Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Asia: Pakistan: Mala taliyaa gabdhaha jooga pakistan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasix

Unrecorded Date
kafaa iidayso pakistan intaad USA wiilkasoo raadin lahayd hadaad xaga tagto waa guur la aan iyo guri baay laakiin pakistan waxaad kahelaysaa rag noocaad rabto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan

Unrecorded Date
Horta waad salaaman tahay.Horta Anigu madagani
pakastan lakiin waxaan kaawaysa nayaa.somalida
dagan pakastan.maku fara badan tahay somalida
wadankaa?

aa ito aad ayay ugu badan tahay waxaan dhihi karaa waxaa jooga 3500-4000 oo qof waxayna ubadan yihiin dhadig hada loo wado USA oo gabdho ah waxayna moodayaan inay pakistan karaysan doonaan laakiin wayka shalaayi doonaan hadaynan hada faa iidaysan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
naasix adiga macalinka shantoo ka reebo noo xagee kuli isaga burinee

naag la aan abaar waaye@@@@@@@@lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMED

Unrecorded Date
GABDHAHA PAKISTAAN JOOGAA EE KUSOO SOCDA QURABAHA WAXAAN ODHAN LAHAA ISKA JOOGA HALKAA OO KA RAADSAADA SOOMALI AA IS GUURSATAAN ... WELEE IDINKA CIRO IDINKA SOO BIXI DOONTAA HADIII AA TIMAADAN QURBAHAN

BYEEE MOHAMED

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Surfer

Unrecorded Date
Mohamed, Pakistan qurbo ma ahaan miyaa??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aden

Unrecorded Date
Hadaan su"aalka kale ku waydiiyo.adoorali ah
hadaad tihiin gabdhaha dagan wadanka pakistan
Mawaxaad waydeen wilal somaliyeed oo aad
ku ganacdaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaf

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin doodayaal
ma xumo in aad ku waanisaan gabdhaha in ay guursadaan, balse calafku waa meeshii
waxaan odhanayaa gabdhahaas ku soo dhowaada
america. wiilasha leh guur idin kama horeeyo america ma idinka caalimal qayb ah qof waliba
calafkiisu leeyahay meelu joogaba ee si wanaagsan wax u shukaansada ha ku warwareegina nasiibka qof
waliba leeyahay
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasix

Unrecorded Date
aad iyo aad ayaad umahadsantihiin. waxaan idin xusuusinlahaa horta kama hadlayno qof iyo calafkiisa, laakiin waxaa jirta gabdho aad ubadan ayaa pakistan katagaya oo usocda USA marka waxaan usheegaynaa waxay soosheegeen gabdhihii ayaga kahor USA aaday. waxay sheegeen in aan xaga guurlaga aqoonin hadiigabadha laguursadana waxaa guursanaya nin qurbaha kuraagay oo 45years uguyaraantii jira ayadana waxaa dhici karta inay jirto 20years
pakistana waxay kaheli kartaa wiil lafac ah oo nolosha yaqaana.
markii hadii saad sheegatay lakala baqayo waxaala furi karaa agency guurka kashaqeeya
mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Unrecorded Date
naasix waa saase noo fura agancyga soona dhakhsada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaf

Unrecorded Date
Naasix:ma adiga u diiday inay joogaan 20 jiro
nirth america miyaanad ogeyn in somalida joogta
u.s.a ay tahay ugu yaraan 50,000 oo qof waxaan ogahay intaas iyo in u dhow tooni in aanay joogin
pakistan.somalida joogtana way leeyihiin wax qurbe in badan joogay iyo dad dhowaan soo galay
laakiin waxaad haysta fakrad khalad.daal baad ka
dheregtay ee daa gabdhaha waxaan leeyahay gabdhaha
soo dhowaada.
waa:calaf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasix

Unrecorded Date
waxaad kasoo tali saan hadii lafuro agency guurkakashaqeeya siduu noqon lahaa. markaad nala talisaan ayaan sidii waxloodhisi karo arkaynaa
wixii talooyinkiina ah kusoo dira E-mail naasix@usa.net
naasix@usa.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALAF

Unrecorded Date
NAASIX:KA TALI NAFTAADA IYO INTAADA AAD GARANAYSO
TAAS AYAA AH AGENCY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasix

Unrecorded Date
calaf:hadaan ku iri aan wax idiin wada raadiyo maxaan dhimay yaa roon inaan kaligay waxraadsado iyo inaan soomaali rageeda iyo dumarkeeda wax uraadiyo. marka aboowe aan wada tashano madhibaa
waad mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFARJEEBLE

Unrecorded Date
RAGGA RABA AMA AH GUURDOONKA HA SOO SHEEGO WAXAAN LEEYAHAY AGENCY LA YIRAAHDO MAIL-ORDER-BRIDE FOR SOMALI MAN IN THE U.S & CANADA FROM PAKISTAN ORDERKIINA WAXAAD SOO RAACISAAN NOOCA HAWEENKA AAD KA HESHAAN XAGGA DABEECADDA, MIDABKA, HEERKA AQOONTA (LEVEL OF EDUCATION) QABIILKA HADDAAD DOONTO IYO DHERERKA KUNA TALO GAL IN AAD BIXISO COMMISSION FIICAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaf

Unrecorded Date
Naasix:walaal raali ahow haddii aan kugu gafay
waxba ma aad dhimin wanaagna waad samaysay
illaahay ha kula garab hawshaada wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abaaleey

