    adan | Unrecorded Date Maxaynu issula xi dhiidhiwaynay? hadaynu nahay somalida dagan, wadan poland waad arag taan somaliadan kale ee dagan yurub way isla xidhiidhaan. Oo intaa waxaad maqlaysaa wax yaabo, farabadan oo ka ta shanayaan.maxaa loo wayay ku weenan dagan wadan kan?. saalaan cilmi |
    NeefoowKaniiiiiini | Unrecorded Date Waanu wada xiriireynaa walaal ,,,aniga oo NeefoowKaniini ah waxaan ku jiraa Xerada qaxootiga ee WARSAW,,, aad iyo aad baaan ugu faraxsanahay inaad dhallinyarada aanu isku la xiriirno halkan ee inoo dhaaf emailkaaga ,,mahadsanid ,, walaalkaa NEEFOOWKANIINI |
    Flight13 | Unrecorded Date Neefoow iyaaaaaaaaaaaaaaaa, shimee Poland aadane. Horta kale adiga banooni ma ciyaari jirtay? Darbadaada aan ka kasay inaad tarsiini ahaan jirtay! Warsaw aaaa warjira! |
    DACAR | Unrecorded Date KU,neefooooow kaniiini;;;; iyaa neefoow,mel kasta kujiroo cusmaan wable goormeee,poland gaartay,ana waaba yaabay adiga waxwalba matahay reer xamarjajab,reermudug reerkismaayo,reerbaydhabo,reerwaqooyi,iyo inta tuulo somaliya kutaal waad wada taqaan,war ninyahow sow maahan ninkii ka hadlayay DHAQAYABOOR markii loo baxana dunida waa ninkii iyiri kenya,india,carab oo idil, yurub ooidil hada iyo nort america nagu qaseysaa eeninyahaw waxan markii hore ku mooday inaad ushaqeyneysey hay,ada wardoonka soomaaliyeed,hadana ma,CIA;;;;;;;; WARNINYAHOOW IS SHEEG INTAAAN KUGU QARXININ OO SOMALIDA USHEEGIN,WAA IGA WAAANO EE IS SHEEG BY;DACAR;;DACAR;;DACAR;;;;; |
    Anonymous | Unrecorded Date ar maskiin waxaan ahay ku jira xiro yar oo ku taalo magaalda la dhaho vjkocjni Mar hore ayaan iigu danbeysay hilib aan cuno ee walaalayal waa kuwa dagan poland ee xagee hilib aan ka heli karaa hilib hilib aa i haayee? |
    Anonymous | Unrecorded Date Flight13 Waraa kaaley why you have to be so fuuny!!! Saaxiiboow hadalkaaga aa i diley ee. Tarsiini....lol Soomaaliya aan soo xasuustey walaahi! I luv ya bro/sis |
    Flight-13 | Unrecorded Date Thanks anonymous! Aniga xataa waxaan xasuustaa wiilaasha walaahey ah oo 'soccer fanatics' ahaa. Maalin kasta marka ee maqriibkii ka yimaadaan banooni iyagooo buus iyo dhiid miiran, bey anigoo iska labiisan t-shirts-ka ee iska bixiiyaan madax iga saari jireen, iigu soo tuuri jiireen. Dagaal maalin kasta!!! |
    c/rashiid | Wednesday, July 05, 2000 - 03:47 am waa salaman tahay adan fadlan waxaan kuway diin lahaa hadii aad taqaanid nin ladhaho ciise oo polan degan markii iigu wardan baysay mahad sanid |
    abdirisaaq | Friday, August 18, 2000 - 02:40 am waad salamantahiin sida lugu soo galo ma adagtahy poland |
    run sheeg | Monday, November 27, 2000 - 03:42 am suaal neefow kaniin war adiga howl kaama dhacdo miyaa meelkasta waad joogtaa ma shaqaysid miyaa oo habeen iyo maalin waxaad kor fadhidaa conbiyuutarka war nin yahow shaqeyso meesha ka kac kursiga waad daloolisaye BALAAYO HA KU ARAGTEE waa waano walaalkaa run sheeg |
    jeexdoon | Friday, January 05, 2001 - 12:22 am dhamaan dhalinyarada dagan poland waa idin salaamay walaalayaal waxaan u baahnaa inaad fikrada iga siisaan sida lagu soo galo iyo sida ugu fudud ee yurubta kale lagu gali karo walaayaal fadlan aan idinka helo jawaab |
    shariif | Tuesday, February 13, 2001 - 04:42 am dhamaan somaliyeey waan idin salaamay salaan gaar ah somalida dagan poland. waxaan rabay inaan idin waydiiyo yar la dhaho (ABAA) oo markii iigu danbeeysay joogay wadanka poland mar ayaan waxaan maqlay in uu aaday wadanka hooland kadib uu soo nacay kuna soo noqday poland ma aqaano sababta laakiin waxaan u malaynaayaa sambabka guduudan ee booland uu u soo xiisay calaakuli xaalyarkaas reer dimishiq ama reer syria ayaan iska ahayn aad ayaan u jeclaan löahaa in aan warkiisa maqlo fadlan fariin halkaan ha iigi dhaafo qofkii yaqaana ama meel aan kala xiriiro.anigu waxaan joogaa ama daganahay wadanka finland. |