    XX | Unrecorded Date Dhegeyso Waberi Radio Show at CJAM FM 91.5 every Sun from 5-6 pm and celebrate its 4th yr with Somali Students' Association |
    ali | Unrecorded Date please excuse me waxaan rabay inaan ogaado windsor ma magaalo magaceedaa mise wadan magaciisa waad mahadsantahay hana ila yaabin sxb waxaan ku noolahay yurub |
    usa | Unrecorded Date Windsor is a city part of province of ontario, canada, near detroit michigan (usa), you are stupid idiot, take some geography courses |
    Anon | Unrecorded Date Usa, If you don't want to respond don't. Don't you know that only ignorant people insult others. There is more to education, than memorizing facts. Dig it! |
    ali | Unrecorded Date saaxiib waan ku salaamay sidaad iigaga jaahil bixisay magaaladaas windsor waadna ii sheegtay in ay ka tirsantahay ontario hadaba sxb dad ma ka taqaanaa magaaladaas waxaan u baahnaa yar aan walaalo nahay informationkiisa qaladna ha iga fahmin magacaas waxaan u qaatay markii hore waxkale marka hubsasho ayay iga aheeyd mahads |
    Anonymous | Friday, December 29, 2000 - 04:23 pm TO USA. WAXAAN LAYAABANAHAY SIDA CARADA LEH EE AAD UGA JAWAABTAY SUAASHA UU WIILKAAS SOO WARSADAY ,LAAKIN HADII UUGARAN LAHAA EREYADA AAD ISTCMAASHAY EECAYDA WUU KUU JAWAABI LAHAA.WAXAAD AAD KU FAANAYSAA OOD KU NOOSHAY AMA TAQAANID MA WINSOR TIIQIIQA WARSHADAHA Detroit ay badashay hawadeedii oo dhan,oo west subixii aad mooda boosaneer inay soo duntay. by shaxshaxley, virginia |
    Anonymous | Monday, March 05, 2001 - 07:55 pm Nuclear Windsor is small town located south westren ontario. It is dirt city of gambling and ellusions. The somalis living in that area are not good ones, they dont wellcome somali visiters and new comers, indeed they are very silent and mean pple who try to imitate like whites. I lived in that town about one year where i attended high school. absolutely not a good place to stablish a life. hey you dont make windsor some whre worthy talking ok, ok, i know what it is all about. take care |
    BAAMIYE | Tuesday, March 13, 2001 - 03:36 pm Eheheheheeh..!! shaxshaxleey iyo asxaabteeda yaa khayoow windsor noo daaya nooh maxaa ka rabtin mise jelous aa ka tihiin. ali sxb anaa kaa xaal mariyay arinta sxbkay USA uu yidhi ma haboona in la is caayo oo la is aflagaadeyo laakiin waxaa haboon in meshan lagu wada sheekeysto oo hadaanu nahay reer windsor caydu way inaga reeban tahay qabilku wuu inaga reeban yahay. windsor waa industrial city dadkeeduna waxay ka shaqeeeyaan sadex walaxood [auto industry] [gambling industry] such as bingo places and casino windsor, iyo [iyo waxoogaa beraley ah] ilaa boqolkiiba 20 % waxay ka shaqeeyaan gobolkaa michigan magaaladaa detroit waa magaalo ay ku nool yihiin dad cadadoodu dhan tahay 200.000.oo ay isugu jiraan middle eastren iyo east eroupian iyo west europian such as scotish irish and italian. iyo somali oo baryahan ba ku soo badatay. marka ali walaal waa saas aintu haye maxaa kaloo isku dhacaayo. shaxshaxleey waa ku salaamay as well as akhyaarta kale ba ee meeshan ku soo qodha fikradahooda |
    EDBIYE. | Monday, April 09, 2001 - 01:19 pm to.mr.XX sxb soo baro micnaha XX hadii aad taqaan ma sheegateen jaahilnimo ayaa kuu gaysay doqon ha is ceebayn koleey ciyaal yaaw baad tahaye, |