Unrecorded Date
waxay hada bilaabeen Gabdhaha in ay guursadaan wiilal,taas waa awax lagu farxo laakiin aniga waxaan ku eedeynayaa wiilasha laftooda in ay diyaar u ahayn in arintaas ay ka qeyb qaataan,gabdhahaasna asturaan,laakiin gabdhuhu waa udiyaar.!!

gabdhuhu waxay xaq uleeyihii inay ayagu wax guursadaan ayagana laguusado wiilashuna waxay xaquleehiyiin inay waxguursadaan aygana laguursado labada qofna kolba kii khayrka bilaaba ayaa wanaagsan. wiilkii gabarkudiida ayadaa wax shukaansanaysa waa mid aan waxba ogayn.waxaanan diidanahay waxay abaaleey diidantahay waxaanan rabaa waxay rabto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jam

Saturday, September 09, 2000 - 07:30 pm
jajaj

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasaan ali

Friday, September 15, 2000 - 03:13 pm
hi
waan ogahy waxii gabdhah ku haystay pakistan lakin rag baa keenay markii horaba
hanaa nagii usa bay yimasen waana tuntaaaaaaaaaan
]waa weriyaha ujoooga rer pak usa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Wednesday, September 27, 2000 - 09:58 pm
bismillahi rahmani rahiim,salamu alaykum.
walaalayaal waxaan joogaa north america.
waxaan hore ujoogay pakistan waqti hore.dhawr sanno ayaan halka joogaa,waxaan jeclaystay arrinta aad kadoodeen in aan fikrad ku darsado anoo labadaba joogay.
halkan rag iyo dumarba waa joogaa ragga intii xalaal doonaysay badiba reeray leeyiin midhmidh ayaa jira weli raadis ah,waa marka aan kahadlayo ragga gabadh dhiqi kara.waa ay jiraan wiilal badan oo aan reero lahayn kuwaasi waxay ubadanyihiin rag balwad ku jira keliya doonaya gabadh uu la tunto.dhinaca hablaa hablo badan ayaa jooga oo guurdoon ah welina aan hayn ninkii ay aamini lahaayeen.
talo walaalnimo haddaad tihiin hablaha la sheegay in ay soo socdaan,intaydaan soo bixin soo guursada nin waxbartay oo halkaa jooga waxaan hubaa in halkan ay adagtay sida looga helaa waa laheli karaa but thats not easy.xagga inamada imanaya idinku halkan waad ka helaysaan gabdho fara badan oo diyaara oo wanaagsan,sababta sidaas ay u noqotay waxa weeyaan,habluhu way ka daacadsanyihiin ragga markay noqoto guur,sidaasi awgeed waa laheli halkan gabdho aad ubadan oo diyaara sharafna leh laakiin raggii iyagu daacada ahaa baddi waa xaas midmid ayaa hadhay,inta kale waxay ubadan yihiin rag hablaa lugooya,anigu nin baan ahay laakiin talo walaalnimo iyo run baan kahadlay,hadalkaasina ufiirsada.
inamada pakistan joogaa waxbay bartaan badiba laakiin halkan inta waxbarataa waa yartay.
Dear brothers and sisters,I am serious about that,I spend some of my precious time bye writing this.those who are heading here i wish u all the best i know u gonna be hardworkers b'cause most of the guys who are from south asia r hardworks and they are doing better than those who have been here for long.
good luck to u all,
salaamu alaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ani,dheh

Wednesday, December 13, 2000 - 04:47 am
naaxisoow waxaan ahay gabar rer bakistaana
maxaad naga rabtaa waa is ogeyne inaad
meesha macaluul&diif la fadhideene
runta ka hadal oo,dheh ragayaga ay,usuuroobi
wayday,inaan,helno.dhoof.gabdhahayagii
hana guursadeen si.aynoo.soo.ispoonsaraan
laakiin,hadhihin,wayshalaayayaan waxla.shalaayo
ma.oolin.islaamabad
xaafadeese ka.soo,ciyaysaa.ma,G94.G10,G81

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslin

Monday, December 18, 2000 - 01:15 pm
bacda salaan walaalayaal waxan ubaa hanahay qof
igasiiya figrad buuxda wadanka bakistaan waxan
jeclaystay in aan wadankaas waxkabarto dhamaan
waad mahad santihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jokidaar saap

Sunday, January 14, 2001 - 07:03 am
doodahani kor ku xusani ma aha kuwa igu cusub ilaa iyo 91 ilaa 99 ayeey dhagahayga ka bateen
ta kaliya ee kala qaybisay waxa ay ahayd kalsooni daro ka timid xaga raga reer pakistan waayo marka wiilku inan ay is bartaan ayuu karachi compny iyo INT-center, f10 marakazka kagag sheekayni jiray oo uu odhani jiray heblaayo ayaan saxiib la ahay oo aan hayaa baryahani arintaas markii ay ogaadeen habluhu ayeey iyakuna ay u qabteen oo ay ka gaabsadeen
sheekadu sidaas miyeeysan ahay akhiyaarta mise wax baan hilmaaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaaha

Sunday, January 28, 2001 - 12:46 pm
Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh

Walaalayaal waxaa rabi lahaa in aad jawaab iga siisaan waxbarashada kala duwan ee laga helo wadanka Baakistaan khaasatan fursadaha ay heli karaan dumarka.

Qofkii wax ka og arintaa ee daggan Baakistaan ama awooda inuu ka jawaabo su´aashaa ha ii dhaafo E-mail adress si aan ula soo xiriiro.

Wabillaahi Towfiiq