Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Somali Communities - Beelaha Qurbaha: Somalia: DHACDO YAAB LEH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHAGAXTUUR

Unrecorded Date
Waqtigii kacaanka ayaa waxaa dhacday in nin hawla kacaan ku hawlan uu xannuun saday uuna gaaray heer loo maleyey inuu geeriyoonaayo, ninkaasi intaa wuxuu ku alaladayaa: “War kacaanka War kacaanka”; isagoo markaa miyir bel ku dhow; dadkii la joogay ayaa ku oranayey afkana u gelinaye war ashahaado oo is-dhaaf waxaa ku hadaaqeyso.
Waxaa dhacday in dadkii ninkaas sakaraadka ah shahaadada u la-qimaayey dacwo lagu oogay laguna eedeyey: Marxuum Hannuun-san Majara-Habaabin. Taasi waxaa laga waday in ku hanuunsan Kacaanka la Majara-Habaabiyay.
Waa qisa dhacday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Beenlow beenlow ku abtirsaday ayaad tahaye Dhagaxtuur wasaqda aad seyreso jooji. Wixii sheekada ila qosol laga rabey ayaad bog u furatay


Waxa aad soo qoreyso ka fiirso si dadweynaha akhrisanayaa ay wax uga faa'iideystaan.


Haddii kale waxaan kuugu yeereynaa beenlow falaloow..... ama MICONO-YARE WASAQ-TUUR...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
TO> NACAS AAN WAX OGEEN
WAXAAD DOONEESAA IN AAD QARISO DHIBAATADII UU KACAANKA DADKA SOOMAALIYEED UU KUHAYEY MIDAAS BEEN MAHA WAX KADARAN BUU KACAANKA UU KUKACAY EE HADIIDIN RUNTA IYO CEEBTA REERKA KU AFTIRSADA MAREEXAAN IYO AFWEYNEBA SIDAAS BAAD WADANKA U JAJABISIIN HAWIYENA U TOOBARTEEN EE ORODOO LAANDKURUSAR SOO GADO AAD JEEGADA U SEEXATIDEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hodan

Unrecorded Date
to anonymous
intaadan qofka hadalkiisa wax aadan ka sheegin baro sida afka hooyo looqoro.
I totally agree with you about what the kacaan did to our nation and we all are still sufering from that dictator and his regime.
but siyad and his regime are gone almost 10 years and what happened then???????
you all know that after he left, the country was distroyed by uncivilised people, and those people are still denying what they've done and they also are proud of their horrible actions.
somalis wake up and we should take a good look to ourselves and stop pointing the fingers to one another and let's help and rebuild our nation and country.......

love to all somalis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadaniyad

Unrecorded Date
TO DHAGAX TUUR

ALA KAA MADOOBEE MAXAAD KU HADLEYDSAA OO AAD BEENTA U GUREYSAA NINKAAS DHIMANAAYEY SIYAAD BARE
ASHAHAADADA UMA DIIDIN EE SHEYDAAN AYAA WAS WAASIYEY.
TEEDA KALEETA KACAANKA MARKII LA MAQLO MAXAA MAREEXAAN LOO SOO QAADAA IDINKA OO DHAN WADANKA WAAD MAAMULEYSEEN DHINACANA WAAD KA QASAEYSEEN
SPECAILY hawiyye PPL DAADKAAS SIDUU SIYAAD BARE WAX U TARAY DADKIISA UMA UU SAN TARIN AYAGOO WAXBA OGEYN AYUU HURDADA KA KICIYEY OO UU MADAX
KA WADA DHIGAY.

WAXAANA LA YAABANAHAY WAXA SIYAAD & KACAANKIISII
WALI LOOGU MASHQUULSAN YAHAY WAXEY TAAS CADEYNEYSAA IN UU NIN QATAR AH AHAA OO AAN LA HELI KARIN DANBIGUU GALAY IDINKA CAMAL AYAA KA DHAQAY OO MAANTA JANADII AYUU GALAAYAA!!

