We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dadkii reer Ballanbale meeye? 80% qurbaheey yimaadeene, dadkii xaggeey ka baxeen? Ha la idin arko akhyaartooy.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Balanbale .....Nolasheyda hal mar ayaan tegey,goor dembe oo waxaan ku beegmay habeenimo ah. Dadna waxaan ka aqaanay hal gabar,gurigeedii ayaan tilmaan ku tegey, 30.daqiiqo ah markii leyga furiwaayey gurigii ayey waxey dantii iguqasabtey inaan talo nin dhulka yaqaaney yeelo taasoo aheyd inaan magaalada meel ujirta 1.5 mile oo geed dugiis ah habeenkaas ku beryo. Ilaahey wuu igu geliyey dibdembena uguma noqon. Micnaheygu maaha inaan reer Balanbaale ku fogahey.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ballanbalebo hadiin kuu kasaayo i weedi
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Saaxiib Raadamiir waan ku salaamay, waxaa laga yaabaa in aad tegtay Ballanbale xilligii "cold warka" waad fahamtey ayaan u maleynayaa. I love this town, waa meeshii an ku dhashay, 7 sano ayaan joogey, iskuul ka bilaabey. Laakineto waa magaalo xaduud ku taal, hadana Africa ah, haddana wadanka jaarka ahi cadow weyn ahaa. Waxaa iigu dambeysay inta xabashidu qabsan ka hor 1982dii. Markaasna aad ayeey u shidneyd xag ganacsi, bulsho & diinba.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO ROOB DA'AY war ragii balanbale halkay joogaan adigu sheegataye goormaad katimid anigu shalay baan kaimid adeerkay aden doqona wuxuu yiri aacabaydaa marka sidii aan u cabeynaa markaan adigu xageed ka cabaydaa anagu london ayaan kacabeynaa kabuhu waa iisiibanyihiin ganbarana waa kufadhinaa boorsaduna waa noo diyaar hawl shaqo ayaan ku soo gaaray ceelkan london dhawaan aan jeclahay inaan ku laabto ceelkii balanbale ee maxaan kagaarsiiyaa iga sooo war gali maxad adigu danaynaysid
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ahlan Wasahlan Waa Gorod oo Idin Salaamya Haddana Ka Yimid Ceelkii Suufle. War Heedhaha Lo'baa ii soo Horan Tooshna Waan Wadhaa caanana aan Cabayaa ee Idinkuna Maha Xaad Ku haydaan?!. Adeerkey Gurxanna Wuxuu Yiri: "Yaa Ceelbuur ka Yimid" Suu Yiri Awoowgeey: "Cagtaan ka soo Rorogsadhey", Markaasuu Yiri adeerkeey Gurxan: "Gurigeedii Dheh!!". Anna Waxaan idin Iri Haddaan reer Balanbal Tihiin Gurigeedii Dheh! ee Soo Dhowaadhaha. Sidaa Iyo Nabad Iyo Caano Gorod
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Ballanballe, It's nice to see ppl discussing ballanballe. My parents were born in Ballanballe and always had stories about ballanballe. Anyway, keep up the good work.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date labada qabiil oo degta balan bale waa la yaqaan ma dagaal ayaa rabtiin dadka sheganaya balnbale, anigu kuma dhalan lakiin abahay ayaa ku dhashay io cidayda oo dhan ILA SOO XIRIRA,,, WIIL AYANLE@YAHOO.COM
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Wiil Walaal sharta naga dhaaf. Maxay tahay labada qabiil oo ballanballe degta waa layaqaan ee ma dagaal baad rabtaan? Xaaji tartiib! yuusan sheydaan ku qaadin. Ballanballe waa magaalo dad soomaliyeed degen yihiin, weligoodna nabad ku noolaa. Anigu waan ku dhashay dadkeeduna waa is-jeclaa (isku qabiilba yeesan ahaaninee), marka ayaanloow cago shigo oo sharta nala mood.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date dagax'barkato... marixankan,, aniga iyo adinku ku nolan mayno balanbal aniga aya hada soo socda cidanka shabeel aya hogaminaya gorman heshinay siyad barre waa tagay hada iska keen dhiciya ,,waa hada iyo dagaal will ayanle
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date ahlan wasahlan aqyaareey garbaa laidinka soo salaamay,balanbal goortaan maqlabo gacaltooyaa igu dhalato
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to wiil Ballanbale yaa u gali kara? Feero Qumumux ma maqashay? fariid! ha hilmaamin taas.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date to,kooshincade maqlay,, lakiin maxa ka danbeeyey,meeqa dagaal ka danbeeyey,, [but it,s not over yet] more to come,,,,, waa kuu shegay xamar ayan rabnaa inan gacanta ku dhigno ka bacdina argoosi 21 sano ah waxa ku badbadi kartiin adinkoo balanbal iyo xerale baneeya see u
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Wiil, Lady go home you uncivilized pig....I will take you anytime anywhere....You're right it's over yet until...i cleaned all of you back to your rightful owners Majerteen... Ugas Siyad Ugas Diini...
