waydiin lahaa, majiraan dhalinyaro
somaaliyeed oo dhigta halkaa ama aadajo???

please ila soo socod siiya.
Mahadsanid!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Wednesday, June 28, 2000 - 02:26 pm
My name is Mohamed I have been working in many countries,any way I'm happy to join your introduction group right now I'm in Zambia working with NGO I feel lonley here but have many nice african friends here any one want to contact me My E-mail IS yoker@visto.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Friday, June 30, 2000 - 06:14 am
to libaax sanka taabte
walaalkiis marka hore waad salaaman tahay marka xiga waxaan ku weeydiinaa aan su,aashaada ka jawaabee xagee joogtaa holland mise yurubta kale? libaax sanka taabte u have nice name.
tan ku saabsan is aminaad ee aad i soo weeydiisay waa runtaa . laakiin waxaan kuu hayaa in ay is aaminaada dadka ay aad u yar tahay.
waxaana ugu wacan beentii oo badatay darteed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina libax sankatabte

Saturday, July 01, 2000 - 07:00 am
waa idin wada salamay dhamantiinba

TO:warda
walashiis aniga waxan jooga ama daganahay (NL) waa garatay ayan muday .
waa ku mahadsantahay inta aad amantay magaceeyga.
walaashiis maar labaad hadane aad iyo aad ayad u saxsantahay tan aminitanka waxan u maleynaya in aad wax badan ka aragtay somalida taas oo aan ula jeedo beentooda lakiin waa dadka aan ka dhalanay maxan ka samenkarna?

TEEEDAKALE HAMBALYO HAMBALYO
taas oo aan ula jeedo xurnimada dalka SOOMALIYA oo manta eey ku begantahay malintii aan xurnimada qadanay.
waxan noo rajeenay dalkena iyo dadkeenaba en eey ku waran nolol qeer qabto oo elah naga qabto wixii qabiil iyo wax lamidaba wada amiin amiin.
walashiis ha kuu macanato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Wednesday, July 05, 2000 - 04:42 am
to libaax sanka tabte
walaalkiis waad ku mahadsan tahay aqbaarta iyo weliba sanad guurada dalkeen oo aan weli rajeeyneyno in aay hagaagto ilaaheyna ha ka dhigo tii hagaagto amiin amiin.
walaalkiis waxaa laga sameeyn karaa iydo beenta laga tanaasulo oo la joojiyo , sababto ah waxaan joognaa wadan yurub ah oo markii aad dukaan tagto oo aad wax iibsato lagu dhahaayo thanks , waxma u qabanin qofkaas wax uun ayaad ka iibsatay ayaa xushmad darteed lagu dhahaa mahadsanid
inaga maxaa xushmada noo diiday ?teeda kale beenta ma weeyl ayeey buuxineeysaa maxay soomalidu ku fali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina libax sankatabte

Wednesday, July 05, 2000 - 10:56 am
waa idin wada salamay dhamantiinba.

to;warda..

walaashiis waxan u maleena Somalida in eey benta ka beec mushtaran maxa yelay wax walbo oo aad weydiiso waxa eey ku leyihin haa wakasa iyaka oo aan waxba ka kaseenin waa garatay ayan u maleyna .
Teeda kale dadkan qurbaha jooga waxa eey u badanyihiin on alfa beeto taasna ayaa ugu wacan in eey been sheegay.
Warda abaayo waxan arkay dad badan oo dhoorsano jooga NL oo aan si fiican luqada u aqoon oo mararka qaarkood waxa eey danta kugu kalife in aad u turjobantid maxa yelay waa dad aad wada wadaagtaan dal .
dadkaas aya waxa eey iso dayaayan in eey been ku sheegay oo waxa oo rabo kaa dhaa dhiciyo,mararka qaarkood waxa iqabato maxaa ku baray dadkaan war school mala aadayo waxaa eey afar iyo labaatanka sac u fadhiyaan (qaad) markaas ayeey ku leyihiin firaqo ma heyno taasne maxaa ka dhihi leheed .....warda...halaga helo jawaab ..
hana kuu macanato jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Wednesday, July 12, 2000 - 04:58 am
to libaax sanka taabte
walaalkiis marka hore waad salaaman tahay marka xigo ka raali noqo jawaabta aan kaa dahiyay maxaa yelay waan yara mash quulay .
waan fahmay in somaalida ayaan been reebeynin maxaa yeelay waa dad aan inta badan wax baran ama aan isku dayeeynin in ay wax bartaan koleey aragnay sideey u dhibaato badan tahay arimaha somaalida iyo waliba dhibaatoyinka kaa soo garay
tirjimidooda . koleey libaaxoow waxaa ii muqata in aad been ka fogtahay . ee ma arday baa tahay?mise raga wax turjimo ? xageena holland ka joogtaa? hadii aad jeceshahay waad ii sheegi kartaa su,aalaha aan ku weeydinaayo hadi kalena
forget it. bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Wednesday, July 12, 2000 - 05:13 am

