Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: Toronto (GTA)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SocialWorker

Unrecorded Date
Reer Toronto shabtii wa soo dhici rabtaaaaaaaa!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Unrecorded Date
xeeb weyn ayeey nootahay in aan shabta aad sheegtaan aan ku noolaano oo dadka badankii aaney xooga saareyn sidey ooga bixi lahaayeen una shaqeysan lahayeen, waayo mustaqbalka caruurtayada anaga ayey nagu xirantahay,sidaa darteed waa ina aan dadaalnaa oo xooga saarnaa sidii aan u xoogsanlahayn.xeebma aha in markaad dhibaateysantahay in aad caawinaad weydiisato dawlada, waxaase ceeb ah inaad ka dhigto lacag aad adiga shaqeysato iskuna haleyso noloshaad inaad ku noolaato, sidaa darteed walaalayaal dadaala qofkii dadaalo Ilaah wuu caawiyaa aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHABKUNOOL

Unrecorded Date
SOCIALWORKER! YOUR MOMMA LIVES THAT FOR LIVING TOO IN SOMEWHERE ELSE...SO STOP BEING ANNOYED NIGGA!

DUMPASS!