EE ORDA OO NIMAN RAG AH ISKA DHIGA OO XATAA WAX YAR OO NABAD AH WADDANKII KA SAMEEYA SI HAWEENKA &CARUURTA UGU NOOLAADAAN CALANKEENA NA ADUUNKA LOOGA SAARIN.

I WISH U ALL THE BEST

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taliye

Unrecorded Date
Anonymouse
waxaan u maleynaya in adan shaqa kale laheen only cayda dadka I think you should find a real Job

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amanreer

Unrecorded Date
to; Anon
Sida ay Wadaniyad iyo Taliyeba kuu sheegeen waxaad tahay qof aan waxgarad ahaan aqoona meesha looga yimid. "Ninkii indhaha beelay oo wuxuu arko ugu dambeyey maroodigu oo markii lagahadlo Jiirka oronaayey maroodi intee kale'egyahay" ayaad lamid tahay. 10+ sano ka hor baad maqashay Siyaad Barre ayaa Somali xukuma wax ka dambeeyeyba ismaad weydiin . qabiil kugu cayimaaye BAKHTIYAHOW hurda ka kac,wagii aad gurigiina cayda Siyaad Barre iyo Mareexaan ka maqlijirtey ayaad seexataye welina waad hurudaa!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaale

Unrecorded Date
Dhagaxtuur.

Probogandada aad wado jooji ! Sheekadana 1000 jeer ka hor ayaan maqalnay, laakiin waxay ahad oo kaliya Joke !. Shalay aad soo maqashay haye ?

Waxaa la yiri iska daa ee hadal murti & xikmad leh
soo qorm, hadii kale iska aamus.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARTA

Unrecorded Date
AFWEYNE TUUG BUU AHAA ILAAAH IYO NABI KADEECAY MARKA NIN KII DHIMAN AAYAY MARKA UU KU QEELINAAYO SIDAAS WAA NIN RUNTA ARKAY MAREEXXAANOOW HADA MEEL IS KA SOOSARA WAA ADINKA DAARROOOD KII KASOOTAGAY OO XUSEIN CAYDIID DABADA UGA JIRO SIDII GAAJEYEHEY
XUN XUN KA AH XUSIEN CAYDIID HA IDIN FOORARA RIYO
SIDII GAS DHIHII
AWAL BA WAXAA D KU NOOLEEDEN SIYAAD BARE NOW
HE'S GONE I ,M SO SORRY GUYS MR ALL MUST DONE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMANREER

Unrecorded Date
WAR HABARTA AAN AF SOMALIGA AQOONI XAGAY KA TIMID NAAYAA MADADII AAN DADKA (OLOLAHA HORUMARINTA REER MIYIGA) U DHIGEYNEY XAGAAD KU MAQNEYD.MISE WAXAA LAGU YIRRI WAA AF MAREEXAANE HA BARAN.

U MALEYN MAAYO INAAD MAQNEYD WAAYO AFKA QALAADNA SI BA'AN AYAAD UGU LIIDATAA. MAREEXAAN IYO MEEL KASOO BAXIISA INTAAD ISKA DEYSID NAFSADAADA WAX UBARRO.HADDII KALE HABARYAHAY....N A A Y A A..
HABARTII FOOSHA XUMAYDEY (Waxay u muuqataa cabsi aad iga baqeysid darteed inaad uga fogaatey sheegasho nin iyo magaciisba)
WAR KUUMA JEEDO,MEEL AAD JOOGTANA MA AQAAN. EE HADAAD NIN TAHAY SI FIICAN U HADAL...


ALLA WAXBAAN LA ISU OGOLEYNA MAXAAN KII RAG QURUNLE AHAA KU DHIGEY......SHUKO DUMAR BAA LA IDIIKA BARTAYE. MAGAC DOORASHADIINA MA LAGA BAQAY..


