Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Africa: Xalka soomaaliyeed ee lagu wareeray xageebuu kujiraa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasix

Unrecorded Date
qof kasta oo caqli leh wuuyaqaan in xalka soomaalidu kujiro sharciga oo ay isku dhaqaan iyo in loo doorto hogaanka dadwaynaha soomaaliyeed qof ilaahay raaligalinaya si uu dadkiisa ugu dhaqo wax illaahay raali galinaya
tankale in dadka laga qabto dadka qabqablayaasha ah ee ah argagixisada dadkoodii laayay oo dhiigooda kunool
qofkasta oo gaalaraac ah halaga dheereeyo xukunka dadka muslimiinta ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DrWho

Unrecorded Date
AL Xalu Huwal Islam

The The solvent of our Problem is Islam.

DrWho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Dad ayaa kaganasada dadka danyar ah diigooda ayagoo doonaya inay madax tinimo ama magac ku helaan.dantii garad noqo dulmina hafalin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Unrecorded Date
DADKA SOOMAALIYA LOOBAAHAN YAHAY IN LAGA QABTO WAADAKA DADGAALKA SOKEEYE ISLEH WAXA KUGAARA OO KABAQAY HADII AY DOWLAD TIMAADO IN AY MEESHA KABAXAAN OO DHICII IYO BILILIQADA UDARSANAAYA
SABA TOO AHDII AY DOOLAD TIMAATO WAXII DAGAALKA WAX NOQDAY WAA ISKA TAGAA YAAN DADKA WAX YAQAAN IYO MASUULIINTA AYAA UU ISKU SOO HARAAYA WAXAANA DHIHI LAHAA INTAAS LAGA SOO BILAABO MAGAALADA MOGADISHO SABAB TOO AH AYAAD NOQOTAY MEESHA KALIYA DHIBAATADA KASOO QULQULAYSO OO DAGANAAN IYO XASILOONI LÁ OOKUWA QORYAHA SITA KAXOOG BADAN YIHIIN ODAYAASHA IYO WAXGARADKA.
DHIBAATADA MOGASHO HADII XAL LOOHELO SOOMALIYA XAL WAA LOO HELAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SALEEBAAN

Unrecorded Date
war kaalaya waxaan idin weydiiyey somalid axay beenta isugu sheegaan iyagoo adeegsanaya erayga.
DAGAAL OOGE somali waa wada dagaal oo gayaal somali waxay tiraahdaa FAR KALIYA FOOL MA DHAQDO.
10 qab qablayaal millions Somali ah waxba kama qaadeen haday millionskaas wada daacad yihiin

ISMADHAANTO IYO DHASHEED NABADEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mohamed

Unrecorded Date
Soomaaliya waxaa xal loo helikaraa marka aan ku dhaqano si wanaagsan diinta islaamka oo aan lahayn qabiil iyo hagar.
Waxaana Illaah ugu baryayaa in uu ka dhigo dad jecel diintooda kuna dhaqma aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cashewnut

Unrecorded Date
Aaamiin!! Mahadsanid Mohamed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Unrecorded Date
By salma on friday 3\31\00
Waxaan layaabey dadka dinta siyaasada ka diganaayo
oo markeey hadlaan dhahaan dinta waxaa haalugu xukuma. markee xoog waayan.Lakeen dinta siyaasad ma naqoto ee ogada. Teeda kale Mogadisho oo kaliyaha dhiiga kama dhicin. Meelkasta oo Somaali
jogoto.Aniga ahaantey waxaan layaabaa nin dadkisa dilay.Oo kalaqeebeye muxuu Mogadisho ka og yahay
horta dadkiisa has soodortaan.Kadib mogadisho haa soo haweesto.Teda kale nin danbile somaaliya ma mateli karo.Cidoodon haa hado. Dhiig yaqab ma rabno.Kuligood wadanka haa isaga baxaan.Ali mahdi. C\dulihi cayiid. C\yusuf.cato.Oo dhiig yacab.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salma ka bax meesha waxaad qortay mala fahmi karee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dalmar

Unrecorded Date
To Anonymous

Maxaad Salma ula yaabaysa, haddii ay runta ku hadashay. Waxay ila tahay inaad si dhab ah u fahantay ujeedada fikradeeda oo aad is diidsinayso.Ma waxaad ka mid tahay mooryaanka Xamar rogay? Mise qabiiladda Xamar burburiyey baad u dhalatay.Haddaad tahay qolooyinkaas,af aad kaga hadashid danaha shacabka duugsan ee soomaaliyeed kuguma yaalo.Fadlan ha soo dhex gelin doodahan dadka danaha soomaliyeed ka fakerayo is dhafsanayaan.Ta kale waxaan kuu sheegay in af soomaligu hadda noqtay qoloba siday ugu hadasho oo wixii la odhan jiray 'centralised language'uu iska baaba'ay inta did loo aasasi doono.So how dare you correct salma's language skills when you yourself happen to be a 'bandit and a blood-thirsty schizo' .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mustafa

Unrecorded Date
walaala yaal waan idiin salaamay
walaala yaal soomaaliya ma hagaagi doonto ilaa iyo gacan ku dhiiglayaasha la qabanin.
tan labaad waxaan rajeynayaa in gacan ku dhiig layaashaas la soo saaro maxkamada aduunka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdifatah

Unrecorded Date
Asalaamucalaykum warax matulaahiwabarakaatuhu Walaayaal Somaaliya nabad hakasugina ilaa ;laiskudhaqo sharciga ilaahay waa abdifataax oo laga helo Americo gtaar ahaan Alixandaria VA walaalayaal halaga wada hadlo taas marka hore hana laraaco sharciga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUD

Thursday, February 08, 2001 - 05:02 am
MUUD SOOMAALIYEY BEEN MAA BEGMEESO MISE BAAQULI YAA BADBADAA BUN DUBAAYO BADDA BUURTA HA DHAFTO WIXII SOO HARA HA LA ARKO