    zamia | Unrecorded Date walalayaal waa idin salaamay. waxan ahay gabar ku nool nrwey waxaana arkaa in gabdhaha soomaaliyeed 80% ay dhigtaan hjelpepeleier , omsørgslinje iyo wax la mid ah .maha wax xun waa wax aad u fiican laakiin walaalayaal waxaan u baahanahay gabdho soomaaliyeed oo waxyaalo kala duwan barta oo beri hadii aan noqono meel kasta bulshada ka haqabtiro. . t |
    hussein | Unrecorded Date Waa runoo gabdho fara badan ayaa dhigta hjelpepleier,omsørgslinje osv, laakiin waxa ku jira uun khayr. Waxaad bari arkaysaa gabdho soomliyeed oo faro badan oo lege, jordmor,sykepleie ah, taasina waa laf dhabarka bulsho ay ku taagan tahay. Marka aad wadan cusub timaado waxaa muhiima inaad meel uun aad waxbarashada ka bilaabid. Gabdhani waxay tusaale u noqonayaan gabdhaha kale ee aan waxba dhigan. NB: FØRSTE ER DET VIKTIG AT SOMALISK KVINNE AKTIVERE SEG ETTER HVERT, DA KOMMER RESULTATEN. Da kan vi se somalisk kvinne i mange ulike yrke. Jeg har selv to søstre en jordmor, og en sykepleier, og jeg synes de har sikrere jobb enn den jeg har(sivilingeniør i Petroleum). |
    zamia | Unrecorded Date to huss aboowe waa ku fahmay oo caafimaadku waaa wax fiican waana ku helayaan shaqo ee tan aan rabo waa in nalaka helaa dad kala duwan . waxaan jeclaan lahaa iany gabdhahah markay ungdom skoolka dhameeyaan sii galaan allmennfag , oo hadhowna sii socdaan ,laakiin waxaan ogahay habraha skoolada rådgiverka ka ah baa ku dhaha markay gabdhaha weydiistaan talo waxaan idinkula talin lahaa inaad yrke skool aadaan ,taasina waxay i xasuusisaa flimkii malcom x oo markii macalinkiisu weydiiyey maxaa jeceshahay inaa sii barato isagoo wiil yar ah ku jawaabay sharciyada markaasuu ku yiri maya ee adi waxaas kuma fiicnide baro håndarbeid , wuxuu diidayey ninkaa madoga ah oo sii baranaya waxa uu beri kula tartami karo cadaanka . nabadeey iyo kheyr |
    LADAN | Unrecorded Date Salam alaykum. HEI ZAMIA! Abaayo aad ayaan kuugu raacsanahay in gabdheheena ay intooda badan helse og sosial qaataan markay dugsiga sare soo gaaraan. Waa waxyaabaha loo baahan yahay inaan xoogaa yar wax ka badalno. Sababaha ugu wacan waxaa ka mid ah 1- way fududahay sida lagu helo sykepleier studium. 2-Marka uu qofka qaato helse og sosial, wax xisaab la dhoho ma jirto wax yar oo sanadka ugu horeeya ah( 2-3saac wiigii ) maahane. 3- iyagoon dhiiri galin, ama caawimaad badan ka helin familkooda ama mujtamaca kale. 4-Sidaa adigaba sheegtay habraha/odayaasha rådgiverada ah oo ugu sheekeeyo ineeyna allmen-fag ka bixi karin Xuseen waa kugu raacsanahay, ineey shaqadooda ka jaanis roontahay waqtigaan la joogo Norwey, runtiina waxaan u arkaa ineey aad u dadaaleen walalahaa ayna tusaale u yihiin gabdho badan, ee kaliya waxaan leenahay gabdhuhu boos kasta ha buuxiyaan. IGU SALAAM GABDHAHA .... |