WAA AMAAN .WAA AMAANREER. WAA WIIL AMANREER.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALDOGOB

Unrecorded Date
war ninyahow ninkagan AMAANREER la baxay yaaanan dadka lagugu dirin anigu sidaan hadalkaaga ka gartay waxaan u maleynayaa inaad hadalka aad soo qortay aad majeerteen ula jeedid ANIGU MAJEERTEEN IYO MAREEXAAN MIDNA MA IHI laakiin sida fudud ee aadan waxba uga fiirsan baan kuugu soo jawaabay


WIIL DAAROOOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMANREER

Unrecorded Date
TO GALDOGOB

WALAAL XAGAAD IGALA QAADAY ANIGU WAXAAN UJAWAABEYEY NINKA KU DHICI WAAYEY INUU NINIMADIISA SHEEGTO OOLA BAXAY (HABARTA).
QABIILKIISANA MA OGI. MAANAN GARAN WAXA AAD IIGU SOO JAWAABTAY IYO SIDA FUDUD OO SHEEGEYSIDBA.


MISE ADIGA AHAA (HABARTA)? WAA YAABE.

WIIL •••••••,GALDOGOB ISMAANAN AFGARANWAAYE JIRINE MAXAA JIRA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waar dhamaantiinba waxba kuma hadlaysaane ku kala dareera meesha hadii kale miyaa aqoon is weydaarsi sameeya oo wax isu faa iideeya.oo waxaa ka fakartaan sidii ay nu wadankeena dib ugu dhisi lahayn oo dowladi uga dhalan lahayd
aduunkii wuu inala yaaban yahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
Amaanreer


Lol ! Aleeylehe waad ka raaysay sabeenta xunta ah ee la baxday " Habarta".

Amaanreer walaaloow waan ku baryeeynaaye iska daa, ninkan liita ee laba baxay " Habarta" - cabsi heerkaas ayeey gaarsiisaye isaga hadh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
amanreer lagu garay issaq wareersan baad tahay marna ••••••• wax ka sheeg marna wax u sheeg awalba waan ogaa caqli xumadaas in uusan ••••••• la hayn marka fududaantaada wado kolay meel ku gaarimayside

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amanreer

Unrecorded Date
Sida muuqata HABARTII ceeb darteed ayey usoo noqon weyday.

Mahad waan ku salaamay waxaan filayaa iney habartii bakhtidey.


Galdogobna maxaa helay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAMDI

Unrecorded Date
ASALAMU CALAYKUM DHAMAANTIIN DHALINTA ISKU XIFAALAYNAYSO HALKAN WALAALAYAAL WAXAAN IDIN WAYDIIYAY QABIIL HADUU QARANKII SOOMALIYA DUMIYAYA MA WALI WAA LAGU HADAQAA.WAR RABI HA LAGA CABSADO OO DAKU WAA SIMAN YAHAY HA LA JOOJIYO XAD GUDUBKA IYO NIN JACLAYSIGA.RAGOOW KIBIRKA WAA LAGU JABAA TAA HA LA OGAADO,ASALAMU CALAYKUM, WAA WALAASHIIN BYEEEEEEEEEEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war Dhagax tuur.sidee wax kaa noqdeen waa maxey waxa aad nagu furtey?kacaanku waxa uu lahaa shar iyo kheyrba. ninkaas jirranaana kolley kacaanku waxbuu u tarey.wuxuuna ahaa nin abaal gala'waxaana laga yaabaa in uu ahaa dadka aad leedahay waa la tababarey si ay waddanka u bur-buriyaan.waxaan kale ookuu sheegayaa Somaliya waxaa Bur- Buriyey ninkii Amxaaro barey dhaqanka Somaliyed maantana weli daba socda.tan kale waxaaa somali bur-buriyey oo laga hortaagnaa 20 sano Amxaaro iyo saaxiibadeed.kacaankii caqli kama danbeyn'adigana shaleyna waad cabaneysey maantana waad ooyeysaa,barrina waad tuugsan doontaa.sababtu waxaa weeye tabarna ma lihid hadal xumana ma daysid'ninkii ku difaaci lahaana ku nac dhaqan xumadaada. Dameerkaagu ha ku qaado.
iska daa cabashada iyo waqti tagey gocoshadiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abuu cabdallah

