Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Sweden: Stockholm: STOCHOLM WAA DAGAN SOMALI KA DARAN KUWA WADANKA GUBAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Anigoo og in dad aad u fara badan i caydonan hada
na diyaar ayaan u ahay madama umada danteda aan ka
hadlayo magalada Stockholm waxaa dagan somali ilaa
5000 qof oo kadhib badan 5miljan tan ugu daran waxay tahay sida qoysaska u burbureen iyo mandori
yaha qadka oon meel kasta la taganahay iyo wax layirahdo somali naceyb taas oon ula jedo in dad soomaliah ay galadii kadhadhiceyn in somalida tahay dad aan dhaxgali karin umadaha kale oon shaqo jecleyn una yimi sweden iney ku nooladan ceryta xitaa waxey kashqeyen iney yirahdan haloo celsho wadankii qof laga yabo 100ka dolar uu qoyskiisa udiro iney ku noolyihiin 30 qofood.
waxaa is weydiin leh maxey isdhaman kuwii wadanka
burburiyay iyo kuwan waxasae ka daran in dadlka
masakiinta ah eey urkan dadkas iney yihin isku
ehel sidaasna ku difaco waxana ficin dadka iney kafikiran dantoda waxaa ehel ku ah qofka aad isku herka tihin waxan ula jeda faqir hadad tahay ninka faqriga kula ha ayaa walakaa ah.
waxaan dhihi lahaa noqo qof dantsa ka hormariyo
danaha kale sababtoo mareykanka awxay ku mahmahan
(united states have not friend but have intres)

waad mahadsantihin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Travellor

Unrecorded Date
Yuck, and I was planning to move there from Toronto, i must be crazy. thanx for the info though but i will think over of my decision but if what u say is true man i don't wanna be near sweden
bye