    SAHRA | Unrecorded Date HEI GABDHAHEENA waxaan u malaynaa inaanan wax cusub wadin , anigana waxaan ahay helse fag, waxaan qaata BIO ING . laakiin markii hore waxaan rabay inaan qaato sykepleir ,lakiin waan iska daayay . gabdhaheena waxay ubartaan caafimaadka waxaan umalaynayaa . 1-shaqooyin oo lagu helo 2- iyadoo dumarka ay u badan tahay dhinaca caafimaadka . oo ay nature ahaan u xiiseeyaan caafimaadka. laakiin way fiicnaan lahayd gabdho dhigta dhinacyada kale. SPØRSMÅL. majiraa qof iga caawin kara dhinaca (HORMONER) LIKE maxay dhibaato keeni kartaa hadii loo is ticmaalo in wax looga badalo qofka dabeecadiisa ama anatomi ahaan . sidoo kale 1-hvilke hormoner sirkulerer i blodet i fri form,og hvilke hormoner transporteres bundet til proteiner? waa idin salaamay kuli |
    zamia | Unrecorded Date hi sahra waa ka xumahay inaan aad kaaga caawin karin arintaa , laakiin wixii aan ka garanayo aan kaaga sheegin. waxaa hormonerka sii daaya endokrina kjerteler waxayna ku sii daayaan blodbanaha ,kadib markii ay yimaadaan blodbanaha ayay waxay sii aadaan qaybaha jirka ee kala duwan ,halkaas oo ay shaqadooda ku qabtaan oo ah inay stimulerin ku sameeyaan organada /unugyada , dhiiga ayaa transpot ku sameeya kula wareega mottakercellada, hadii ay organku jiran yahay ama uu dhaawacan yahay ma iyo hadii uu u baahnayn ma qaadanayo. kuwa fri form ugu wareega jirka waxaa ka mid ah katekolaminene iyo peptidhormone laakiin qaar peptidhormoner ah oo protein ku xirma aa jira sida vekshormoner/kuwa koriinka . kuwa proteinka ku xirma waa stroidhormoner iyo tyreoidohormoner , kjønshormonka iyo kuwa badan abaayo waa ka xumahay inaan suaashaadii saa rabtay uga jawaabin ,ani laftayda wax badan ma aqaan oo anatomi oo sanadkii hore aa qaatay aa igu danbaysay . bye zamia |
    LADAN | Unrecorded Date HEI JENTER Waa ka xumahay inaana wax badan ku dari karin ama waxna ku dari karin inteey kuu sheegtay Zamia, waxaa ahay allmen, hadana waxaan rajaynaa inaa Medisin bilaabo (hadaan helo) høstiga. sideeda waxaaxukumo sameenta hormonada mellom hjernenka, waxaana sameeyo sideey walaasheen sheegtay endokrine kjertlerka/indre sektoriske kjertlerka oo ay ka mid yihiin hypofysenes fremre og bakre del,kjoldbruskkjertelen, bukspyttkjertelen, binyrebarken, binyremargen, eggestokkene ogtestiklene. hormoner som er løselige i fett feks steroide hormonene transporteres via DNA, der de plant annet blir bundet til proteiner( resept molekyler) Jeg vet at dette ikke er god nok, men jeg håper at noen andre kan bidra med et mer detaljerte og fullstendig svar. Nasiib wacan |
    SAHRA | Unrecorded Date ZAMIA & LADAN SIS waa mahad santihiin 100% sida fiican ee iga soo jawaabteen. 2years kahor ayaan qaatay FYSIOLOGI OG ANATOMI so markasta waxaan is waydiin jiray in ay dhibaato keenayso hadii VEKSTHORMONER (GH) loo isticmaalo somalida waa ogtihiin inta badan somalida dadka kale way ka yar yar yihiin. mar 2 waad wahadsantihiin walalyaal and ladan LYKKE TIL SIS , insha allah waad bilaabi doontaa MEDICIN UNIVERSITY yours faithfully SAHRA |
    Dalmar | Unrecorded Date Maxaa gabdheheena laga siiyaa helse og miljo fag. Waa maxay macnaha kelmadahani? Maxaa af soomaali ama English ugu qori weydeen aanu dooda kasoo qayb galee. Bye bye now |
    mo/ali | Unrecorded Date sahro walaal sahro aan hada kahor oslo university ku bartay maad tahay oo ex phil diyaarinaysay walaashiis qalad ha iga fahmin shukaansi mawado waa ku weydiiyaya oo bas |