Unrecorded Date
Bismillaahi raxmaani raxiim.
Mahad oodhan ilaahbaa leh, rasuulkiisiina nabadgelyo ha u`sugnaato intaa kadib.
Walaalayaal anigoo aan aqoon oo aan hore u arag ayaan bayjkan soo galay markaan akhriyayna waan ka
murugooday waxaana igu dhalatay in aan kalimad idin iraahdo.
walaalayaal qabiil xamaasadii waatii dalkeennii inaga soo saartay oo burburisay dalkeennii, dadkeennii iyo sharafteennii dhanka kale rasuulkeennii suubanaana(nnkh) wuxuu ku tilmaamay in ay tahay qurun iyo wax jaahiliyad ah diinteenuna aadbay u cayday marka walaalayaal isaga taga waa qurune.
Walaalayaal waxaan naftayda iyo tiinaba udardaarmayaa in aad ilaah ka baqdaan ood ka xishootaan waxaan dhib mooyee dheef idiinkeenayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
MAHADSANID ABUU ABDULLAH!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHAGAXTUUR

Unrecorded Date
war ileen niman yahow hadii kacaanka lasoo qaaday maxaa mareexaan uxanaaqay? mawaxaad isku ogtihiin?

aniga dhacdo dhacday baansheegay ee ma mareexaan baan caayay maxaa qabiilka meesha keenay?

kacaanka soomaali oodhan baa kujirtay maxaa reerka uu kadhashay u xanaaqaan hadii wax lagasheego war waad jirantihiinee isdaa weeya.
dhamaan waxa meesh soo galay mid fahmay kuma jiro waxay aheed in la arko dambiyada illaahey lagagay iyo kuwa kasii daranaa oo kacaanka kadib lagalay.

to> dadkii ay qiiradu qaaday
war dadyahow maxamed siyaad wuxuu galay illahey baa og idinkana maxamed siyaad aakhiro boorka idinkama jafaayo ee ha iska difaacin nin aad wuxuu samayn jiray aadan ogeen, hadii aad ogtihiina oo aad qabiilnimo iskaga difaacay saan waxaan idin oran lahaa munaafaq nimada iska daaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

batuulo

Unrecorded Date
ASALAAMU ALEYKUM WARAHMUTULAAHI WABRAKATU walaala yaal sow kama daashaan qabiil iyo aflagaado waxaa tihiin dadki wadanka wax uqaban lahaa. idnkana sidaanu xaalkiina yahay waa su,aalee kuwa aad sheegeysaan iyo idnka maxaad isdhaantaan.ee ilaahey kabaqo waxaa idiin dabeeya qabri.oo ku hesheeye hadalka .nabad gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macow

Unrecorded Date
To dhagaxtuur; saxiibow dhagaxa aad gameeysid lee computerka lee ha naga jibininlee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Thursday, November 16, 2000 - 12:06 pm
wadaniyad naa waxaa dilo aan wax garaneey siyaad bare asagaa ka danbeeyay burburka soomaaliya adigana waxaa ku doodantahay wadankuu waxu taray
wuxuu wax u taray dadkiisi jaahiliinta ahaa MARIIXAAN IYAGOON WAX AQRIN KARIN OO BAADIYA KAYIMID AYUU WUXUU KADIGAY WASIIRO JAGOOYIINKII IYAGOO SIIYAY XATAA MID INDHALA XATAA WUXUU KADHIGAY WASIIR. SHARMUUTADA KACAANKA KU JIRTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaal shireedle

Saturday, November 18, 2000 - 05:03 pm
jaamac wxaad tahay qof maan gab ah oowixii loo shego qaata isagoo aan ka fiisan wsiirada mareexaanka laba ama 3 kama badneen wxaadse dhagaha lagaga shubay waa jaahil xaqiiqdu saas ma aha waa dadka somali uga qibrad badan iyo aqoon badan adoo kale waan garan wxaa tahay saaqid qurbaha ku warerey