Thursday, July 13, 2000 - 12:45 am
to:warda

abaayo waa kaa gudomay salantadi / jawaabta aad la soo dahday wax dhiba malaha waa iska caadi hadiiba aad soo jawabtay .
waa ku mahadsantahay inta aad i amaantay ,
tan turjumida walaahi waa wax aanan ku shaqeysan oo waa mid aan isaga saacido wlalaheyga dhibateysan .

aniga waxaan ahay wiil ardaya oo barta habka filmanta loo doobo(ama camira man)sida eey qof walbo u taqaan waxaana jeclahay in aan har ka gaaro in sha alah.

marka waxaan u maleynaya in aan wax kaaga sheegay waxa aad i soo weydisatay wax alaale iyo wixii aad rabtid waa i soo weydinkartay . ok

haadii aan wax kaa weydiyo wxa aad qabatid ama waxa aad baratid waa maxaay ,

waana ku mahadsantahay walaashiis WARDA.
HANA KUU MACANAATO IYO IS MAQALDANBE OO XIISA LEH JAAW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Wednesday, July 19, 2000 - 01:25 am
to libaax
walaalkiis waad salaaman tahay . waadna ku mahadsan tahay aqbaarta , waxaan ku weeydiinaa madaama aad ii fasax day in aan ku weeydiyo . filmaanta habka saxaafda camal miyaa u bartaa?mise filin duubi caadi ah , siaad u adeegsato aroosyada? sida aad ilaha na abuuray aadka jeceshahay ha kuu sahlo amiin .
aniga waxaan ahay gabar arday ah laakiin luuqda lee barta wadankana mudo yar joogta ,marka rajo sidaadookale ma lihi tii ilaah keeno ma sheegin
marka sucess libaax hana kuu macaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Wednesday, July 19, 2000 - 01:29 am

Saturday, July 22, 2000 - 07:18 am
TO:WARDA

walashiis waaku salamay marka hure.

hadii aan wax kaga sheego habka aan u isticmalo waa hab saxafadeedka .waa iska ugtahay somalido in eey wax walbo isku dhax daadiyaan taas oo aan ula jeedo in eey bilooga iyo dha maadka kala saren .

Teeda kale maxaa jeceshahay in aad baratid?
waa hadii eeyna wax ku dhimeynin su'aashaas .

walashiis warda hakuu macanato iyo aqrisdanbe oo xiisa leh. jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warda

Wednesday, July 26, 2000 - 03:52 am
to libaax
walaalkiis waan kaa qaday salaanta iyo weliba fahfahinta waadna ku mahadasan tahay .
walaal aniga waxaan jeclaay in aan barto saxaafada wagii aan joogay somaliya waana bartay laakiin ma dhameeystirin sababo dartood , waayoo waxaa igu dhacay dagaalkii sokeeyay ee ka dhacay dalka muqadishio any how hada ilma ahan in aan fursad haayo wayoo waqtigaa i ceeyrsanaayo oo aan rabaa in aan gaaro , laakiin weli wax uun waan rajeeynaa lakiin wax aan hada ku fikirsanahay
waa in aan luqdo badan barto iwm
marka walaal gellukkiq van jou
waar woon je ? mag ik even weten?
daaaaaaaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina libax sankatabte

Monday, August 07, 2000 - 07:55 am
waa ku salamay warda.
abaayo adiga oo rali iga ah waxa aan jeclahay in aan ku wada hadalno si qaas ah waa hadii eey dhib kugu aheynin . wanakan emailkega (abdilleh@hotmail.com) waxan kaa sugaba waa jawab walashiis warda hana kuu macanato jaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ibraahim

Wednesday, August 09, 2000 - 09:47 am
JIHAAN&AXLAAM.
waxaan u maleynayaa inaan ka soo daahey barashadiina,iga raalli noqda waxaan mashquul ku ahaa waxbarasho,waqtina uma helin aan kufiiriyo somalinet.
haddii aan iskiin baro magacayga waa ibraahim,waxaan kunoolahay U.S.A.
haddii aad haysaan e-mail la idinkala soo xiriiro fadlan dhalinyarada usoo sheega si la idiin barto.
waad mahadsantihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yoonis

Friday, August 11, 2000 - 05:50 am
to warda
walaal waan ku salaamay waxaan filayaa in aad tahay gabar u diyaar ah in ay barto walaalheeda somaliyeed marka walaal ma laga yaabaa in aan is barashada ka soo qeeyb galo ? waa hadii aad ii ogashahay qaas ahaan adiga ?

bye sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACIID

Saturday, September 16, 2000 - 02:59 am
HELLOOO,,,MY FELLOW SOMALI WOMEN
WAXAAN AHAY WIIL SOOMALI AH OO DEGAN DALKAN HOLAND
WAXAAN RABAA (OO RUN AH ) INAAN BARTAO GABAHD SOOMALIYED OO DEGAN DALKAN HOOLAND,EDUCATIONAL BACK GROUND KEYGA WA HEER JAAMACADEED SOOMALIYA
ACCOUNTANCY MAJOR,BUSINESS LAW.
HADII ADD TAHAY GABAHD U DHAXEYSA 23 - 30 ,,,,,
PLS KU SOO QOR REACTIONKAAGA BOGAN ISBARASHO FURAN AMA IIMAIL II SOO DIR SAID@HOME.NL