    kuunyobarow | Unrecorded Date waad salaamantihiin hussein iyo ururkiisa haweenka soomaaliyeed. ee uu ka tirsanyahay nabadgelyo |
    zamia | Unrecorded Date to kuunyabarow maxaa meesha la soo istaagatay hussein iyo ururkiisa waxay taa cadaynaysaa inaa hussein wanaaga iyo dadnimada iyo nolosha uu fahmay u diidan tahay . walaakiis warka balbalaari maxaa ujeedadaadu tahay halkaanse waxaa logu talo galay in gabdhaha soomaliyeed schoolkooda lagala hadlo ee looguma talo gelin arimo kale ee ha ku qaldamin bogan bye |
    SAHRA | Unrecorded Date to ma,ali bro waan kaxumahay inaan mar hore kuu soo jawaabin oo marhore ayaa bogaan iigu danbaysay , laakiin aniga sahra layma dhaho just forumka ayaan ku isticmaalaa ,laakiin maadadaas waan qaatay hada kahor , to kuunyabarow qaado talada ZAMIA oo bilaamicnaha kalatag meesha bye all |
    kuunyobarow | Unrecorded Date to sahro sis maxaa meel walba ku taagay sidii shaatigii AZARO- la oran jiray. |
    waayoarag | Unrecorded Date To.dadka meesha ku jira wallaalayaal cidina wax idiin dirsanmayso waay akhlaaqdaad ka dhimateen fikradihiinan waanu aragnay meelo badan oo aad wax ku xar xariiqdeen |
    SAHRA | Unrecorded Date to kunyoborow inaad AZARO xiran jirtay hadal xumadaada ayaa laga garanayaa . waligay wax AZARO xirta SOMALIYA kulama hadlin hadana halkan kula hadlimaayo so, KUUNYO waxaad rabto sheeg isku waqti iyo isku sheeko manihin. peace all |
    suge | Unrecorded Date sasalaama calaykum to sahro abaayo maantana ma kuunyobarow baad fuushantahay. walee ragkaa yaab. waa walaalkaa oo ku waaninaaya waad salaamantahay |
    Anonymous | Tuesday, January 16, 2001 - 07:28 am nin la oranjiay mahad yaa arkay+ |
    Anonymous | Tuesday, January 16, 2001 - 08:11 am Walaalayaal waxaan kufaraxsanahay Somaalida inay iminka guryaha iibsadaan kanamaar meen beentii wadaada iskusheega garbeen ah inay labexeen waxbarashana waligood dhigan xataa quraanka aybaran dadka masaakiinta igusheekeeya inaan laga shaqayn Isbitaalada barnhage' oy xaaraan tahay dadkana aykuyirahdan dhakhtar habaranina dumarka ayaa idi taabanaya shaqada aad ka shaqaysaa wax ladhaqo hanoqoto marba meel iska dhiiba maantana London uwada cararay Caruurtii waalay maanta Suuriya bari Yaman kusoonnoqo Norwaym maxaa kaqaldan caayrtii caadi utahay caruur aan diyaarloo ahan la iska dhalayo Diinta ay Bakistaantu haystaan iyo teenu kaladuwanaa Diintaynu sowtii macaanayd maxaa adkeeyay dad badan ayaa doonaya inay wax qabsadaan waxay layaabayihiin dhibaatada haysta wadaad beenaadka Oslo caruurta aynan dhalin keenaya caruurta magaalada kujirta badan kood waacaruur aabohood joogin oon xataa dhar dhaxana haysan iyagoo gaajo hayso masaajidka lakeenayo caruur aadan dhalin hakeenin waa codsi been hasheegin Suuriya inaad kuwaaga inaad geeyso kuwo kale hakeenin. |