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date s/alaykum: I think it is nusty, disguiting, absurd, and ominous that you took the discusion out of the contex. If i second guess the purpose of the one who initiated this open forum, it was not to be used like "naago laysla qabo lol!!" come the point, i was born and raised a city that is not far from Balanbale namely *** C/aaq: Balanbal is a historic city that every somali owns and has the right to call home. It is the place that thousands of somali soldiers lost their life in defending it and the rest of the country from the Vicous regim of Amxaara,and ethopia. My suggestion to the brothers and sisters who partake this discusion is: focus on things that are more productive. I guess if we have any human characteristic and/or instinct, and innate ability to learn what is wrong from what is write we have enough , but abundant lessons within this decay.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date geelo waan idin salaamey reer balanbale iyo kuwa sheeganyaba
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, June 28, 2000 - 11:21 am ASALAAMA CALAYKUM WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN REER BALANBALE IYO NAWAAXIGEEDA DADKA KA YIMID. WAXAAN KU SOO KORAY BALANBALE, LAKIIN WAXAAN KU DHASHAY GURI CEEL. WAANA AAN JECLAHAY BALANBALE DADKII DAGANAA WAY IS JECLAAYEEN EE NAGA DAA QABIILKA AAD KALA QAADAYSO(WIIL AYAANLE)WAXAAN AHAY (GABAR AYAANLE) HADANA REER BALANBALE WAA ISAGU KAY MID.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, November 17, 2000 - 02:30 pm BALANBALE HA JIRTO REER BALANBALENA ILAAHAY HA'ISKA DAAYO. SOO DADKII XABASHI U BABAC DHIGI JIRAY MAAHA WALIGOOD-----BALANBALE WEEYE GOOBTU DHEH-----DERISKUNA WAA CADAN YAR C/WAAQ DHEH----YAAH
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 16, 2000 - 11:18 pm Hi, all: balanbale for me its where i my all great family memebers were born and belonged in early days altough my generation grown up in the urban ereas.(reer xalane afdhuub) so been exile for such long period,now iam well educated and the time has said that every somali should think and contribute were his four fathers were born. so futher discussion on balanbale to me is open for guys. love and cheers ciao Architect:hassan abdisamad E-mail:somalarch@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 10:26 am asalaamu caleykum waraxmatu laahi wabakaatuhu, intaa dabadeed vivo balan bale, really kumaan dhalan inkastoo balse waa dhulkeenii xalaaleed mar baan u dalxiis tagey, laakiin waxaan xasuustaa xaafada laba dhagax suufle u dhaw"ceelkii suufle" reer balan bale qeyr baan isku og nahey bro and sis....byeeeee
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Friday, December 22, 2000 - 11:24 pm To: samiiro.(asalamu caleykum) walaashiis markaan arkay qoralkaadii ka dib inkasta oo aadan emailkada ku soo qorin meesha hadana waan gartay iney meesha wax kuu galeen''''''''''''''''' ![]() walaashiis from my side vivo balan bale, again. nabadey iyo jawaab qiimo badan'''''' ciao
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 06:50 am waadsalaaman tihiin reer balan bale runtii anigu kuma dhalan waxaanse kasoo jeedaa [c/waaq]ee ee markaan arkay balanbale ayaan ku soo leexday marka dadkayagoo waadsalaamatihiin qayr ayaana idiin rajeynayaa e mailkaygana waa jellesahal@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 09:37 am this is jaale kooshin jale diini jaale faarax hailing from the motherland gowraar oll my blanbal people fight as a lion care as a mother and be wise as a father but not as a moryaan father but a sade father it was nice to hear from you all real brothers and sisters prosper where ever you at bye from gowraar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, December 23, 2000 - 10:23 pm Dears all: waxaan fadlan idinka codsanayaa reer balan baloow inaan isweydaarsano wax aqoon isweydaarsi ah oo ku saabsan dhulkeena iyo sida mustaqbalka wax looga qabsan lahaa walaalayaal.aniga waxaan ahey sidaan kor ku soo sheegayba nin beesha u dhashay waxna bartay jecelna inuu wax ka qabsado mustaqbalka dhulkiisa. nabadey
|