    Somali Jecel | Unrecorded Date Ma og tihiin iney jirto Gabar Dentist Somali ah Hadaad u baahan tahey waxaad ka heleysaa Tel-(416) 744-9363 3492 weston road |
    Anonymous | Unrecorded Date To Roma. Abaayo magaca Roma ma isagaaba Somali ah. Maxaa magac Somali kuu diiday? Waadna noo yeereysaa, magacyadayadiina waad ka faaneysaa miyaa? Ilama aha Roomay inay qurxoontahay inaad Somali u yeeratid aad horey magacoodii u diiday..... Weston-lawrance. |
    Anonymous | Unrecorded Date SALAAN. waxaa la yaa banahay ha dii aan helay gabar walaasheen ah oo wax soo baratay ma in aan ceeb & af lagaado u radinaa? MAYA waryaadaa meesha ka kaca oo wax barta ,magaca aad doontaana la baxaa wwan idin garab galeynaa// do same thing for u are self &u are community then choose u are own name(AHMED,JOHN,GARUUN,CHARLES OR MUNAAFIQ) THIS IS THE WAY U DESTROY U AREHOME LAND///GROW UP KIDSS...ROOMA ,WE R PROUD OF UUU//SOMALIA HA NOOLAATO.. |
    somali jecel | Unrecorded Date weston &lawrence walaal ,maad ifahmin magaca maaha Roma,it is Rooma(Ruuma)hadii aadan rabin anagaba kuma dooneyno. the sister has enough ppl . Somali jecel |
    Anonymous | Unrecorded Date weston & lawrence people the name should explain it all.he/she is a loser, thus hates on everyone who got something, and the fact that Rooma is a dentist, when W&L is nobody just kills her/Him. I think they probably came here the same time, but W&L here was either sitting at donut shop , or having her hair done with the welfare money, so I say ingore the loser, coz that is what they deserve......god I hate pple who diz their betters. |
    Anonymous | Unrecorded Date Haddii aan Somali nahay si kasta oon wax u baranon waxbaa naga qaldan. Inkasto W/L. aanu Business ahaan si wanaagsan u hadlin haddana jawaabta la siiyey ma qurxoona. Waxaana ka haboonaan lahaa sheekaduna ku xirmi laheyd in si qurxoon loogu jawaabo. waad mahadsantihiin. |
    Abaayo | Unrecorded Date Anonymous Adiga maa u jawaabtid hadaad adiga heyso jawaabta qurxoon? Miteeda kale yaa yiri wax baan baraney. |
    marqaan | Unrecorded Date Rooma, fadlan ka qaado inta wanaagsan ee wanaagga kuusoo qortay. Shantaadda farood sidaanay iskuula ekeyn ayaa maskaxdda dadkuna iskuugu mid ahayn. Waxaan soo gubnay guryaheenii, hantideennii, dadnimadeenii, iwm, marka ma Roomaan ku heshiinaynaa! Jawaabtu waa maya. Kii ilko kuu keensaddo iska hubi in uu dhiig soo cabay iyo inkale. mahadsanid |
    Aboowe | Unrecorded Date I agree with Abaayo. |
    Anonymous | Tuesday, January 09, 2001 - 06:11 pm marqaanto i agree with marqaan |
    Anonymous | Tuesday, January 09, 2001 - 06:11 pm marqaanto i agree with marqaan |
    sis | Tuesday, February 06, 2001 - 08:22 am To: Ruumo Ruumay we are proud of you and ignore the otheres. To: W&L Walaala yaal waxaan idin waydiiyay maxaad qabataan baad waydeen mise waxaad ka shaykaysataan baad rabtaan, magaca gabadhan soomaliyeed waa Ruumo waana magac soomali ah hadaad horay uma qashay iyo hadii kaleba. Abaayo: from Calgary |