    Akhyaar | Tuesday, January 16, 2001 - 08:28 am As. Calaykum Zambia, Sahra iyo dhamaan Somalida kale. Gabadhii boggaan bilowday waxay ku bilowday wax aad u fiican oo natiijo fiican ka dhalan lahayd doodeeda, laakin waxaa nagu jira kuwo badan oo la,iim yaal ah Soomaaliyana kuwaas oo miiran ayay ka hagaagi la,dahay. Mide kale Soomalidu waxay horumar u gaari la,dahay dood mataqaan hadal kastana way qaloociyaan oo gadaal ayay ka xumeeyaan. Marka la,iimyadow meesha dood,talo iyo aqoon kororsi ayaa loo yimid. Zamia, Jeg sier at ditt innlegg er veldig godt og imponerende. Og den saken her sånn er en viktig sak som vi bør diskutere. For øvrig er jeg fullstandig enig med deg at somaliske jenter bør studere forskillige ting. Jeg har dårlig tid nå,men jeg kommer til å legge fram et forslag seinere. Takk for ditt forslag. Asalamu Calaykum fra Akhyaar som er også student. |
    zamia | Monday, January 22, 2001 - 10:17 pm hi Akhyaar det som iriterer meg mest er at jeg ikke kan gi noe råd til somaliere, de bryr seg ikke om framtida. jeg er selv sykepleier, men jeg vil ikke at alle jenter blir sykepleiere. ahdii aan ku dhaho walaalyall wax kale barta oo aan yeelano dad badan oo kala duwan waxaa la i dhahaa ow waa markay iyada wax ay ku shaqaysato baratay, oo waxaa loo malynaa inaa wax ka xasdayo. marka ma qaan waxaan ku sameeyo walaalahayga soomaliyeed. nabadeey iyo wax kala faaiidaysi fiican zamia |
    Akhyaar | Tuesday, January 23, 2001 - 08:20 am To Zamia: Walaal wax badan ayaan jawaaabtaada sugayay, waadna ku mahadsan tahay. Hadalkaaga waxaa iiga muuqata inaad tahay gabadh soomaaliyad oo dhab ah. Taasna waa wax lagu farxo. Sidaas aad dadka Soomalida waxa fiican ula jeceshahay ayaan anigana ula jeclahay laakiin inta wax kula fahmaysa ayaa iska yar. Soomalida sidoodaba imtixaan aduunyo ayaa heesta, oo dad caadi ah ma,aha, iyagaana la is tusay. Aad ayaana gabadh sidaada oo kale u fakaraysa loogu baahan yahay. Forresten, søster hva gjør du nå? jobber du? eller er du fortsatt på høgskolen? Sas iyo nabad galyo Wasal. Calaykum Kala faa,idaysiga iyo fikrad is waydaarsiga aan sii wadno Zamiayeey. |
    Deeqa | Thursday, January 25, 2001 - 09:14 am hei allesammen!! la meg begynne med at jeg er veldig glad over o se denne siden her.Jeg er somalisk jente som bor i utlandet og jeg har lenge lett etter somaliere fra Norge po nettet so kult at dere eksisterer. Samia du har rett at det er mange jenter som studerer helsefag, alle venniner som jeg husker fra videregoende gikk i helsefag,grunnen kansje vi for ikke so bra veiledning fra rodgivere slik at vi for vite om det uendelige studueretningene som eksister. Jeg meg selv hadde dette problemet. For det andre disse fagene er typiske kvinnefag innen vor kultur, so kansje det er en trygghetsak. Men det er ikke det som beskymrer meg nor det gjelder ungdom i Norge, og det er den okende kriminaliteten som unge blir innblandet i for de kan tenke po o lage studuievalg.Det er sant det er ikke nok bra forbilder som unge kan se opptil. Personlig syns jeg at somaliere i Norge liger so langt bak i mange omroder og det kan jeg si etter erfaring fra utlandet o bo her over tid og studere jeg ser somaliere i alle slags positioner,somaliere som er sjefer, selvstendig naringsdrivende,somaliske larere . Det har jeg alldri sett i Norge i alle de 12 orene jeg har bodd der.Norge er en veldig bra land o studere i, det koster ingenting o go po hoyskole og universitet, so med so gode muligheter det sorer meg at folk ikke tar nytte av det. Det er sant at folk studerer det samme, men verden er stor og full av muligheter.so dont limit yourselves and take advantage of the good counry you leave in. |