NP:PLS QOFKII AAN DANEYNEYN CODSIGAN,, HAKA GAABSADO, ISKUNA DAYA INAAD FAHANTAAN WAQTIGA LAGU JIRO IYO DUNIDAN DIGITALKA AH,
WAAD MAHADSANTIHIIN.
SACIID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Wednesday, September 20, 2000 - 04:15 am
walaal waa salaaman tahay . qofka aad raadineeysid ma qof celmi leh mise qof caadi ah oo aan cilmi lahayn laakiin guurdoon ah?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

leende

Wednesday, September 20, 2000 - 07:10 am
hi saciid walaal saciidkan garanayeey miya mise waa qafkale ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACIID

Thursday, September 21, 2000 - 03:13 am
to : SAMIIRRA
QOFKAN AAN RAADINAAYO MA AHA QOF AAN PERSE LEEYAHAY, WAA INEY CILMI LEEDAHAY LAAKIIN WAXAAN KA HADLAAYAY ANIGA BACK GROUND KEYGA. RUNTII WAXAAN LEEYAHAY WAA INEY AHATAA QOF U DIYAARA INAANU IS BARANO .......DABCAN, QOF WAX QORI KARTA AKHRINA KARTA ,,,(LOL,MABA JIRTAN U MALEENAA,)

WAXAY ILA TAHAY INAAN SUAASHAAADII KA JAWAABEY.

NP: TIXRAAC E-MAILKA KOR KU XUSAN VOOR EVENTUEEL REACTIES, WAAD MAHADSANTAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACIID

Thursday, September 21, 2000 - 03:22 am
TO : LEENDE AMA SALIID
HELLO, FELLOW,MARKA HORRE ,, HAA WAA SACIID , MARKA LABAAD, ADIGOO MAHADSAN KA YARA GAABSO ,WAAYOO I AM DEAD SERIOUS.

FURTHER MORE , HOW ARE THINGS GOING ? MUST BE WORKING LIKE HELL , BRO ,,,,,AFTER ALL ,YOU ARE WORKAHOLIC LIKE ME ,,,AND ONE THING WE HAVE IN COMMON IS THAT ALL PLAY AND NO WORK MAKES US DULL BOYS,,,,,,,,,,,LOL,,,,,,,,,SACIID .

KEEP THE E-MAILS ROLLING, BRO ,, ,,BY FOR NOW , MUST DASH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Monday, September 25, 2000 - 04:50 am
walaal saciid waad salaaman tahay .walaal aniga cilmi ma lihi , lakiin i have good ceracter.ee ma ku soo biri karaa dhankaaga?walaal aan perse leeyahay maxaa ka wadaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/llaahi

Tuesday, September 26, 2000 - 09:01 am
hi samiira walaaley soo dhaanweye maka hela waa wil soo dhawenta jecel ,walaley wan dagdag sanahay ee aniga ayaa kula soo xiriirayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faris

Saturday, September 30, 2000 - 02:05 am
hassan
I am very happy that you first of all have graduated in dutch. in the second place despite all difficulties which you can go through as a student. I can imagine how happy you are.
"congratulation" brother.

Insha ALLAH i will also be graduated in this year for werktuigbouwkunde (mechanical engineering).

The IBM is really very big company.
How long did it take to get in. i mean to be employee in IBM.

Brother write me back if you read this so we can may be get to know each other.

Ben jij woonachtig in Amsterdam? Doe jij werk van 8 tot 5 of ben jij zo zelfstandig dat er geen tijdlimiet is?

Ik wacht op jouw antwoord.

Axlaam waxaan u maleenayaa in aan ku garanayo qofyahay. waan imaadaa Denhaag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SACIID

Wednesday, October 04, 2000 - 08:31 pm
TO:SAMIIRA

MARKA HORE SALAAN , MARKA XIGA,WHY NOT , WAAD KU SOO BIIRI JARTAA DHANKEYGA,,,WAA SABABTA AAN U QOREY IIDHEHDA,,,LOL,,, ( AAN PERSE LEEYAHAY) WAXAAN KA WADAA (AAN EHEEN QASAB INEY LAHAATO CILMI)........INCASE AAD WELI DANEYNEYSO,TIXRAAC E-MAILKA KOR KU XUSAN,

MAR LABAAD WAAD MAHADSAN TAHAY,SAMIRA.

SACIID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abudhabi

Saturday, October 14, 2000 - 02:35 pm
Waxaan u arkaa ama ilatahay dadka jooga holland in ay katageen afkoodi hooyo waayo waa markii ugu horaysay
ee aan galo qaybtooda.
hase ahaa tee dad badan ayaa si ticmaalaya afkale.
bal aan idlawadaagnee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gusweyne

Thursday, January 25, 2001 - 04:49 am
Dhamaan Gabdhaha Soomaaliyeed ee halkaan ku soo kulmay, Gusweyso wuxuu idiin leeyahay.
AAN IDIIN DHABO! Hiiiiiiihiiiiiiihiiiii!