Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: North America: More Discussions: Masagawaay iyo Galcad
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masagawaay

Unrecorded Date
Waad salaan mantihiin dhamaan ee halkan waxaa kuugu hayaa wararkii ugu danbeeyay oo beledkii aryaa warkan iga hoo Masagawaay iyo Galcad ee ila soo xiriir!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yacquub

Unrecorded Date
Waad fiican tahay ee halkaada dadaalka ka sii wad brother, noo sheeg waxa aad war ka heyso halkan ku soo qor pls.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arif_2003

Wednesday, October 25, 2000 - 08:59 am
hello all waa salaamantihiin m/g

waa fiicantahay masagawaay sidaa da dadaalka

u sii wad walaal waa ila soo xiiri kar taa

Email keyga waa Arif_2003@yahoo.com/

ee bow wixii dheeraat ah ila soo socod sii

sidaa iyo nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasow

Tuesday, December 12, 2000 - 05:04 am
TO:masagawaay
wallalkiis marka hure salaan marka xigane maxaa uga reebtay ceeldheer magaca buga sxb ma ii soo sheegi karta.

Teeada kale waan ku farxay marki aan arkay wax dhulkeyga ka shekeynayo maxaa yelay wayahan danbe wax dhulki waqoyi ka shekeynayo wa aan wayaay.

war nin yahoow aqbar ayamahan maka heysa? hadii eey jirto bal nin yahow inoo soo sheeg bal.
isma dhaafno oo qer aan isku ugnahay nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 04:48 pm
to masagawaa
maxaad uga tagtay cagacadde?
let ma know the leatest news.