    deeqa | Thursday, January 25, 2001 - 09:34 am to anonymous! I could not agree with you more,about sheekhiinta. Ofcourse there are some good sheikhs, but I have seen ladies in gronland oslo walkin with their children wearing summer uff-clothes and she was wearing the nicest shuko ooy dahab iska lushay meelkasta. And I'm not sayin that lady was necessary religious but that's what she looked like. I can swear to god that I'm tellin the truth when I say that so many parents are cheating on their children on their supportmoney.And ladies in Norway are famous for their many children her biological ones or others why ofcourse fat check on fodselspenger. that is why I say somalis in Norway are so behind.Hey anonymous are you the same on on the karl marx discussion? |
    Faras | Friday, January 26, 2001 - 04:48 am Waxa ad qortay waad ku mahad santahay Soomaalidu madoonayso in runta laga hadlo. Waxa aan kuu hayaa Gabar tiri Ninkayga hala keeno iyada oo uur leh maalin qura Noorway kama ay tagin Polickii wuu yaabay waxa uu yiri sawdiga uurka leh. waxay tiri dhibaato bale Poolickii wuu naxay waxa uu yiri Muslin baa tahay uma dhashaan rag kale kii qabay magaalada ayuu joogaa oo isaga ayaa yiri u tag oo walaalkay keen adiga waxa uu kugu waaninayaa inaadan Guri iibsan waxna aadan baran ood guursato 7iyo wax kabadan dhasho caarta ayaa ku siinsysa,ilmihiisa scoolka qaybta ay ka dhigtaan magaranayo waligiina wax uma akhrin kuwaas ayaa Oslo kula dagan qaar ilmihiisa kamida Dawladu ma oga.kalmadaha ay iskula hadlaan waxa ka mid ah Caanihii soo iibi hadhow ayaan kuu celinayaa.shalay iimaadan celin.waaryaa mashiinka hakuciyaarin naayaa 10kii.kr.ii soo celi.ashhhhhhh. |
    maxamed | Monday, February 05, 2001 - 12:07 pm Waad salaamantihiin dhamaan waan ka xumahay in aan idinka soo dhaxgalo mowduuciina,balse.dumarka ha ogaadeen,deegaan,iyo caafimaad in aad ugu haboonyihiin ,tan norway baahideeda iyo kaladoorashada maadooyinka fudud oo ku xiran qeebahan ma aha wax salan runtii,waa loo baahanyahay in dumarka qeebo kale duwan bartaan laakiin,caafimaad iyo deegaan waa lafdhabar raggii baa seexday oo kaluun soo daban karin dooni samaynkarin,khayraadkaas oo dhan laga owday nin bartaana ma badna,yaynaan umuliso,kaalkaaliso dhakhtarad.shaybaaryaqaan iyo wixii la mid yeenaan waayin ee gabdhaha ha u xumaynina waa toosanyihiin ragg haddaan nahay badmaax warkii waa la ilaabay kaluun waaba ceeb,dooni samayn waa ceeb kale markii aad dib u fiiriso,dherka xeebta aan leenahay cidina uma baahna sheegideeda,cid wax u barataa ma jirto,waa kuwan gabdhihii ka soo baxe qeebtoodii waliba waa eey isdhaliilsanyihiin bal anigu waxaan oran lahaa gabdhow badmaax noo noqda bal rag maseeraa in la arko waxaa kaloo sii raacin lahaa qaasatan norway iyo maanta waa ay ku sax sanyihiin kuwa doortay mustaqbal iyo dhaqaalaba waa xaqiiq muuqata raali iga ahaada dumarow siini wata doodiini- |