Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Europe: Norway: SUAAL ORDBOK
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalisk Student Ungdom

Unrecorded Date
Anigoo wiil soomaliyeed waxaan doonayaa in aan suaalo dadwaynaha soomaliyeed ee ku nool dalkaan
norway ee gaar ahaan baranaysa luuqada norsk ah
in ay u baahan yahiin book qaamuus ah oo ah
somaalisk-norsk
norsk- somalisk
sida luuqadaha kale ay u lee yahaiin sidaas oo kale waayo waxaa hada la haystaa oo kaliya
norsk somalisk Engelsk
waxaan dareensanahy in uu ka wanaagsan yahay
buugaas kale oo aad isla markiiba baarann kartid
areygii soomaliga ahaa ka dibna aad ka helaysid
ereygii norsk ahaa .
walaalayaal qorshahaas ayaan damacsanahay waxaan
doonayaa marka hore in aan ogaado inta baahida
buugaas ay gaarsisan tahay marka halkaan halgu qor
qofkii u baahan magaciisa ama taleefoonkiisa
anaga ayaa la soo xiriireena hadii ilaahay idmo
by Somalisk Student Ungdom
Tusen Takk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussein

Unrecorded Date
Asalamu calayku.

Waa jiraa buuga aad sheegayso ninyahow.

Asalamu Calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LADAN

Unrecorded Date
Walaalkiis, aniga uma baahni buugaas waxaanse umalaynayaa inaan baahi weeyn loo qabin sababahaan awgood
1-Afka soomaaliga oo aad uga duwan afka noorwiijiga, oo ay malaha roon tahay inuu qofku marka hore erayga noorwiijiga barto, oo uu ka dib macnihiisa soomali ku raadiyo.
2-Iyadoo jaa buug norsk-somalisk ah laga helo markedka.
3-Iyadoo soomaalida badankeedu ingiriiska taqaan, oo ayna xataa aad u isticmaalin midka norsk-somalisk ee ay isticmaalaan kan ingiriis -noshkaha.

Bal fiiri dadka kalena waxay ku dhahaan.
NASIIB WACAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahamed

Unrecorded Date
Saaxib buugaan waan u baahanahay oo sida runta ah
waa loo baahan yahay hadaba halkee kaala soo xiriirnaa waayo waa buug qaali ah oo ardayda soomalida anfici lahaa

sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abuucudayda

Unrecorded Date
to:somalisk student ungdom

waad salaamantihiin dhamaantiin.

figrad ahaan waxaan umalaynayaa inuu aad u wanaagsanyahay in la helo buugnoocaas ah ama waxaan odhankaraa waxaa loo qabaa baahi wayn gaar ahaan dadka waxbarashada ku jira. waxaanse jeclaan lahaa inaan waxka ogaado habka uu uqornaandoo siguud. tusaale ahaan: waxaan dhigtaa anigu shaqsi ahaan jaamacadaha wadanka mid ka mida waxaanan dhibaato wayn kala kulmay dhinaca afcilmiyeedka ama eraybixintii soomaaliga ahayd ee dhinaca cilmiga oo aad iigu yarayd waxa aad mararka qaarkood igu adkaatay inaan sirasmi ah ufahmo ujeeda ay xambaarsanyihiin erayada cilmiga ah loona yaqaano terminoolajiga. marka waxaan jeclaan lahaa inlahelo buug dhinacaana aad usahli kara. hadii uujirana waxaan doonayaa inaan noqdo ka ugu horeeya ee hela

waxaanad igala soo xiriiri kartaan e- mail
mohamud.stud@ntnu.no

wasalaama calaykum

Qaamuus

Monday, April 02, 2001 - 05:35 am
Ku: Husein.

Saaxiib adigoo mahadsan, xaggee ka heli karaa qaamuuska la sameeyey. Runtii aad ayaan ugu baahanahay buug noocaas ah!

Mahadsanid.